Waxad mararka qaarkood moodaa in dadbadani aanay ogeynba muhiimada ay kalsoonidu leedahay, iyo doorka weyn ee ay leedahay. kalsoonidu runtii waa awooda koowaad ee nafta hogaamisa kuna dhiiri galisa fal kasta oo ay qabanayso. Waxa lid ku ah kalsoonida Kalsooni daradda oo Hadii qofku aanu kalsooni lahayn runtii ay ku adagtay in uu nolol fiican ku noolaado inta uu aduunyada …
Read More »Nolol Wanaag
11 Xaqiiqo Oo Nolosha Bini’aadamka Ku Saabsan Oo Kaa Cajabin Doona
-Ma ogtahay in dadka khajilaada badani ay yihiin dadka kuwa ugu daacadsan mustaqbalkana noqda kuwa xaasaskooda ugu roon. -Ma ogtahay in xaqiiqada shakhsiyada insaanku aanay ku jirin waxyaabuhu ku hadlo se ay ku jirto waxyaabuhu qabto. -Ma ogtahay in xanuunka dhalmadu ay u dhiganto 42 lafood oo ka mid ah lafaha jidhkaaga oo la jibiyo. -Ma ogtahay in caajisku (boring) …
Read More »Naftaada & Caqligaaga oo aad kalsooni buuxda ku qabto waxaad ku gaadhi kartaa guul
Akhriste, ma misaami kartaa caqligaaga iyo maskaxdaada inta cilmi ah ee ku jirta, waa muhiim inaad ogaatid naftaada, awoodada iyo kartidaadu intay tahay, ha ku koobin maskaxdaada shay ama laba ama xataa saddex, ka faa’iidee maskaxda iyo caqliga Alle ku siyay oo waxbadan uga faa’iidayso, waxaana aad isku daydaa inaad ku guulaysato arimahaaga khaaska ah adigoo kaashanaaya Alle swt. Illahay …
Read More »Muhiimada ay leedahay inaad Dadka Caawiso
Haweenay dhar qaali ah ku labisan ayaa soo gashay xafiiska nin dadka la taliya, waxay ka cabanaysay inay dareemayso farxad la’aan nolosha ah iyadoo taajir ah oo heysata wax kasta. La-taliyihi wuxuu u yeeray Islaan nadiifiso goobtiisa ka ah. Wuxuu ku yiri, “Waxaan weydiinayaa nadiifisada siday farxada u hesho. Waxaan kaa doonayaa inaad dhageysato keliya.” Nadiifisadi waxay dhigtay xaaqinki ay …
Read More »8 Tallaabo Oo Nolol Farxad Leh Kuu Horseedaya
Waa waajib ina saaran in aynu ku dadaallno ilaalinta caafimaadkeenna jidhka, innagoo joojinayna cabbista Sigaarka, samaynaynana jimicsi badan, iyo innakoo yaraynayna dufanka ku jira cuntadeenna. Sidoo kale, waxaan wax uga qaban karnaa cafimaadkeenna xaga nafsaaniga ah. Barashada is-dejinta (Learning to relax) Tani waa xirfad qof kasta ay tahay inuu barto. Waxa jira buugaag iyo cajalado badan oo ka hadlaya is-dejinta, …
Read More »Ma Doonaysaa Inaad Noloshaada Ku Raaxaysatid? Raac Tallaabooyinkaan
Qodobo muhiim ah si aad noloshaada ugu raaxaysatid 1- ha laga helo iimaan qalbigaaga 2- wax tegay tiigsimaad ma leh, ha ka fekerin wixii ku dhaafay 3- ku qanac xukunka Alle, iyo risqiga lagu siiyeye 4- badi xuska Alleh 5- ka nadiifi qalbigaaga xasadka iyo xiqdiga 6- ku dedaal akhriska,kitaabku waa saaxiib wanaagsan 7- nidaami hawlahaaga,maryahaaga,gurigaaga,xafiiskaaga,…. 8- ku dedaal socodka …
Read More »4-taan Calaamadood Hadii Aad Isku Aragtid Kalsooni Darro Ayaa Ku Haysa
Maaha wax sahlan in aad ogaatid naftaada iyo wax kaste oy awood u leedahay hadii aad isku qabin kalsooni dhamays tiran, waana arin aad u muhiim ah inaad kalsooni buuxdo ku qabto naftaada waayo arinkani wuxuu kuu sahlayaa inaad heer sare ka gaadho jaranjarrada nolosha. Hadaba waxaan halkaan idin kuugu soo gudbinaynaa waxyaabo dhowr ah oo aad ku ogaan kartid …
Read More »Cabsida Iyo Khajilaadda Fagaare Ka Hadalka
Haddii ad aragto 5 caruur ah oo gaadhi dabada heysta ood u yeedho, ood u khudbadeyso adoo odhanaya, mar danbe ha u noqonina, waxan ad sameyneysaan waa ceeb. Fariido noqda oo wax barta. Markad caruurtaa la hadleyso, ma khajileysid, mana naxnaxeysid. Kawarran haddii lagu yidhaa ka hor hadal 5 macalin oo jaamacadda wax ka dhiga. Dabcan waad naxnaxeysa, woxoogaa dhidid …
Read More »4 Waxyaabood Oo Kaa Hortaagan Inaad Farxad Ku Noolaato
Maanta waxaan Rabaan in aan kuu soo ban dhigo afar caado oo aan ka fikiraayay baryahan ba iyo sida ay u dhawacaan nafteena oo ay inoo ga ilaaliyaan in aynu noqono qaar faraxsan. Dhowrkan caado ee aan rabo inaad si uun uga dufaacdo naftaada. Markaad aragto laga yaabaa inaad ku qososho balse aanad u arkin wax aan dib kuu jidan …
Read More »8 Xaqiiqo Oo Dhab Ah Oo Ay Noloshu Ku Bartay
1) Wadada Noloshu waligeed ma toosna. Wadooyinka noloshu waa qaar badan, oo marwalba inoo sahla inanynu luno. Balse macno male sababtoo ah waxaa muhiim ah inaad meel aad ku faraxsantahay uun aad lugta la hesho. Siday doon taba ha ahhaato balse waxaa dhab ah in ay ku soo mari doonaan wakhtiyo adag oo waxwalba mugdi iyo hubaal la’aani kaa gali …
Read More »Talooyin Noloshaada Wax Ka Badalaya
Waa talooyin goosgoos ah oo nolosha ku saabsan oo uu Qurbo magazine akhristayaashiisa la wadaagayo. – Xanuun kastaa dawo ayaa uu leeyahay, ka hortagga ayaana ka fiican daawaynta. Isku day hab kasta oo aad kaga hortagi karto xanuun, Allaah kuuma qadaro ee haddii ay dhacdo in aad bukootana ogow in ay waajib tahay in aad is dawaysaa. – Haddii aad leedahay …
Read More »Qiimaha Waqtiga Iyo Sida Loo Maareeyo
Waqtiga waa Mid ka mid ah hibooyinka eebe inagu mannaystay ee tiro beeley, waa waqtiga . mid ka mid ah nimcooyinka ay bulshadeenu dayacday waa waqtiga. Mid ka mid ah arrimaha lays waydiindoono maalinta qiyaame waa waqtiga…………. Qiimaha waqtiga, maqaal lagu soo koobi kari maayo, balse aan qalinkaygan dahabiga ah ku dhigo ereyo kooban oo ka hadlaya qiimaha waqtiga iyo …
Read More »Baro Sida Looga Faaidaysto Waqtiga Firaaqada
Dhibaatooyinka ugu badan ee ay ka cawdaan dhalinyarada xilligan nool ayaa waxa kamid ah firaaqada ama waqtiga banaan kasoo hadha waqtigooda, waana dhib haysta in badan oo kamid ah cirroole iyo caruurba, waayo waqtigan banaani waxa uu dadka qaar u noqdaa nimco oo waxay yaqaanaan sida looga faaidaysto, halka qaar kalena uu ku yahay khasaare waayo waxa aanay garanayn qaabka …
Read More »Baro 8 Nooc Oo Saaxiibbada Ka Mid Ah Oo In Aad Haysataa Ay Noloshaada Lagama Maarmaan U Tahay
In qofku aanu yeelan saaxiib waxa ay u xun tahay caafimaadkiisa nafsiga ah iyo kan maskaxeed waxa aanay khubarada arrimahan ku xeel-dheeri sheegaan in saaxiibku uu yahay fursad uu qofku ku dhadhamin karo macaanka iyo farxadda nolosha, la’aantiina ay ku adkaanayaan dhinacyo badan oo nolosha ka mid ahi. Xeel-dheerayaasha cilmiga bulshada iyo cilmi nafsiguna waxa ay mar kasta qofka kula …
Read More »Tana Ma Ogtahay? Kobci Maskaxdaada
– Ma Ogtahay in Barafka nadiifta ahi uu aad uga hor milmi ogyahay ka uskagga ah. – Ma Ogtahay in jidhka bani’aadamku uu Afartii toddobaadba mar si dhamaystiran iskaga rido diirka sare (Xuub dhacsado), haddana aynaan dareemin. – Celceliska Unugyada dhiigga cas ee raggu waxa uu 10% ka badan yahay kuwa dumarka. – Kulaylka jidhka Bani’aadamku waxa uu ka baxaa …
Read More »