Weedho Dareen Jaceyl

Weligaa Madareemaysid Farxada Ugu Qaalisan ilaa Aad Hesho Qof sidhaba Kuu jecel Maahee

Weligaa Madareemaysid murugada Ugu Xun ilaa Aad Lumiso Qof Sidhaba Kuujecel Maahee

Farxada: Waa astaan uu iska leeyahay jacaylka dhabta ahi waxaad ahaanaysa Ruux farxad kunool markasta oo aad ka agdhawdahay Ruuxa aad jeceshahay .

Dabeecada Diiran : waa Astaan uu iska leeyahay Jacaylka dhabta ahi , waxaa dhacaysa adigoo isleh sidegan uhadal hadana inuu kaatan bato jacaylku , oo aad adeegsato Erayo kulkulul.

Aragtida Aad kaqabto Ruuxa Aad isjeceshihiin Oo Kuu Ah mid Layaableh , Ruuxa Aad jeceshahy Wuxuu Kula Noqonayaa inuu Dadka Kale Waxbadan Dheeryahy Oo Kale , Taas Oo Aad sabab uga Dhigayso Waxa Aad Kujeclaaty , Waa Dareen uu Iska Leeyahy Jacaylka Dhabta ahi .

Murugada: waa Astaan uu iska leeyahay jacaylka dhabta ahi , wakhti kasta oo aad isku dhacdan amaba aad isqabatan Ruuxa aad isjeceshihiin waxaad Dareemaysa Murugo xataa haddii aad tahay ruuxa khaladka galay .

waxaad ogathy oo aad qarinayso waa Astaan uu iska leeyahay jacaylka dhabta ahi , waxaa dhacda badana , waxaad rabto amaba aad dareensanthy inaad iska indho tirto taasna waxa kalifaysa jacaylka.

Qodobadan & kuwa kale oo badanba waa Astaamaha Dareenka kusalaysan jacaylka dhabta ah .

W/Q: Yasin Abdirizak

Check Also

guurka gabdhaha yaryar, odayaasha

Sababaha Ragga Waa Wayn Ay U Jecel Yihiin Guurka Gabdhaha Yaryar

Waxaa jira lammaanayaal badan oo da’a  da’a ahaan aad u kala wayn. Inta badan xiriiradan ninka …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *