Waa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii cunto karinta, qurxinta iyo nafaqaynta jirka ee Cooking With Hafsa.
Qeybtaan ayay Hafsa Hassan kusoo bandhigaysaa waxyaabo dabiici ah oo jirka dhalaal iyo qurux u siyaadiya.
Waad ka heli doontaan insha Allah, daawasho wacan: