Ilaahay (swt) dadka adduunka ku nool waxa uu ku mannaystay hibooyin kala duduwan. Dadka kuwa ugu farxadda iyo guusha badanina waa kuwa nasiib u helay in ay qabtaan amma ku shaqeeyaan wax Alle uu hibo u siiyay marka horeba . Waxa aad arkaysaa arday jaamacad galay oo kulliyad doortay inyar ka bacdina ka baxay oo kulliyad kale ku biiray waqtigiina …
Read More »Nolol Wanaag
Muhiimadda In Aroorta Hore Hurdada Laga Tooso
Cumar binu Khadhaab Alaha ka raali noqdee ayaa wuxuu yiri “in la tooso aroortii waxaa ku jirta barako” sidaa darteed markii aad qabaneyso howl fara badan waxaad arkeysaa In uu waqtiga kaa hiiliyo uuba kugu yaraado iyadoo uu waqtiga kuu saamixi waayay howlo badan oo aad rabtay inaad qabadto. Sidaa darteed shaqsiga waxaa haboon in uu soo tooso subaxdii hore …
Read More »Maaraynta Waqtiga (Time Management)
Maaraynta waqtiga: Halkan waxaan ku soo lifaaqayaa waxooga baraarujin ah oo ku saabsan faa’iidada ay Qorshaynta Waqtiga u leedahay horumarka nolosheena. Waxaan qormadan ku doortay aniga laftayda ayaa ku hawalan siddii aan nafta ugu tababari lahaa inay noqoto mid u laylyan inay la jaan qaado waqtiga. Dabcan Waxii naftayda aan la jecelahay waa inaan la jeclaahay walaalaha oo dhan. Maaraynta …
Read More »17 Ficil Oo Hadaad Caadeysato Qalbigaaga Nuur Ku Furaya
Diintu Waa Nasteexo Mahad oo dhan illaahay ayaa ay u sugnaatay swt.nabad gelyo iyo naxariisina Rasuulkeena korkiisa ha ahaato scw. intaa ka dib walaalayaal diintu waa nasteexo waxaa halkan kusoo gudbin doonaa insha alah kelimaad nasteexo ah . waana in ka badan kun naseexo marba intii waqtigu inoo saamaxo ayaan soo gudbin doonaa. 1-niyadaada Illaahay u khaas yeel kana digtoonow …
Read More »Todobo Ficil Oo Qofkii Sameeya Ay Malaa’iktu U Duceyso
Toddobada ficil ee qofkii sameeya ay malaaigtu u duceyso waxey kala yihiin:- 1. Sugidda Salaada lagu Sugo Salaada kale: Rasuula CSW, wuxuu yiri:- Qofkiin Intu Fadhiyo Halku Salaada ku Dukaday uusana Adduun ka Shekeen (Ama Aysan Weysada ka Jabin) Waxa u Duceyso Malaa’ikta, waxeyna Dhahan:- Alloow u Dembi Dhaaf oo u Naxariiso Adoonkaaga. 2. Qofka Salaada ku Tukado Safka Hore iyo …
Read More »Si Aad Imtixaanka Ugu Guuleysatid Xeeladaan Adeegso
Arday badan ayaa ku mashquula in ay akhriska badsadaan waqtiyada imtixaannaadka laga qaadayo, balse cilmi-baadhis cusub oo Jaamacadda University of Texas ee dalka Maraykanku soo saartay dhowaan ayaa soo jeedisay haddii qofku doonayo inuu duruusta ku fiicnaado, imtixaannada ku guulaysto inuu marka hore maskaxda nasiyo, isla markaana waxa uu doonayo inuu xafido amma maskaxda geliyo imtixaanka ka hor indhaha sii …
Read More »Faraqa u dhexeeya Hibada iyo Dabeecadda
Hibada (gift) qeexid Hibadu waa awood shaqsiyadeed oo dhalasho ah, waxay ka mid tahay abuurka ilaahay. Hibadu maaha barasho iyo dadaal qofeed, balse waa abuur ilaahay, oo qof kale aanu samayn karin. Hibada waxaan ugu jeedaa wuxuu qofku ku fiican yahay. Adduunka ma jirto qof aan shay hibo u lahayni amma , balse waxa fiican in qofka la darso markuu …
Read More »Tana Ma Ogtahay? (Kobci Maskaxdaada)
1. Yaxaasku waa xayawaanka kaliya ee markaste oo uu ilko dhacsado dib ugu soo baxaan 2. Ahata oo ku taalla galbeedka Africa ilmaha tobnaad ee u dhasha gabadh kaliya..isaga oo nool ayaa la aasaa. 3. Boqoradii Fanden ee xukumi jirtay dalka Belgium waxa ay 3 sanno xabsiga u taxaabtay ninkii timaha u xiiri jiray si aanuu u sheegin in ay …
Read More »Ka Kaca Hurdada (Qormo Muhiim Ah)
“Ka Kaca Hurdada” – W/Q. Cabdirisaaq Ismaaciil Muxumed Ka kaca hurdada oo u damqada dalkan iyo dadkan idiin baahan, waa idinka salaankii lagu dhisi lahaa wadankan. mustaqbalka ummadeed maanta waxaa lagu lammaaneeyaa tirada iyo tayada dhalinyaradeedda. Ummaddii aan dhalinyaro aqoon leh u kicina meel ugama bannaana adduunka mana eedayn doonaan naftooda mooyee cid kale. Waa in aynu abuurnaa caqli cusub …
Read More »Sidee Ku Noqon Kartaa Qof Guulaysta Allena Kasbada
Guushu waa galladaha eebe bixiyo mid kamida waliba tan ugu mudan, waa muraayad uu qofku ka arki karo maxsuulka wixii uu qabsaday ama munaasibado uu mawluhu ugu talo galay inuu farxad ka maroojiyo. Waa mansab lagu muraaqoon karo miridho yar dabadood milicsiga arimo badanina ku minguuri karaan, waa muunad aaan cidna lagaga masuugi Karin iyo mahadhooyin xusid mudan oo farxad …
Read More »Xalinta Khilaafaadka Iyo Qaababka Ugu Wanaagsan Ee Dhex-dhexaadinta
Qormadan waxaan ku eegaynaa in ay iftiimiso khilaafka, iyo qaababka loo xalilo, iyada oo la tixraacayo aragtiyada khubarada Cilmiga Management-ka oo uu u horeeyo Peter Drucker, ahna Ruugcadaa la aaminsan yahay in uu yahay Aabaha cilmiga management-ka ee wakhtiyadan danbe. “Conflict” Waa xaalad u dhaxaysa laba qof ama kooxo oo mid walba uu arko Ka kale in uu si khaldan …
Read More »Ku nafaqee caqligaaga cilmi waxtar ah
Kombuyuutarradu waxay ka kooban yihiin laba qaybood: qayb muuqata iyo qayb aan muuqan. Qaybta hore waxay ka samaysan tahay biro, caagag, fiilooyin, iwm. Qaybta qarsoon waxay ka kooban tahay xog (data) amarro iyo tilmaamo siisa qaybta muuqata. Sida wax kasta ugu baahan yahiin cusboonaysiin ayaa labada qayboodba ugu baahan yihiin cusboonaysiin. Cusboonaysiinta qaybta muuqata waxay noqon kartaa in maskax cusub …
Read More »Sidee U Kasban Kartaa Jaceylka Marwadaada
((( Ilaahay aayaatkiisa Waxaa kamid ah, inuu idinka naftiina idinka abuuray xaasaskiina si aad ugu xasishaan iyaga, wuxuuna dhexdiina yeelay kalgaceyl iyo naxariis,kuwaasina waa calaamaat u ahaaday qowm(dad) fakaraya.))) Sidoo kale rasuulkeena muxammed (NNKH), wuxuu noo sheegay midka ama ninka uggu akhyaarsan dhexdeena waa kan ugu wanaagsan reerkiisa (xaaskiisa). Galkaceylka dhabta ee nagaada waa midka ku dhisan akhlaaqda wanaagsan waana …
Read More »Diyaar Ma U Tahay Waqtigaan Adag Ee Ku Sugaya
Waxa jira waqti aad ka guuri doontid aduunkan kurbada badan una guuri doontid aduun farxad badan ama aduun shar badan. Waa xili ka mid ah xiliyada lagu qoray ee dhamaanteen wada mari doono, xiligaas waa wakhtiga kugu danbeeysay aad indhahaaga saari doontid aduunkan, xiligaas waa xiliga wajigaagu ka muuqan doono kurbada ku haysata ee sakaraatul mootka. Waa xiliga uu gaalku …
Read More »8 Arrimood Oo Laga Maarmaan Ah Inaad Sameyso Hadii Aad Rabtid Inaad Guul Gaartid
Nin Layiraahdo Dr. Richard Wuxuu Yiri Maalin Ayaan Diyaarad Saarnaa, Agtaydana Waxaa Fadhiday Gabar Yar Oo Dhigata Skuulka Sare Kana Soo Jeeda Qoys Faqiir Ah Waxayna aadna U Jeclayd inay Wax Kabadasho Dhibka Haysta Qoyskeeda. Waxayna iwaydiisay Sidee Loo Garaa Guul? Ana Waxaan Dareemay Xanuun Badan Maxayeelay Ma Awoodin inaan Siiyo Jawaab Sax Ah Oo Tafatiran. Waxaan Go’aansaday in Markaan …
Read More »