
Haka walwalin in aad telefoonkaaga u dhiibto saaxiibkaaga, waayo, waxaad ka hortagi kartaa in uu u gudbo baranaamijyada aadan jecleyn in loo gudbo sida Whatsappkaaga, Fariimahaaga iwm. Waxa aad ka xayiri kartaa barnaamijyada telefoonkaaga oo idil marka laga reebo barnaamijka aad u ogoshahay in uu adeegsado.
Fadlan daawo: