fool degdeg ah waa markii hooyadu ay sadaalinaysay foosheeda inay dheertahay oo sidii ay u malaynaysay si aan ahayn ay u timaado fooshu oo markii la qabtay iyo markii cunugga banaanka uu yimaado ay u dhexeyso saacado yar gudahood… Haddii gabadha ugubka ah ama hooyada horay ilmo usoo dhashay marka la qabtay iyo marka ilmuhu banaanka yimid ay u dhexeysay …
Read More »Uurka
Baro Calaamadaha Foosha (Signs Of Labour)
dumarkaa ugubka ee aan horay wax usoo dhalin waxaa laga yaabaa inay foosha runta ah ay ku qaadato mudo ka badan 12 saacadood, halka haweeneyda soo dhashay hal cunug ama ka badan ay ku qaadan karto 12 saacadood ka yar. Calaamadaha foosha waxaa loo kala qeybood oo kala ah fool aan rasmi ahayn iyo fool rasmi ah. Caalamadaha foosha aan …
Read More »Waxtarka Shukulaatada Madow Ay U Leedahay Caafimaadka Hooyada Uurka Leh Iyo Ilmaha Ay Siddo
Cilmibaadhis ay dhowaan sameeyeen xeeldheerayaal ka tirsan jaamacadda Laval ee magaalada Quebec dalka Kanada ayaa daahfurtay in shukulaatada madow oo hore loogu ogaa in uu xaaladda nafsiga ah dejiyo dabeecaddana furfuro uu sidoo kalana raad caafimaad oo togan ku leeyahay caafimaadka hooyada uurka leh iyo ilmaha ay siddo. Cilmibaadhistani waxa ay caddaysay in gabadha oo xilliga uurka cunta shukulaatada guud …
Read More »