Waxyaabaha Laga Baran karo Buugga DIRKII SACMAALLADA ee uu Qoray Axmed Ibraahim Cawaale

Kulanti wanaagsan, ku soo dhowaada barnaamijkii Fikrad & Buug ee soo diyaariyo ustaad Mubaarak Haadi.

Xalqada maanta oo ah tii 36-aad ayuu ustaadku noogu soo gudbinayaa buug la yiraahdo DIRKII SACMAALLADA ee uu qoray Axmed Ibraahim Cawaale wuxuu ka hadlayaa meel kasoo jeedka Soomaalida waa biug taariikhda ah. Buuggani waa midkii ugu horreeyay ee ku qoran Af Somali ee Ustaad mubarak uu nala wadaago.

Buuggani wuxuu ka sheekaynayaa sooyaalkii ilbaxnimo ee Soomaalida, waxyaabihii iyo diimihi ay soomaalidu rumaysnaayeen diinta islaamka ka hor. Waa buug ruuntii aad u qiimo badan.

Check Also

hibo, guul, guusha,

Hibo Keli Ahi Guul Kuuma Horseeddayso, Waxay U Baahan Tahay….

Hibadu waa deeq Alle, laakiin waa sida dhul beereedka oo haddii aan la falin, tacabna …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *