Parenting

5 Waxyaabood Oo Haboon Inaad Ilmahaaga Ku Korisid

Ilmahaagu wuxu zaaid kugu baahanyahey marku yaryahay, waa marka bari laheed asaasiga nolosha. La sheekeyso: Ilmahaga oo aad la sheekeysata waxey ku sahlaysa iney saaxiib kula noqdaan oo aanay waxba ka qarin. Hadaad markasta aad is aragtan sheekadiinu tahay iskuul aad, seexo, iyo amar ku jira hadalkaga oo dhan. Ilmuhu wuxu dareemaya kalsooni daro oo inaadan aaminsanayn ayuu dareemi, iska …

Read More »

Si Aad U Dhisto Tarbiyada Caruurtaada Fuli 10-kaan Qodob

tarbiyada caruurtaada, ubadka. ilmaha,caruur,waalidka

Marka laga hadlayo in la hagaajiyo ama la toosiyo hab dhaqanka caruurta waxa lagama maarmaan ah in la maro habab ama dariiqooyinka lagu gaadhi karo sidii caruurtu u noqon lahayd qaar akhlaaq ahaan iyo aqoon ahaanba u dhisan. Hadaba si aad u gaadho guulo kamid ah tarbiyaynta caruurta waxa aad fulisaa qodobadan hoos ku qoran. 1. ilaa uu ilmahaagu  10-jirsanayo …

Read More »

10 Qodob Oo Aad Ku Kasban Karto Jaceylka Ubadkaaga

Waxaa jirta in la yiraahdo qofkas waa caasi waalid micnaha ma xushmeyo sificama ulama dhaqmo labadi dhashay ama midkod badana aabaha. Taasi waxa ay sabab u noqon kartaa in u xumado xiriirki ka dhaxeyay walidka iyo wuxu dhalay laakiin Somali hadaynu nahay waxaan mar walba dusha ka saarna ubadka la dhalay in ay iyagu xunyihiin. Dib u raacid hadi la …

Read More »

Barbaarinta Carruurta WQ: Dr Ahmed Isse Mohamud (xiin)

barbaarinta carruurta ubadka qoyska

Barbaarinta carruurta. Waa maxay barbaarin? Barbaarintu waa in shay si tartiib tartiib ah loo kordhiyo (badiyo) illaa la gaarsiiyo dhammaystirnaan ( heerka ugu sarreeya). Haddaan ka eegno dhanka barbaarinta ubadka waa in ilmaha saddex meelood oo go’aaminaya hab_dhaqankiisa si isu dheelli tiran looga koriyo illaa meesha ugu sarraysa ee suura gala la gaarsiinayo; 1. Waa in laga koriyaa ilmaha jirka …

Read More »

Hab Buu Ubadku Tabayaa W/Q : ladna Rashiid

Korinta ubadku waa mid kamid ah masuuliyadaha ugu adag ee inala so darsi kara. Sidaas ay tahay hadana waa masuuliyad cid kasta wax dhashaa is aragto uun iyadoo madaxa ku qaaday iyadoon wax tababar ah ama khibrad ah na loo lahayn.inta badan dadku markay wax dhalaan waxay tixraacan qaabki iyaga loo koriyay. Marar badan waxa dhacda in waalidka ilmaha dhalay …

Read More »

Waxyaabaha horseedi kara in ilmahaagu guul ka gaadho tacliinta?

Waalid weliba waxaa uu jecel yahay in ilmihiisu noqdo mid aad ugu fiican tacliinta. Mar kasta oo ilmuhu guul ka gaadho waxbarashadana waxaa uu waalidku dareemaa farxad aan lasoo koobi karin. Jidka dheer ee loo maro tacliintu waa mid u baahan dadaal iyo dulqaad badan.Waa mid u baahan iskaashi dhexmara waalidka iyo ilmihiisa, macalimiinta iyo guud ahaan dugsiga uu ilmuhu …

Read More »