Faaiidooyinka xulbadu ay timaha u leedahay waxaa ka mid ah:
-Borotiinka, nicotinic acids-ka iyo maadada lecithinare ee xulbaddu ay hodanka ku tahay waxay timaha ka xoojiyaan salka taasoo ka hortagta inay si fudud ku go’aan. Sidoo kale miraha xulbada waxaa ku jira maadooyin kale oo timaha koriyo isla markaana daadashada ka ilaaliya.
-Xulbudu timaha ayay dhalaalisaa.
-Waxay u roon tahay tinta qalalan
-Xulbadu waxay dawo ka tahay agoolka (dandruff).
-Xulbadu waxay ka hortagtaa cirrada waqtigeeda kasoo hormarta.
Hadaba Hafza ayaa natusinaysa sida timaha loogu nafaqeeyo xulbad iyo baamiye:
Ka faaidaysi wacan: