Khaladaadka Ugu Daran Ee Xilliga Shukaansiga Ama Haasaawaha

Haddaad wiil tahay oo aad gabadh u haasaawe tegayso, waa gabadh uun ha ugu haasaawe tegine, gaari, dhabayl ama qaryad aad ku aamini karto inay noqoto carruurtaada hooyadood u haasaawe tag.

Haddaad tahay gabadh oo aad wiil wakhtigaaga siinayso, waa ina rag uun wakhtigaaga ha u siine, naftaada iyo ubadkaaga nin aad berri ku aamini kartid wakhtigaaga sii. Maanka ku hay in guurku yahay mid ka mida go’aannada ugu adag ee aad qaadanayso inta aad nooshahay.

– Mubarak Hadi

Muuqaalkaan waxa uu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa 3 khalad oo la galo xilliga shukaansiga ama haasaawaha oo ay tahay in la fogaado.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

Check Also

qofka aan ku rabin, xiiso, jaceyl

Calaamadaha Lagu Fahmo Qofka Aan Ku Rabin Ee Aan Wax Xiiso Ah Kuu Hayn

Weli ma dareentay in xiriirkaagu uusan ahayn sidiisii hore, oo kalgacaylkii, xiisihii iyo danayntii ay …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *