Assalaamu caleykum dhammaantiin, kulanti wacan kusoo dhowaada barnaamijkii Fikrad Iyo Buug ee uu soo diyaariyo islamarka uu soo jeediyo ustaad Mubarak Hadi.
Xalqadaan oo ah middii 31-aad ayuu ustaadku nagula wadaagayaa buug la yiraahdo Mini Habits ee uu qoray qoraa lagu magacaabo Stephen Guise.
Ka faa’idayso wacan: