Waxaan qormadaan idin kugu soo gudbin donaa qodobo xambaarsan isla marahaantana inaga caawin doona sidii aan ku ilaalin laheyn in aan yeelano shakhsiyad wanagsan: Aqbal masuuliyada ku saaran: qofka aadanaha waxa saaran masuuliyad mid naftiisa ka saaran iyo mid ka saaran bulshada uu la noolayahay ayna tahay in uu dareemo marka uu aqbalo masuuliyada saaran waxey nafsad ahaantiisa u tahay …
Read More »Nolol Wanaag
7 Qodob Oo Aad Noolashaada Ku Hormarin Karto
1 Go’aan qaadasho: Qofku markuu go’aansado isla markaana ka hawlgalo sidii uu noloshiisa wax uga badali lahaa ayuu horumarku yimaadaa, had iyo jeerna dadka horumarka ugu badan hiigsadaa waa dadka isku hawla inay ku go’aan qaataan xaaladaha ay wax ka qaban karaan ee aan ku go’aan qaadan markay xaaladi kaga timaado dibedda. Tusaale ahaan noqo qof markay wax la darsaan …
Read More »Garashada Naftaadu Waa Guusha Naftaada, W/Q: Nimco Faysal
Guusha iyo guuldaraduba waa laba is daba jooga, guuldaradu maha mid joogta ah oo qofka ibnu-adamka ah la dhalatay. Hadii aynu xooga dib u milicsano waxa ay tahay guul daradu iyo inta ay u jirto guusha. Guuldaradu maha qof waxa uu yahay lakiin waa dhacdo ku dhacda qofka taaso kaga timaada nolosha ama gacansi uu ku dhex jiro. Xaqiiqaduna waxa …
Read More »Baro Furaha Raaxada Nolosha
Inaad dareenta inaad khalad gashay waa shay fiican. Markaad dareenkan dareensantahay waxaad ku dadaalaysa sidii aad u saxi lahayd khaladkaaga, waxaad ku dadaalaysa inaad wanaajisid cidaad gafka ka gashay iyo inaanad dib u galin. Hadaba talaabada xigtaa waa inay noqotaa inaad naftaada cafisid khaladaadkay gashay, cafiskaasina waa furaha nolasha raaxada leh. Laakin dhibaatada jirta waxay tahay nafaheena cafis ma siino. …
Read More »Qodobo Kuu Sahlaya Inaad Naftaada Dhisto Oo Aad Noqoto Qof Isku Kalsoon
Qof kasta oo Alle (SWT) abuuray, waxaa la siiyay awood uu naftiisa ugu tiirsanaan karo. Taas oo uu ku fushan karo hawliisa oo dhan, kuna dabooli karo baahiyihiisa. Awooddaasi cid gaar loo siiyay ma jirto. Waa la wadaagaa oo masa laga wada yahay. Waxase la isku dhaafaa hadba inta awooddaa la adeegsado. Marar badan baad arkaysaa, awoodda intaa le’eg ee …
Read More »Cabsida Dadka Hor Hadalka
Tirakoob laga qaaday maraykanka ayaa lagu ogaaday in dadka dalkani ku dhaqani ay si aan caadi ahayn uga cabsadaan inay dad hor istaagaan ka dibna ay khudbad u jeediyaan. Cabsidaas ayaa gaadhay heer ay ka badatay cabsida ay ka qabaan dhimashada. Ka muslim ahaan iyo soomaali ahaanba heerkaa may gaadhin cabsida aynu ka qabnp khudbad soo jeedinta laakin waxa xaqiiq …
Read More »HADA JOOJI 15-kaan Arrimood Noloshaada Ayay Burburinayaane
Fikirado qaldan, Hab socod aan haboonayn, caadooyin, dhaqanno, dhibaatooyin nafsiyadeed iyo qaar bulsho ba. Waxyaabo badan ayaa dhibaato inoo horseeda inagoon ogsoonayn, sidaa awgeed ayaan akhristayaasheenna sharafta mudan usoo uruurinay arimo ay tahay hadii aad ku guda jirtid ama samaynaysidba inaad faraha kala baxdo isla markaana markiiba joojiso sababtoo ah adiga ayay dhibaato kugu tahay, noloshaadana burburinaysaa. 1. Jooji waqtiga …
Read More »Haddii aad ogaan lahayd faa’iidada Akhriska!
Mar la waydiiyay sugaanyahankii caanka ahaa ee reer Masar Cabbaas Maxamuud Caqaad (1889-1964) sababta uu u jecelyahay wax akhriska waxa uu ku jawaabay ‘Uma akhriyo si aan wax u qoro. Umana akhriyo si aan cilmi u korodhsodo se waxa aan wax u akhriyaa si aan u helo wax ka badan hal nolol. Adduunyada qof walbaa waxa uu ku leeyahay hal …
Read More »Maareynta welwelka iyo Welbahaarka
1. ILAAHAY KA MAGAN GAL, welwelka iyo tiiraan yada, Waayo?, waa bur burka nafta banii aadamka, waa cudur halis ah, daal iyo quus ayuu nafta dhaxalsiiyaa, Shalaytada iyo xaaraanta ayuu dabeecad kaaga dhigayaa, waa Shaqada shaydaanka inuu Muslimiinta welwel geliyo, waxaa nabigii SCW ka sugan inuu ilaahay ka magan gali jiray HAMIGA IYO XUZNIGA, oo maxay kala yihiin?. Haduu qofku …
Read More »Ma Rabtaa Inaad Noqotid Haweeney Guulaysata? 9-kaan Tallaabo Raac
Wali naftaada mala istaagtay oo ma weydiisay inaad tahay haweeney naaajixad ah ? Mase raadinaysaa najaax mase nafta ayaad u deysay inay kuu wado meesha ay doonayso?. sida looga bartay gabdhaha qaar najaaxa waxey uga soo tageen albaabka jaamacada ama madarasada xiligaa oo ay u arkayeen inay ku najaxaan daraasadooda si ay u helaan camal. Waxaa waajib ku ah gabadha …
Read More »Xeerarka Guusha Dabiiciga Ah! Qalinkii Muna Axmed
Xeerka koobaad: sababta iyo maxsuulka Wax kasta oo adduunka jiraa waxa uu ku yimaaddaa sabab. Sabab kastaana waxa ay keentaa raad halka raad kasta uu keeno sabab ama asbaabo badani. Haddaba sababaha ogsoonow ama ha ogsoonaane ma jiraan adduunka wax bilaa sabab iskaga yimaaddaa. Haddaba waxa aad kartaa in aad hesho wax kasta oo aad adduunka jeceshahay waa haddii aad …
Read More »Ma Rabtaa Inaad Noqotid Qof Caqli Badan?
Ma dooonaysaa in aad qof maskax badan noqotid? ma doonaysaa se in aad caruurtaada ku caawisid in ay dugsiga kaalin sare ka galaan? ay helaan awood iyo firfircooni aad u saraysa?hadaba haday jawaabtu tahay haa… waa in aad siisaa naftaada iyo caruurtaadaba kaluunka nooca loo yaqaano Salmon!! Kalluunka noocan ah ayaa waxa weeye mid loo amaanay caafimaadka, waa uu colories …
Read More »10 Tallaabo Oo Ku Sahlaya In Riyadaadu Kuu Rumowdo
Dhamaanteenba waxaynu waqti ku bixinaa ka firkirka waxaynu rabno amaba aynu doonayno iyo sidii aynu u gaadhi lahayn, sidaa awgeed waynu qorshaynaa, waxaanaynu ku dhaqaaqnaa talaabooyinka lagama maarmaanka ah sidii aynu u gaadhi lahayn yoolkaas. Hadaba waxa jira wadooyin kala duwan oo aad ku gaadhi kartid heerka aad rabit, hadii raacdid 10kan tallaabo ee daryeelmagazine.com ay halkaan hoose kuugu soo …
Read More »10 Arrimood Oo Qosol Badan Oo Dumarka Ku Saabsan
waxaan halkaan idin kugu soo gudbinayaa qormo qosol badan oo ku saabsan mucjisaadka dumarka joogo caalamka aaynu ku nool nahay. Ragga iyo Dumarka Wey kala duwan yihiin hadana waxaa xaqiiqo ah inaanu midba midka kale la’aantiis noolaan Karin inta lagu sugan yahay aduunyadaan safarka laga wada yahay. 1 – Isku celcelis dumarka waxey cunaan oo aay liqaan rooseetada qiyaas ahaan 2 …
Read More »10 Qodob Oo Aad Uga Adkaan Kartid Naftaada, Ka adkaanshiyaha Naftu Waa Furaha Guusha
waxa laga yaabaa in mashaakilka iyo dhibaatooyinka haysta qofka ay ka bilaabanto naftiisa intaanay cid kale is arag, kadibna ay u gudubto dadka ku hareeraysan, taasina waxay markaste ka timaadaa in uu qofku awood u yeelan waayo sidii uu naftiisa uga adkaan lahaa. Dadka badiyaaba nafahooga ka adag ayaa waxay kaligood awood u leeyihiin inay si dagan ula dhaqmaan dhibaatooyinkooda, …
Read More »