Parenting

Si Aad U Dhisto Maskaxda Ilmahaaga, Ku Dedaal Qodobadan

maskaxda ilmaha, caqliga caruurta,

Xilliga ugu badan ee maskaxda ilmuhu kortaa waa Afarta sano ee ugu horreeya cimrigiisa. Marka la is barbar dhigo koritaanka maskaxda ee 4 sano ee u horreeya iyo inta ay maskaxdu korto inta hadhay ee nolosha qofka waxa ay khubarada caafimaadku caddeeyeen in Afartaa sano ay korto boqolkiiba 50, boqolkiiba 50 ka hadhayna ay korto inta hadhay ee cimriga qofka. …

Read More »

Ficillada iyo Hadallada Sababa In Ilmuhu Quus Iyo Niyad Xumo Ku Barbaaro

waalidka ilmaha,

Waalidnimadu waa nafhurid iyo daryeel, inta badanna waalidku waa uu ka soo baxaa kaalintaas, isaga oo marmarka qaarkood aan dareensanaynba in uu waajibkaas gudanayo. Laakiin duruufaha nololeed ee qofka ku xeeran iyo waayaha adduun waxa ay marar badan keenaan in xaaladaha nafsiga ah ee waalidku marayaa ay sababaan in uu hoos uga dhaco kaalinta waalidnimada fiican ee laga filayey. Waxa …

Read More »

Da’du Saamayn Ma Ku Yeelan Kartaa Barashada Afka Qalaad?

barashada afka qalaad, luuqada

‘Haddii aad doonayso in naxwahaaga afka ingiriisigu uu u saxnaado sida dadka u dhashay, waxaa qasab noqonaysa in aad barashada afka ku bilowdo da’da 10 jirka’. Sidaas waxaa caddeeyey cilmibaadhayaal muddo daraasad ku waday raadka ay da’du ku yeelan karto Barashada afka Ingiriisiga. ‘Qofku afka si xirfad sare leh waa uu u sii baran karaa illaa inta uu gaadhayo da’da …

Read More »

Talooyin Muhiim U Ah Barbaarinta Ubadka

waalidka ubadka, waxbarashada caruurta

Waalidiintu waxa ay ka siman yihiin jacaylka ay u qabaan in ay ilmahooda ka ilaaliyaan in uu waajaho dhammaan caqabadaha nolosha, xitaa waxa ay gaadhaa in qaarkood ay diidaan in uu caqabad kala kulmo ka shaqaynta waajibaadka dugsiga, sidaa awgeed waa ay ka caawiyaan ama iyagu uga shaqeeyaanba. Laakiin waa qalad, waxa aanay khubarada cilminafsiga carruurtu aaminsan yihiin in caawinta …

Read More »

8 Hab Oo Waalidku Ilmihiisa Uga Caawin Karo Inuu Nolosha Ka Gaadho Guul Iyo Horumar

waalidka, guusha ilmaha, waxbarashada,

Aabo kastaa waxa uu jecelyahay in uu ubadkiisu ay noqdaan kuwo ka badbaada mushkiladaha adduun ee kala duwan, isla markaana waxbarashada kaalin sare ka gaadho, isla markaana mustaqbalkiisu uu noqdo mid if iyo aakhiraba uu guul ku gaadho. Qormadan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay wargeyska The Independent ee ka soo baxa carriga Ingiriiska, ayaa eegaysa talada iyo tilmaamaha …

Read More »

Barbaarinta San: Su’aalo Ay Tahay In Aad Ilmahaaga Maalin Kasta Weydiiso

babaarinta caruurta, ubadka

Korniinka ilmuhu waxa ay u baahantahay aqoon, shaqo iyo feejinaan badan, maadaama oo duruufaha uu yaraantiisa la noolyahay iyo deegaanka ku xeerani ay yihiin kuwa jaangoynaya qofka uu mustaqbalka noqonayo. Waalidku waa inuu maalin kasta ilmaha siiyo waqti yar oo uu la sheekeysto, isaga oo weydiinaya su’aalo la xidhiidha nolol maalmeedkiisa. Su’aalahaasi waxa ay ilmaha ku abuurayaan, kalsooni, iyo dareen …

Read More »

Sidee Loo Xalliyaa Xinfiltanka Walaalaha Iyo Loolanka Joogtada Ah ee U Dhexeeya

Caruurta walaalaha ah, loolanka

Xinflitanka iyo loollanka u dhexeeya carruurta walaalaha ah oo marar badan gaadha in ay gacanta ka wada hadlaan, waa mid aan dhammaad lahayn. Mararka qaarkood waxaa dhacaysa in ay ku sigtaan in wax kastaa uu khilaaf ka dhex abuuro, waaba suurtagal haddii uu fahmayo in uu midkood isaga oo walaalkiisa kale ka ashkatoonaya odhan lahaa, “Waxa uu neefsanayaa hawada aan …

Read More »

8 Tallaabo Oo Ilmahaaga Ka Dhigi Kara Mid Mustaqbalka Masuuliyadiisa Kasoo Baxa

mustaqbalka caruurta- ubadka

Waxa muhiim ah in aynu mar walba ogaanno in korinta ilmuhu aanay ahayn keliya mid jidheed ee ay ugu muhiimsan tahay ilmaha oo loo diyaariyo in uu mustaqbalka qaadi karo masuuliyad xitaa isaga oo da’ yar. Haddaba haddii aad jeclaan lahayd in ilmahaagu noqdo mid masuuliyaddiisa qaadan kara isla markaana noqda mid naftiisa ku tiirsanaan kara waxa aad raacdaa talooyinka …

Read More »

Digtooni La’aanta Iyo fudeydka Badan Ee Caruurta

caruurta fudeydka badan,

Digtooni la’aan iyo firfircoonida badan ADHD waa xaalad joogta ah oo saameysa malaayiin caruur ah. ADHD waxey isugu jirtaa dhiibaatooyin si joogta ah isku raaca sida feejignaan la’aan soo noqnoqota, firfircooni xad dhaaf ah iyo waxqabasho degdeg ah. Caruurta qaba ADHD waxaa la dersa kalsooni la’aan, xiriirka oo ka xumaada iyo wax barshada oo ay ku dhacaan. Astaamaha qaar waxey …

Read More »

Koritaanka Caruurta: Heerarka Dhererka Iyo Miisaanka Saxda Ku Ah

Koritaanka caruurta, miisaanka caruurta, ilmaha,

Hooyo kastaa waxa ay u heellan tahay in ilmaheedu uu gaadho heerka dabiiciga ah, caafimaad ahaanna ku habboon koritaanka caruurta, sida miisaanka saxda iyo in dhererkiisu noqdo mid si sax ah u socda, sidoo kale waxa ay waxa a jeceshay in ilmaheedu uu carruurta kale ka maskax iyo firfircooni badnaado, kagana fiicnaado waxbarashada, laakiin haddana inta badan waxa ay mooggan …

Read More »

Caruurta Ay Luuqadda Ka Cilladaysan Tahay & Sida Guriga Loogu Daryeelo

Luuqadda cilladaysan, caruurta, shigshiga,

Dadka qaba luuqadda cilladaysan waxaa dhib ku ah iney ismuujiyaan iyo iney fahmaan waxa dadka kale ay dhahayaan, cilladdaan waa mid ka duwan dhibaatooyinka la xiriira hadalka iyo maqalka. Xaaladdaan waxey ku badan tahay caruurta, waxeyna ku sii badan tahay 10 ilaa 15 boqolkiiba caruurta ay da’doodu ka yar tahay 3 sano. Hasa yeeshee luqadda ayaa u soo hagaagta marka …

Read More »

How To Get Your Children To Love Reading?

reading child, reading habit,

Cultivating a love of reading in your child can be a fulfilling and enjoyable process. Here are several strategies that can help: 1. Create a Reading-Friendly Environment Access to Books: Make sure your home has a variety of books that are easily accessible. Create a cozy reading nook with comfortable seating and good lighting. Regular Library Visits: Take your child …

Read More »

Faa’iidooyinka Akhrisku U Leeyahay Carruurta

Caadaysiga akhrisku waxa uu leeyahay faa’iidooyin caafimaad oo dhinaca nafsadda iyo maskaxda ah, waxa aanu kobciyaa aqoonta, fahamka, maskax furnaanta iyo il-dheeraanta qofka. Sidaas awgeed ma jirto dabeecad ka fiican in waalidku uu ilmihiisu inta uu yar yahay ku barbaariyo wax akhriska. Xeeldheereyaashu waxa ay sheegayaan in wax akhriska uu ilmuhu ka helo faa’iidooyin caafimaad oo ay ka mid yihiin: …

Read More »