ku soo dhowaada xalqadii labaad ee koorsadii SIDEE BAAN KU NOQDAA AQOONYAHAN?.
Xalqadan waa xalqadii labaad, barnaamijkii aan ugu magac darnay: Dhisidda Aqoon-yahanka. Waxaan si gaara uga soo qaadanaynaa: Maxay ku kala duwan yihiin: Faylasuuf, Mufakir, Aqoon-yahan, Caalim, Daaci iyo Muslix.