Faa’iidooyinka Cajiibka Ah Ee Muusku Jidhkeenna U Leeyahay

Muusku waa mid kamid ah khudaarta ugu caansan uguna waxtarka badan xaga caafimaadka ee laga helo guud ahaabna caalamka. Haddii aad hore u maqli jirtay in tufaaxu u fiican yahay caafimaadkaaga, imika ku darso Muuska oo aad maalin walba cuntaa wuxuu gabi ahaanba kaa foganayaa dhakhaatiirta. Iyadoo ay ugu wacantahay vitamiinada, macdanaha iyo nafaqooyinka kala duwan ee ku jira muusku wuxuu faa’ido aad u weyn u leeyahay caafimaadka jidhkeena.

Muuqaalkan waxaan kuu sheegi faa’idooyinka ugu weyn ee uu muusku u leeyahay caafimadka jidhkeena.
 

Check Also

Sababaha Calool Ololka keeno & Talooyin Caawinaya Qofka Uu Ku Badan Yahay

Calool ololka waxa uu ka mid yahay dhibaatooyinka caafimaad ee dunida maanta aad caanka uga …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *