Joogteynta makugu adaga tahay? oo mar walba oo aad wax bilowdo dhexda ma uga tagtaa?
Hadaba Muuqaalkaan ayuu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa 5 tallaabo oo muhiim ah in wax la joogteeyo si qofku uu hadafka doonayo inuu gaadho.
Ka faaidaysi wacan: