
Waa markale iyo koorsadii laga magac baxday SIDEE BAAN U NOQDAA AQOONYAHAN OO AAN U DHISAA AQOONTEYDA?
Xalqadaan oo ah midii 9-aad ayuu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa xirfadaha qofka aqoonyahanka ah uu u baahan yahay inuu barto.
Ka faaidaysi wacan: