Waa markale iyo barnaamijkii aadka loogu bogay ee Cooking With Hafsa iyo qeyb aad u xiiso badan,
Qeybtaan ayay marwo Hafsa inagula wadaagaysaa waxyaabihii dabiiciga ahaa ee hooyooyinka Soomaalida ah ay isku qurxin jireen gaar ahaan xiliga arooskooda.
Daawasho wacan: