Tallaabooyin Subaxaaga Ka Dhigaya Mid Jawi Degan Ku Bilowda

Halkaan maanta waxaan kaga hadlaynaa waxybaabo hadaad samayso nafsadaada ka dhigaaya maalintaas oo dhan maalin farxad leh

  1. Wanaaji isticmaalka wanaagsan ee tamartaada, ma aha waqtigaada oo kaliya:

Waxaa muhiim ah in aad ka fikirto si aad tamarta u isticmaali doontid oo ah in aad awood u leedahay qabashada qaar ka mid ah waqtiyada qaarkood shaqooyin saamayn leh abuura, tusaale ahaan aragtida hal abuurka leh ee inta badan aad uga sarreysa dadyowga kale waxay ku imaanaysaa inaad haysatid fikradahaan subax kasta

Waa inaad joojisaa balamahaada iyo wareysiyadaada, teleefonada iyo warqadaha aad diri lahayd Ma u baahan tahay tamarta sidaas hal abuurka u leh ? Sidaa darteed waa in aad ku shaqayso tamar ku haboon si aad u gaartid ujeedadaada. Tani waa su’aasha ubaahan in la helo jawaabta ku saabsan waxa ay tahay awooda ku haboon in aad subaxdii isticmaashid?? Iswaydii marka hore Waa maxay hawsha ay tahay in la fuliyo ??

2. Diyaar garow habeenka hore: Diyaari shaqooyinka barri aad qaban laheed isla habeenkaas inta aadan seexan 10 daqiiqo guduhood samayso liis aad ku xustay shaqooyinka barri aad qaban laheed

3. Ha furin e-mailadaada ku saabsan shaqada ilaa aad barri subax ku gaarto waqtiga ku haboon . hagaag ,arrintaan waxay ubaahantahay dhiiranaan badan maxaa yeelay haday arrin degdeg ahi jirto waxaad ku heli laheed warka jira warlaliska ama telefoonka sida loo yaqaan

4. Ha furin taleefoonkada subuxi markaad soo kacdid oo haku bilaabin waagaada qabashada taleefonka

5. Ku shaqee qol aan qabow laheen oo diirimaad ah

6. Fariiso kadibna joogso markale , maxa yeelay mararka qaarkood si jirkaada u helo ogsijiin aad ufiican , iska ilaali cudurada xun xun fadhi xumadaada darteed

7. Cun raashin fiican kadib shaqooyinkada adag ,cunista raashinka bmarkaad baahato gaar ahaan markaad shaqo adag kasoo baxdid ,waxaad helaysaa caafimaad iyo raax jirkaada ka imaada

8. Baro dheel aad markasta ciyaari karto adigoo horumar ka samaynaayo ciyaarta laftigeeda si markaas ay kuugu suuragasho inaad ku raaxaystaid waqtiyadaada nasashada aad leedahay

W/Q: Dr. Usama Cismaan

Check Also

qubayska biyaha kulul. hurdada, qubeeska

Qubayska Habeenkii: Biyaha Kulul Iyo Biyaha Qabow, Keebaa Hurdada U Wanaagsan?

Si aan u helno hurdo xasiloon, waxaan tijaabinaa caadooyin kala duwan iyo dawooyin. Qubayska hurdada …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *