Caruur barbaarintu waa xirfad ay waaliddiintu is dheer yahiin. Sida xirfadaha kale oo dhan, qofkii barta barbaarinta hagaagsan ee caruurta, waxaa inta badan laga gartaa caruurta uu tarbiyeeyay. Waayo xigmad caan ah ayaa oranaysa: “Qof waxuu bixiyaa, waxuu hayo!”. Sidee ayuu waalid ilmahiisa si wanaagsan ugu barbaarin karaa, hadii aanu ogayn ama aqoon waajibka saran? Caruur badan ayaa maanta ku …
Read More »Parenting
QURUXDA QOYSKA: Astaamaha Waalidka Wanaagsan
Caruurtu waa quruxda lamaanaha isguursaday, lamaane kasta waxa ay jecel yihiin inay arkaan caruurtooda, ubadku iyo xooluhuba waa qurux ka mid ah quruxda aduunka taal. Ubadku waa quruxda qoyska. Ubadku waxa ay u baahan yihiin barbarbaarin wanaagsan, sida in lagu barbaariyo diin iyo dhaqan wanaagsan. Barbaarinta caruurta waxay ka mid tahay hagaajinta bulshada iyo qaranka, hadii aad caruurtaada si wanaagsan …
Read More »QURUXDA QOYSKA: Fadlan Aabo Jooji Qaadka
Quruxda Qoyska waa filimo taxane ah oo wacyigelin ah oo ay kooxda Samo ugu talo galeen waalidiinta soomaaliyeed. Ka bogasho wacan:
Read More »10 Qodob Oo Kaa Caawinaya Inaad Caruurtaada Ka Dhisto Dhanka Maskaxda
Ilaahay ayaa mahad iska leh, nabi Muxamedna nabad galiyo iyo naxariis korkiisa haa ahaato. Waxaad maalmahan moodaa in ciyaalkii Muslimiinta la dhahay cuna, cabba oo seexda, waxay la midtahay fulaynimo oo waxay noqonayaan kuwo bas ka cararaya xabada!!! Caajislow aan damiir lahayn, dadaal lahayn, mashaqeyste ah, ku nool dadka kale xoolahooda, dhaca dadka kale, aan aqoonin xalaasha iyo xaaraanta, aan …
Read More »Sidee Loo Hagaajin Karaa Qoyska?
Sida la wada ogsoon yahay bulshadu waxa ay ka kooban tahay qoysas, qoysaskuna waa afraad ka kooban waalid iyo ubadkooda. Haddaba wanaaga ama xumaanta ay bulsho leedahay waxa u sees ah qoysaska ay ka koobantahay. Taas macnaheedu waxa weeyaan hadii qoysaska bulsho ka kooban tahay wanaagsanaadaan waxa hubaal ah in bulshadaasi horumar ilbaxnimo ku dheehan tahay gaadhayso, sidoo kale hadii …
Read More »Tarbiyada Caruurta Iyo Horumarinta Caafimaadkooda Guud
Ma ogtahay in hadii caruurta oo hurudda la qaado si joogta ah habeen walba ay ka qaado sas iyo hadar ay gaadhaan hadhaw inay kacaan ama had hadlaan iyagoo hurda sidaa darteed ka ilaali marka hore in ilmuhu seexdo meel aan ahayn meeshii uu seexan jiray ee caadiga ahayd. Ma ogtahay in hadii ilmaha lasiiyo cunto isagoo kayar 4 bilood …
Read More »Si Aad U Dhisto Kalsoonida Caruurtaada, Fuli Tallaabooyinkaan
Qodobadan hoose waxa ay suuragalin karaan in uu ilmahaaga yari noqdo mid naftiisa ku kalsoon oo mustaqbalkiisa si hagaagsan ugu hore marsanan karo, dhamaan Qodobadanna waa kuwa adiga waalidka ah lagaa doonayo in aad ilmaha usameyso ilmuhuna uu ugu guuleysto, 1-ilmahaaga ku amaan caruurta kale hortooda 2-ha uhorseedin in uu naftiisa dhaliilo 3- ku dheh fadlan 4-sidii ilmo ula dhaqan …
Read More »4 Astaamood Oo Lagu Yaqaan Waalidka Wanaagsan
Waxay ogyihiin waqtiyada ay ubadkooda la qaadanayaan nolosha: Waalidka wanaagsan waxa uu ka fikiraa goorta uu ubadkooda la qaadanaayo waqtiga, si kasta oo uu waqtigu u dhaafaba, waxaanay ka warwaraan mar kasta oo ubadkoodu sii koraan sida uu waqtiga ula sii qaadan lahaa, iyaga oo cuntada meel kula cuna, isla markaana daryeela marka ay qaan gaadhaan baahiyaadkooda nololeed. Ma fududa …
Read More »Tarbiyada Caruurta Iyo Guriga
Asalamu Caleykum Dhamaan, Maanta halkan waxaan ku soo qaadanayaa mawduuc muhiim u ah nolosheena dhamaan, kaas oo ah tarbiyada ubadka iyo Guriga, sidaa wada ognahayba, halka u horeysa ee ubadku ka helo tarbiyada waa qoyska gudihiisa iyo aqalka, hadba sida ay tahay akhlaaqda aqalka taalaa ayuunbuu ilmuhu dibada ula soo baxaa,. Sida diinteena Islaamka ahi ee qiimaha lihi ina fareyso …
Read More »Astaamaha Lagu Garto Aabaha Wanaagsan
Ku dadaal in qeybo badan oo ka mid ah qoraalkan aad ku sifoowdo Insha Allaah,Waxa hubaal ah in markaas aad tahay aabe wanaagsan 1) Waxaa lagu yaqan inuu yahay qof Ilaahay kabaqa, Rasuulkiisana raaca. 2) Wuxuu aad uga warqabaa baahida reerkiisa: xagga diinta, maalka, ama mooraalka. 3) Xaaskiisu way ku faraxdaa marka uu guriga soo galo. 4) Waa kan dhisa culuumta …
Read More »12 Qodob Oo Aad Ku Dhisi Karto Tarbiyada Caruurtaada
Mawduucan waxaan doonayaa in aan kaga hadlo wixii alle iga garansiiyo bal sida ugu fiican ee aynu caruurta u tarbiyadayn karno. Waxaa mawduucan igu kalifay markii aan arkay hooyooyin badan oo ubadkii ay dhaleen caayaaya, dadka ku diraaya, xakhalaaqdiisa aan ka warhayn. Yaa marka hore ka mus’uul ah tarbiyada caruurta? Waxaa si toos ah uga masuul ah tarbiyada caruurta qofkii …
Read More »Hababka Ugu Haboon Ee Barbaarinta Caruurta Qurbaha Ku Dhashay
Maqaalkani wuxuu guud ahaan ku socdaa soomaalida ku nool qurbaha iyo guud ahaan qoysaska soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Ubadkeena ku dhashay ama ku koray qurbuhu waxay ku jiraan ubadka ugu badan ee la daba galo iyadoo lagu dhaleecaynayo nidaam xumo iyo in ayna aqoon qaabka loola noolaado dadka kale. Waxbadan oo la inagu sheegaa waa run oo waalidka …
Read More »10 Arrimood Oo Ilmaha Dabeecad Xumo Ku Rida Sababna U Noqda Inay Halaabaan
Ilmahaaga marna ha caynin!.. Adiga oo ku tilmaamayo tilmaamo xayawaan!..sida dameer baad tahay!.eey batahay!..doofaar baad tahay! ama in aad tiraahdo maalinta aad dhalay maalin kheir ah ma aysan aheyn waad inkaaran tahay!.. Marna ha bahdilin hana ihaanaynin!.. Adiga oo ka duulayo wax yaabo ka maqan ama wax’yaabo uu ku xunyahay!..tusaalo ahaan in aad tiraahdo waa habaaran tahay!..been’loow baad tahay!..waad fool …
Read More »7 Waxyaabood Oo Qiima Badan Oo Ay Tahay Inaad Barto Caruurtaada
Inaad Caruurtaada barto waxa saxda ah waa mas’uuliyad gaar ah oo saaran waalidiinta. Hadaba waa kuwan waxyaabaha aad u baahantahay inaad caruurtaada barto. 1) Bar ilmahaaga Deeqsinimada iyo caawimaada. Caruurtu waxa ay noqon karaan kuwa deeqsi ah ama caawimaad badan hadii la baro xiliga ay yaryaryihiin. Dhankale hadii ilamahaagu ku arko adigo deeqsi ah misana dadka caawinaya waxaa hubaal ah …
Read More »Doorka Waalidka Iyo Waxbarashada Caruurta
Maqaalkan waxaan ku soo qaadan doonaa kaalinta waalidka ee waxbarashada caruurta iyo qodob muhiim ah oo ku saabsan doorka waalidka ee ubadka. Waxbarashadu waa aas-aaska horumarka iyo nolosha taas oo uu qof kasta u baahan yahay inuu helo waxbarasho, waxaanay lagama maar maan u tahay nolosha iyo horumarka qofkasta iyo bulsho kasta, Horumarkuna waxa uu ku xidhan yahay heerka aqooneed …
Read More »