
Qalabyada muhiimka ah ee ku xiran taleefankaaga waxaa ugu horreeya bateriga, haddii uu hallaabo in taleefankaaga si wanaagsan u shaqeeyo.
Muuqaalkaan waxa uu IM252 kuugu soo gudbinayaa dhowr tallaabo oo laga yaabo inay wax wayn karaan cimriga baterigaaga: