Sida La Iskaga Xiro E-mails-ka Faraha Badan Ee Facebook Ka Yimaada

Kawaran hadii facebook uu E-mail kuu soo diro markasta oo qof Messenger kaala soo hadlo, ama qof kugu soo darsado ama faallo (comment) uu ka bixiyo digaalkaaga ama post-gaaga.

Sidaan iskaga xir haddii ay ku dhibeen E-mailada noocaas ah ee tirada badan ee kaaga imaan kara Facebook.

Check Also

sonkorta, mooska, timir,

Waxyaabaha Ugu Wanaagsan Ee Sonkorta Lagu Beddelan Karo

Sonkortu waxa ay ka mid tahay cuntooyinka la aaminsan yahay in ay caafimaadka u daran …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *