Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar kale iyo barnaamijkii cunto karinta oo ay Nasra Abtidoon nagula wadaagayso muuqaal cusub oo ku saabsan hilib ari si casriyaysan loo diyaarinayo
Daawasho wanaagsan: