Ma jeceshahay wax akhrinta? Si fudud ula soo dag malaayiin buugaag lacag la’aan ah, oo aadku heli karto qaab PDF.
Read More »Technology
Sida La Iskaga Xiro E-mails-ka Faraha Badan Ee Facebook Ka Yimaada
Kawaran hadii facebook uu E-mail kuu soo diro markasta oo qof Messenger kaala soo hadlo, ama qof kugu soo darsado ama faallo (comment) uu ka bixiyo digaalkaaga ama post-gaaga. Sidaan iskaga xir haddii ay ku dhibeen E-mailada noocaas ah ee tirada badan ee kaaga imaan kara Facebook.
Read More »Hababka Aad U Keydsan Karto Oo Dib Ugu Heli Karto Xogtaada Whatsapp-ka
Ma rabtaa inaad keydsato fariimahaaga whatsapp-ka haday yihiin codad, qoraallo, muuqaallo iyo sawirraba oo aad dib u hesho xittaa taleefankaaga uh ka lumo ama mid kale aad u wareegto? Haday jawaabtaadu HAA tahay muuqaalkani waa kaagii ee ka bogasho wacan:
Read More »Farsamooyin Aad Ku Dheerayn Karto Cimriga Bateriga Taleefankaaga Gacanta
Qalabyada muhiimka ah ee ku xiran taleefankaaga waxaa ugu horreeya bateriga, haddii uu hallaabo in taleefankaaga si wanaagsan u shaqeeyo. Muuqaalkaan waxa uu IM252 kuugu soo gudbinayaa dhowr tallaabo oo laga yaabo inay wax wayn karaan cimriga baterigaaga:
Read More »Ma Ogtahay In Facebook Uu Yaqaan Wejigaaga? (ISKA XIR HADDA!!
Facebook waxa uu wajigaaga ka dhex aqoonsan karaa wajiyada kale, waadna iska xiri kartaa si uusan u aqoonsan wajigaaga, Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:
Read More »Ha Lumin Keydka Nambarrada Taleefoonkaaga MARNA!!
Si aad uga hortagto in lambarrada kuugu keydsan taleefoonkaaga ay kaa lumaan, daawo muuqaalkaan ay soo diyaariyeen bahda IM252: Ka faa’idaysi wacan:
Read More »Farsamo Aad Dib Ugu Heli Karto Sawiradaada Xittaa Hadii Uu Kaa Lumo Taleefoonkaaga
Ma ka walwal qabtaa inaad sawiradaada iyo muuqaalladaada dib u hesho weyso haddi uu kaa lumo ama kaa cilladoobo taleefoonkaaga? Daawo muuqaalkan oo baro qaab fudud oo aad ku heli karto keyd aan buuxsamayn oo lacag la’aan ah:
Read More »Baro 5 Meelood Oo Aad Ka Qarsan Karto Whatsapp-kaaga
Whatsapp-kaaga waxa uu leeyahay qeyn loogu talo galay inaad waxa qarsato. Muuqaalkaan waxaan kuugu sheegi doonaa 5 waxyaabood oo aad qarsan karto. Daawasho wacan:
Read More »New WhatsApp feature allows users to delete sent messages
WhatsApp has rolled out a new feature that allows users to delete text messages sent out erroneously to the wrong recipient or chat group. “Deleting messages for everyone allows you to delete specific messages you have sent to either a group or an individual chat. This is particularly useful if you sent a message to the wrong chat or if …
Read More »Google’s new headphones translate foreign languages in real time
Google has built a pair of headphones that can translate foreign languages in real time. The Pixel Buds are like a real-world equivalent of the Babel fish, the famous fictional creature from The Hitchhiker’s Guide to the Galaxy. They both translate and enable you to speak in foreign languages, and worked incredibly impressively in a demo at Google’s launch event …
Read More »Talooyin Kaa Caawinaya Inaad Yareyso Lacagta Internet-ka Ee talefankaagu Isticmaalo
Wargeyska Caanka ah ee Star oo ka soo baxa dalka Turkiga ayaa dhowaan qoray talooyin ku jihaysan qof kasta oo ay dhibaato ka haysato dhammaanshaha dhaqsaha ah ee lacagta uu ku shubto adeegsiga Internet ka ee talefankiisa gacanta uu ka gelayo. Talooyinkan waxa ay qofka u tilmaamayaan tallaabooyin fudud oo qofka qaadaa uu ka badbaadin karo mushkiladdan waxa aanay kala …
Read More »5 Qodob Oo Computer-kaaga Ka dhigaya Secure
Tilmaamaha soo socodo waa kuwo kaa caawin karo in Computer-kaaga uu ka badbaado Viruses iyo Wixii lamid ah: 1. Firewall-ka hakuu Shidnaado: Firewall waa Barnaamij kaa caawinaya inuu computer-kaada kuu badbaado oo uu ka badbaado soo galitaanka aan sharciyeeysneen tusaale hadii aad ku xirantahay Internet-ka oo uu firewall-ka kaa dansayahay si fudud ayaa loo gali karaa Computer-kaaga oo files-ka ku …
Read More »Adeega Mybridge Ee iPhone Waa Macalin Horumariya Aqoonta Iyo Xirfadda Dadka Ku Shaqeeya Tiknoolajiyadda
Haddii aad u haysatay in talefankaaga casriga ah shaqadiisu ay ku kooban tahay xidhiidhka degdegga ah, isticmaalka internet ka iyo bar-kulannada bulshada, sawir qaadista, wax-ka-beddelka sawirrada iyo ciyaaraha lagu maararroobo, waxaa hubaal ah in u baahantahay in dib aad ugu noqoto fahamkaaga arrintan la xidhiidha, waayo talefannada casriga ah waxaa ku jira adeegyo waxbarasho waxtar leh laga helo oo qaarkood …
Read More »Si Aan Xogtaada Gaarka Ah Looga Helin Facebook Waa Inaad Si Degdeg Ah U Masaxdaa Macluumaadkaan
Facebook waxaa lagu tiriyaa in uu yahay masraxa bulsho ee ugu weyn ee ay ku xidhiidhaan kuna kulmaan dadka ugu badani. Sida aynu in badan aragnayna marka Koonto gaar ah laga samaysanayo waxa uu qof kasta weydiiyaa macluumaad iyo xog shakhsi ah, oo in uu ka jawaabaa aanay lagama maarmaan u ahayn samaysashada xisaabtiiga/Koontadiisa gaarka ah, laakiin haddana dadka isticmaalaa …
Read More »Sida WhatsApp Loogu Isticmaali Karo Computer-ka
Adeegga sheekada iyo isu dirista sawirrada caanka ku ah ee WhatsApp waxa uu si rasmi ah u dhaqan geliyey barnaamij cusub oo u suurtogelinaya, in WhatsApp uu ku shaqeeyo Windows ka iyo barnaamijyada kale ee ay ka mid yihiin Mac Os, arrintaas oo muddo dheer dadka aadka u isticmaala WhatsApp ku ay sugayeen. Sida lagu sheegay warkan oo aynu ka soo …
Read More »