Dhibaatooyinka ugu badan ee ay la kulmaan dadka barbaarinta iyo korinta carruurta ku hawlani waa dhaqanka ah cawaanadadda ama u xoog-sheegashada ay carruurta qaar kula kacaan carruurta kale ee facooda ah ee ka itaalka yar. Maadaama oo uu dhaqankani dhibaatooyin caafimaad darro oo khatar badan ku keeno ilmahana waxa dunida ka socda ololeyaal xooggan oo dhaqankan lagu tirtirayo; kaas oo …
Read More »Parenting
Sidee Loola Dhaqmaa Caruurta Madaxa Adag?
Canaadka iyo madax adaygu maahan wax ilmuhu ku dhasho, sida ay hooyooyinka qaarkood uqaataan, laakiin isbedel nafsiyaded ee ilmaha lagu arko, kadib dhaqamo khaldan oo barbaarineed ee lagula kacay ilmaha. Ilmaha madax adayga lagu arko waa kuwa caqliga badan isla markaasna leh shakhsiyada fiican. Sababaha keena madax adayga: -wuxuu rabaa ilmuhu inuu sugo shakhsiyadiisa, wuxuuna bixinayaa amaradiisa. -waalidka oo soo dhexgala …
Read More »Carruurtaada Ha ka Qarin Xaaladda Dhaqaale Ee Qoyska Laakiin Ha U Sheegin Dakhligaaga!!
Hamsata Yuunis oo ah lataliye dhinaca Barbaarinta Carruurta ah ayaa waraysi ay siisay shabakadda Almiidaan waxa ay ku sheegtay in ay habboon tahay in waalidku aanu carruurtiisa ka qarin xaaladda dhaqaale ee qoyska. Waa in waalidku uu Carruurta uu u caddeeya xaaladda guud ee dhaqaale iyo duruufaha ku xeeran ee aan laga gudbi karin, sidaas awgeed ay waajib tahay in …
Read More »4-ta Nooc ee Waalidiinta iyo Saamaynta Barbaarintooda!
Waxa uu la xidhiidha mawduucani kasmo nafeedka ubadka iyo Barbaarintooda (Child and Parenting Psychology) taas oo ay muhiim tahay in ay waalidiintu ku kobciyaan aqoonta barbaarineed, si ay inoogu soo baxaan ubad wanaagsan oo mustaqbal qurux badan yeesha. Waxa la ogaaday, in habka barbaarinta ee waalidku u maro in uu ilmihiisa ku koriyo; ay saamayn ku yeelato Bulshada oo dhan, …
Read More »Sidee ayaa ilmahaaga u bari kartaa ilaalinta sirta guriga?
Hordhac wanaagsan bay noqon jaallayaal inaan idiin sheego qoraalkan soo socda in uu qaadaadhigi doono habka ilmuhu u dhowri karo waxyaalaha idiin gaarka ah, arrimaha gurigana uusan ugu gudbin dad idinka fog. Dhowrista siraha gurigu waa qodob tarbiyadeed muhiim ah si ilmahaagu sabab ugu noqon sirtu gurigaaga dibadda ugu baxdo. Qoraalkaan waxaan rabaa inaan kugu soo gudbiyo inaad adigu [waalidow] …
Read More »5 Mistakes Parents Make When Dealing With Children
By: Grandma Jeddah Source: MuslimVillage We can all probably spurt out a list of mistakes our parents made with us when we were young. For some reason, faults are often more memorable and vivid than the numerous sacrifices our parents made for us. Even though as parents we will make mistakes now and then when raising our children, it’s helpful to …
Read More »4 Arrimood oo Caruurta Nafsi ahaan u Dhaawaca
Marar badan waxaa dhacda inuu dhaawac ilmahaaga jidh ahaan usoo gaadho, deetana aad la tacaasho, wixii aad ka badin kari weydana aad isbitalka ula cararto si wax looga qabto, Laakiin waxaa jira dhaawacyo faro badan oo ilmaha nafsi ahaan usoo gaadha ishuna ayna qaban, Marar badan ay dhici karayso inuu kasoo gaadho barbaariyayaashiisa sida waalidkiisa, ehelkiisa ku xeeran iyo macalimiintiisa, …
Read More »Ubadkaagu Way Kuu Ekaanayaan
Kusoo dhawaada barnaamijka Xusuus qor dhakhtar ilkood ee ay soo diyaariyo Drs. Hibaaq Buubaal, qeybtaan ayay dhakhtaradu fariin ugu diraysaa waalid kasta. Daawasho wacan:
Read More »Barbaarinta San Iyo Rabaynta Suuban ee Ubadka
Laga Soo Bilaalbo Markii Alla Uu Doonay Uumista Aadamaha Ee Uu Abuuray Aabeheen Aadam Isagoo Ka Abuuray Carrada Hooyadeen Xawaana Ka Buuray Fadhisii Si Uu Ugu Dego Una Dugsado. Intaa Ka Gadaal Alla Waxa Uu Ka Abuuray Labadoodii Ubad Rag Iyo Dumarba Leh Ubadkaana Ka Yeelay Kuwa Arlada Fac Ka Fac Isga Danbeeya. Fackastoo Soo Koraya Waxay Xaq U Leeyihiin …
Read More »Talooyin Ku Saabsan Tababarka Tuunjiga Ee Caruurta
Waalidiin badan ayaa u hammuun qaba inay arkaan ilmahooda oo garaay isticmaalka tuunjiga iyo musqusha taasoo muujisa inuu gaaray heer korniin oo muhiim ah. Tani waxay yareysaa howshii iyo kharashkii dhaybarka ama xafaayada. Mudo intee le’eg ayay ku qaadan kartaa in ilmuhu barto tuunjiga? Caruurta qaarkood maalmo ayay ku bartaan isticmaalka tuuniga halka qaar kalena ay ku qaadan karto bilo. …
Read More »Fariin Muhiim ah
Wiil: Aabe, Shaqada ha aadin maalin kasta. Waqti ila qaado aniga Aabe: Wiilkeygi qaaliga ah, haddii aanan shaqada aadin maalin kasta, yaa kuu soo iibinaya alaabo aad ku ciyaarto? Wiilkiisi: Ha aadin maalin kasta laakiin aad Jimce ka Jimce Aabe: Wiilkeygi, haddii aan shaqada aado keliya maalmaha Jimcaha ah, way iga ceyrinayaan shaqada Wiilkiisi: Laakiin Aabe, waxaad aadaa Musaajidka …
Read More »Cunto U Fiican Ilmaha
Sida caadada ah sanad kasta xiligaan oo kale waxa ardayda dalalka reer galbeedka ay dugsiyada waxbarashada ku noqdaan bisha September kadib fasaxa xagaaga oo ku dhawaad ardaydu 3 bilood ay ka fadhiyeen waxbarashada, Sidaa awgeed Hafza Hassan ayaa natusinaysaa cunto u fiican ilmaha iskuulka aadaya, waalidkana u fudud. Ilmaha inta badan waxay xiiseeyaan rootiga cuntada la dhex geliyo ee loo …
Read More »Psychology-ga Dabeecadaha Caruurta Wax ka Ogow
1. Haddii ilmahaagu uusan xushmayn dareenka dadka kale, taasi waxaa ugu wacan halki aad la hadli lahayd ilmahaaga ayaad siisaa amar xukun ah 2. Haddii ilmahaaga ay hayso kalsooni darro, sababtoo ah waxaad waanisaa in ka badan inti aad dhiirigelin lahayd 3. Haddii ilmahaagu yahay mid wax sarin badan, sababtoo ah waxay aaminsan yihiin in aad ku qarxinayso oo qeylo …
Read More »Sidee Caruurta Loo Jeclaysiin Karaa Wax Akhriska?
Islaamku wuxuu siiyay wax akhriska muhiimad wayn oo shantii aayadood ee ugu horeeyay Qur’aanka labo ka mida waxay ka hadlayeen akhriska. Wax akhrintu waa waxa ugu weyn oo uu qofku ku korin karo maskaxdiisa. Qof wax akhriyaana waxa uu noqdaa mid ka heer sarreeya midka aan waxba akhrin waayo waxa uu helaa fekrado cusub oo laga yaabo in ay wax …
Read More »Sidee Caruurtaada Uga Ilaalin Kartaa Inay Beenta Bartaan?
Beenta ayaa ah wax xun, waana mid ka mida waxyaabaha mushkiladaha ka dhex abuura caruurta iyo Waalidka, taasi oo keenta in si aad ah uga warwaraan waalidiinta aayaha caruurtooda, Ka hadalka arintaana waa mid la doonayo in aad wanaaisid la dhaqanka Ilmahaaga. Beenta oo ah Caado Xun ayaa Canuga waxaa laga yaabaa in uu caado ka dhigto hadii uu joogteey, …
Read More »