Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa muuqaal ka mid ah barnaamijka XUSUUS QOR DHAKHTAR ILKOOD oo ay diyaariso Drs. Hibaaq Buubaal, muuqaalkaan waxa ay dhakhtaraddu kaga hadlaysaa ahmiyadda ay leedahay in labada qof ee saaxiibadda ah ama xidhiidhku ka dhexeeyo ay is fahmaan isku hadafna ay ahaadaan:
Ka faa’iidaysi wacan: