Si Aad U Guulaysato Qaladaadkaan Iska Ilaali

Qaladaadka oo la qirtaa waa habka keliya ee la iskaga ilaalin karo in qaladku uu marar badan soo noqdo. Qaar badan oo innaga mid ah ayaa ay dhibaato ku tahay in ay qaladaadkooda qirtaan, waxa aanay taasi caqabad ku noqotaa duruustii ay ka baran lahaayeen iyo ka feejignaanta in qaladkaasi soo noqdo

Travis Bradley ayaa maqaal uu ku qoray shabakadda Quartz ee dalka Maraykanka waxa uu ku sheegay qaladaadka guusha caqabadda ku ah ee uu qofka geeddiga guusha ku jiraa samayn karo, laakiin ay tahay in uu wax ka barto kana feejignaado ku celcelintooda. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:

Check Also

4 Hab Oo Masuul Kasta Uu Ku Kasban Karo Dadka Shaqada Uu Ku Maamulo

In xidhiidh kalsooni ahi uu dhex maro maamulaha iyo shaqaalaha uu la shaqaynayo ama guud …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *