Jidhkeena wuxuu leeyahay hab uu si dabiiciya iskaga saaro sunta ku ururta, sumaha kala duwan ee jidhkeena geli karaa waxay uga yimaadaan meelo kala duwan, sida cuntada ay cuno, biyaha, iyo xataa hawada aynu neefsano.
Jidhka ood suntan ka saartaa waxay taageeraysaa shaqada beerka waxaanay jidhka ka caawinaysaa inuu sidiisii isku dheeliga tirnayd ee caadiga ahayd uu ku soo noqdo.
Sidoo kale inad jidhkaaga sunta ka saartaa waxay horumarin doontaa caafimaadkaaga waxaanay aad u yarayn doontaa fursadaha aad ku xanuunsan karto.