Ma’isweydiisay maalin maxuu guurka u burburaa?
Waxaan kaga bogan karnaa jawaabta dhoor qodobo soo socda taasoo ah maxay tahay arimaha keena inuu guurka burbura
-Gooni isku taaga, in kastoo ay ku wada noolyihii hal meel, hadana waxay u dhaqmaayaan nolol ah inay yihiin dad isku cusub.
-Dhibka ka dhexeeya labada isqabta in ay soo galiyaan qofkale ama in xogtooda oo dhan la ogaado.
-In la hilmaamo munaasabada dhalashada taariikhda guurka iyo munaasabadaha kale ee gaarka ah.
– In uu yaraado ixtiraamka ka dhaxeeya labada isqabta iyo in ay jirto in ay naagtu garan weyso awooda uu leeyahay ninka taasoo rabi ku mateestay.
-In labada dhinacba lays eedeeyo, taasoo sabab u ah dhibaatada ka dhaxeysa labadooda.
-In uu qaado mid ka mid ah labada is qabta mas’uuliyad ka sareysa ama k tan badan.
-In uu jaceylka meesha ka baxo marki uu guurka dhaco ka dib
-In lagu dhawaaqo furiinka ayaa waxay noqotay wax iska sahlan mar walba uu dhaco muran ama ay isaga hor yimaadan arin ka dhaxeysa labada is qabta.
Ma’isweydiisay maalin maxuu guurka u burburaa?
Waxaan kaga bogan karnaa jawaabta dhoor qodobo soo socda in arinka ugu wayn ay tahay bur burka ku yimaada guurka.