Nolol Wanaag

Proven Health Benefits Of Morning Walk

morning walk,

Morning walking offers numerous health benefits, ranging from physical to mental well-being. Here are some of the key advantages: Physical Health Benefits Improves Cardiovascular Health: Walking regularly strengthens the heart and improves circulation, reducing the risk of heart disease and stroke. Aids in Weight Management: Morning walks can help burn calories and boost metabolism, aiding in weight loss and weight …

Read More »

5 Arrimood Oo Dadka Guulaysta Ay Sameeyaan Maalin Kasta

guul, guusha, dadka

Cilmi baadhe Mareykan ah oo lagu magacaabo Tom Corley ayaa muddo sannado ah baadhitaanno ku samaynayay waxyaabaha muhiimka ah ee ay ku kala duwan yihiin shakhsiyaadka dadka maalqabeenka ah iyo dadka kale, baadhis dhinacyo badan ah. Meelaha ay sida gaarka ah hoosta uga xariiqday waxaa ka mid ah caadooyinka maalin laha ah iyo ka faaidaysiga waqtiga oo labaduba si miro …

Read More »

Todobada Arrimood Oo Ay Tahay Inaadan Ka Xishoonin

Mujtamaca aan maanta ku dhex nool nahay waxaa ka dhex jira xeerar, caadooyin iyo dhaqamo kala duwan kuwaas oo isku deyaya inay xadidaan hab-dhaqankeenna ama habka aan u fikirayno. Haduu qofku isku dayo inuu xeerarkaas jebiyo waxaa dhacda inuu la kulmo ciqaab, waxaana ciqaabahaasi ka mid ah in la ceebeeyo ama falkiis uu sameeyay in ceeb lagu sheego taas oo …

Read More »

Sida Imtixaanka Loo Diyaariyo, Looguna Guulaysto

sida imtixaanka loo diyaariyo

Imtixaan waa imtixaan haddii xataa lagu waydiinayo magacagaaga. Imtixaanku wuxuu muujiyaa in aad dadaal samaysay ee aad nafta ku hawshay akhris, qoraal, fahmid, xafidid, ku celcelin, iwm. Geelaa loogu heesaa “ninba tacabkii, togaay kaa maal”. Maskaxdu waxay dhiiqdaa hadba intii hawl la galiyay. Carabtaa waxay yidhaahdaan “weel kastaa waxaa ka soo burqada waxaa gudihiisa ku jira”. Waa Maxay Ujeeddada Imtixaanka …

Read More »

Magacyada Jiilasha Dadka Iyo Dabeecadahooda

Da’da aadamuhu waxa ay isu raacsantahay fac oo ah inta isku xilli hanaqaada. Baadhisaha ay xeeldheereyaasha dabeecadaha aadamuhu sameeyeenna waxa ay muujinayaan, in fac kasta oo mar wada kacaa uu wadaago dabeecado iyo hab fikirro uu kaga duwanyahay kuwa ka horreeyey ama ka dambeeya. Sida oo kale, Facu waa uu isaga faham dhowyahay kuwa kale, sida oo kale dhaqan ahaan …

Read More »

Qaababka Sare Loogu Qaadi Karo Xasuusta Maskaxda

xasuusta maskaxda, xasuus,

Qofnimadeenna waxaa qaabeeya oo qaybta ugu wayn sameeya habka aan wax u xasuusanno oo u xafidno xogaha, dunida maanta waxaa laga cabanayaa xusuus yarida iyo ilowshaha da’walba. Hadaba baarayaasha cilmi nafsiga ayaa arrinta hilmaanshiyaha ah walaac ay ka qabaan darteed daabacay talooyin badan, sidoo kale waxey sameeyeen cilmibaarisyo, waxayna soo jeediyeen tiro aragtiyo ah oo xoojinaya xusuusteenna, horumarinayana habka maskaxdeennu …

Read More »

Cashar Muhiim Ah

dhiiri galin guusha

1. Nebi Muuse (CS) iyo tolkii, markii ay Fircoon iyo ciidamadiisu baacsanayeen, xilli ay nafta u yaabban yihiin ayaa uu Alle Nebi Muuse u shegay in ushiisa uu badda ku dhufto si ay ugu kala dillaacdo oo ay u helaan jid ay uga gudbaan dhinaca kale. 2. Nebi Ibraahim (SC), markii uu dhammaystiray dhismaha Bayd Alle (Kacbada), waxa uu Ilaahay …

Read More »

8 Astaan Oo Ay Wadaagaan Dadka Caqliga Badan!

dadka maskaxda badan

Horay ma u ogeyd in habdhaqankaagu yahay natiijo ka dhalatay laba qodob? Wax dhiigga kuu soo maray oo aad labadaada waalid ka dhaxashay (hiddosideyaal) iyo wax kaaga yimid degaanka (environment) aad ku nooshahay. Sidaa waxaa qabta culumada cilmiga aadanaha (anthropology). Sidaas oo kale, garaadkaaguna wuxuu ka samaysmaa labadaas qodob. Daraasad ayaa waxay tilmaantay in qofku 55% caqligiisa uu ka dhaxlay waaridkiis. Waxaa …

Read More »

Hal Sheeko Iyo Afar Cashar

sheeko, cashar, qiso

Ninbaa beri waayey faash uu lahaa oo uu xaabada ku soo guran jiray, nin jaarkiisa ahaa ayaa uu ka shakiyey in uu isagu xaday, kaddib waxa uu bilaabay in uu si gaar ah ugu fiirsado, si uu u helo caddaymo ku maragfura tuugadaas. Muddo ayaa uu ninkaas ku daba jiray, waxa se yaab lahayd in muddadaasba ‘hadalka iyo dhaqdhaqaaqa ninkaas, …

Read More »

6 Key Reasons To Start Reading Books

start reading books

Reading books offers numerous benefits that can enhance your life in various ways. Here are some compelling reasons to start reading: 1. Cognitive Benefits Improves Focus and Concentration: Reading requires sustained attention, which can improve your ability to concentrate on tasks. Enhances Vocabulary and Language Skills: Regular exposure to new words and phrases can expand your vocabulary and improve your …

Read More »

Maxaa Qofka Ka Hor Istaagga Inuu Isbeddel Ku Sameeyo Noloshiisa Oo Uu Horumar Gaadho?

Qofka maxaa ka hor istaagga isbeddelka? maxaa u diida horumarka? In badanoo dadka ka mid riyooyin bey leeyihiin, qof walba wuxuu doonayaa inuu qoyskiisa horumariyo, shaqooyinkiisa horumariyo, mustaqbalkiisa horumariyo, laakiin maxaa ka hor istaagga? Badankeennu waynu doonaynaa isbeddel, haday noqoto inaan caado xun iska goyno, in caado wanaagsan aan samaysano, inaan xirfado cusub aan baranno iyo isbeddello waa wayn nolosheenna …

Read More »

Cod Dheer Oo Wax Lagu Akhriyaa Waxay Leedahay Faa’idooyinkan!

akhriska duuusta,

Aamus in wax lagu arkhiyaa waa sida ugu habboon marka dad dhexdood la joogo, isla markaana ugu xawaaraha badan. Laakiin cod dheer oo wax lagu akhriyaana waxa ay leedahay faa’idooyin ay ka mid yihiin carruurta oo ah dhinaca waxbarashada iyo xasuusta, iyo nafsad ahaan oo ay ku beerto furfurnaanshiyo bulsho. Halka ay dadka waaweyn u leedahay faa’idooyin ah xoojinta awoodda …

Read More »

6 Caado Oo Dila Sharafta Iyo Sumcadda Qofka, Dadkuna Ay Ku Nacaan

qofka beenta badan, sumcada, sharafta,

Qormadan waxa aynu ku eegaynaa habdhaqanno dadka qaarkii ula muuqda in ay fudud yihiin, oo la ogaaday in ay khatar ku yihiin xaaladda nafsiga ah ee qofka, tamartiisa iyo sumcaddiisa. Waxa kale oo aynu raacin doonnaa tusaaleyaal ay xeeldheereyaashu u hayaan qofka doonaya in uu dabeecadahaas ka guuro. Beenta Is muujinta iyo in uu qof ama dad kale wanaaggiisa tuso …

Read More »