Ha Hilaamin Xuska Alle

Ha Hilaamin Xuska Alle

  • Goortii aad gaariga fariisato, suunka xiro,
  • Goortii aad xanuunsato booqo Dhakhtar, qaadana daawada uu kuu qoro,
  • Goortii aad rabto inaad hurdada ka toosto, Alarm ku xiro Saacada ama Mobile-ka
  • Goortii aad waxbaranaysid, Dadaalka iyo aqriska badi
  • Goortii aad hesho Shaqo, si fiican u shaqeyso oo waqtiga shaqada ilaali
  • Goortii qof xiriir Jaceyl idinka dhaxeeyo, Guurso oo Guri yeelo,
  • Goortii Ilmo kuu dhasho, ku farax oo si fiican u Kori
  • Laakiin mar kasta xusuusnow in Alle SWT uu yahay kan wax badbaadiya oo daaweeya, uu hurdada kaa
  • toosiyay, uu kuu aqbalay dadaalkaaga waxbarasho, kuu fududeeyay in aad shaqo hesho, kuna siiyay Awlaad.

Xaqiiqdii waxaad ku socotaa Naxariista, Nimcada iyo Deeqsinimada Eebe. 

Sidaa darteed, Xaq ma aha in aadan Xusin oo ku Xamdi-naqin Alle SWT
Carabkaag bar Xuska Alle

Dheh Alxamdulilaah

Check Also

internet ka iyo maskaxda, teknoolijiyada,

Buugga The Shallows: Sidee Isticmaalka Badan ee Internet ka & Teknoolajiyadu Ay U Saameeyaan Maskaxdeenna?

Buugga ‘The Shallows’ waxa uu sheegayaa in isticmaalka badan ee Internet ka iyo Teknoolajiyada Dhijitaalku …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *