Nolol Wanaag

Baro Sida Loo Soo Kasbado Saaxiibka Wanaagsan

Saaxiibku waa qofka inta badan noloshaada kugu lammaan. Saaxiibku amma saaxiibtinnimadu ma aha, mid ku xidhan; da’, midab iyo qabiil amma jinsi laakiin waxa muhiim ah inaad diinta Islaamku siday kuugu tilmaantay saaxiibka wanaagsan aad ku raacdo. Saaxiibku waa lagama maarmaan inta aynu nool nahay. Inaad saaxiib heshaana, waxa ay ku xidhan tahay, badiba shakhsiyaddaada. Sidoo kale waa in uu qofku …

Read More »

5 Tallaabo Oo Horumar Kuu Horseedaya

Marka laga hadlaayo horumarka runtii wuu kala duwan yahay, wuxuuna u kala baxaa meelo badan, balse hada waxaas oo dhan kama hadleyno, ee ujeedadeenu waxay tahay, sidii aad naftaada u Horumari lahayd, haddii aad tahay Shaqsi gaara, sideed u noqon kartaa qof Horumar leh? Sideed u noqon kartaa qof horu socod leh? Ma rabtaa inaad Naftaada Horumar gaadhsiiso? Haddii ay …

Read More »

Waxyaabaha Lagu Cabiro Awooda Shaqsiyadeed

Inaad mar walba ka shaqayso awoodaynta shaqsiyadaadu waa mid laga marmaan u ah nolosha, hadaba akhriste waxaan halkan kuugu soo bandhigi doonaa qoraal yar oo gaaban oo ka kooban shan qodob oo ku anfici doona: Iska war hayn nafeed: Iska war haynta nafeed waxay la xidhiidha is fahanka cidaad tahay iyo dabeecadaada iyo habkaad u waajahdo xaaladaha kaa hor yimaada …

Read More »

Duruus Lagama Maarmaan Ah Inaad Barato Si Aad Nolasha Ugu Guulaysatid

Dad badan ayaa u haysta in waxbarashada muhiimkeedu uu ku kooban yahay dugsiyada oo keliya, laakiin runtu waxa ay tahay in ay jirto duruus aad u badan oo aynu ka baran karno nolosha oo keliya, waxaana in badan dhacdaba in duruustaas aynu ka baranayno noloshu ay ka muhiimsan yihiin kuwa aynu dugsiyada waxbarashada ku soo qaadanno. Laakiin haddana duruusta dugsiga …

Read More »

Sida Loo Noqdo Qof Farxad Badan

Qoraal kuma soo koobki karno sifaha lagu noqdo qof wanaagasan, lakiin waxa aynu iksu dayi doonaa in aynu waxa ka sheegno qodobo gundhig u ah wanaaga iyo ku  dhqanka dhabaha toosan. Hadaba hadii aynu wax ka sheegno qodobada lagu gaadho dhabaha toosan waxa kamid ah kuwan: 1- Ku kalsoonow naftaada 2- iska Ilaali furaha guul-darada oo ah in aad hawlaha …

Read More »

Sidee Qofku Horumar Ku Gaari Karaa?

Qof walibaa oo dunidan ku nool waxa uu jecel yahay in uu gaadho guul ama uu hadafkiisa ka dhiidhiyo, balse si aan hadafkeena u gaadhno waxa ay inooga baahan tahay in aan la imano wadadii aan u mari laheyn ka dhabeynta himiladaas. Badanka dadka way ku adagtahay in ay waddadaas u sabraan, waayo marka aad doonaysid in aad horumar gaadho …

Read More »

11-ka Sifo Ee Lagu Garto Saaxiibka Wanaagsan

Saaxiibka wanaagsan iyo faa’iidada uu ku yeelan karo. Alle (SWT) waxa uu Qur’aankiisa Kariimka ku leeyahay “Ruuxii uu Sheydaan u noqdo saaxiib ayaa leh saaxiibka ugu xun”. Halkaana waxa aad ka garan kartaa in nolosha ay qeyb weyn ku leeyihiin saaxiibadu. Haddii ay saaxibadu noqdaan kuwo wanaagsan waxay helayaan raali ahaansho Alle iyo wanaag badan. Haddiise ay noqdaan kuwo xun …

Read More »

Xiriirka Ka Dhexeeya Fikirka Wanaagsan Iyo Horumarka Nolasha

Dadka dunida jooga oo dhami waxa ay ka siman yihiin rajooyinka fikirka, laakiin waxa aan shaki ku jirin in anaay jirin laba qof oo si iksu mid ah wax kasta uga fikiraa laakiin waxa suurtogal ah in ay jiraan dad afkaarta qaar ka midaysani. Hadaba qaabka uu u fikiro qofku waxa ay saameysaa noloshiisa dhabta ah, haddii hanaanka uu u …

Read More »

Noloshu waa Halgan

Xaqiiqada ah in aad halgameyso kaama dhigeyso qof aan la jeclaan karin ama u qalmin daryeel. Kaama dhigeyso qof culeys ama dul saar dad ku ah. Kaama dhigeyso qof aad u xasaasi ah ama u baahi badan. Waxay kaa dhigeysaa Bini’aadan. Qof kasta waa halgamaa. Qof kasta waxa soo mara waqtiyo adag uu la tacaalayo, mararka qaar, waan kufnaa ama …

Read More »

4 Qodob Oo Kuu Horseedaya Inaad Ku Guuleysato Himiladaada

Ina Nebi-aadan Inta uu Nool yahay iyo meel kasta oo uu ku nool yahay waxa uu leeyahay Han iyo Himilo uu ku hammiyayo inuu gaadho, waxa uu leeyahay Min-qiyaas uu doonayo inuu hadhsado oo uu u arko in horumar uu ka gaadhi karo isla markaana naftiisa/teeda, dadkiisa/keeda & dalkiisa/keedaba Anfacaysa. Haa, Fikirkaasi wuu ku wada jiraa dadka, waana waxa ay …

Read More »

Wax Badan Ka Baro Xalinta Khilaafka (Conflict Resolution)

Marka laga hadlahayo  maaraynta iyo xal u helida khilaafka waxaa jira  siyaabo  badan oo aadamuhu adeegsado si uu u xaliyo dhibaatada –sida in aad koobto (surrendering)  inaad iska dhaafto (running away) in aad ka adkaato cidii kaa soo horjeeda hab rabsho iyo dagaal loo maray (overpowering your opponent with voilence)  iyo inaad maxkamad la tiigsato (filing a lawsuit)iwm  sikastaba ha …

Read More »

Maxaa ka Taqaan sirta ku xeeran guurka farxadda leh ee Guuleystay!?

Nin cilmi baaris sameynayay ayaa wuxuu weydiiyay nin oday ah waa maxay sirta ka dambeysa farxada guurkiina? Odaygi, “Waa inaad mas’uuliyada u wadaagtaan si kalgacal & xushmadi ku dheehan tahay ka dibna wax dhibaato ah ma dhaceyso. Ninki ayaa weydiiyay, “Ma ii sharixi kartaa?” Odaygi, “Gurigeena, waxaan qaataa go’aanada arrimaha waaweyn halka xaaskeygu ay go’aamiso arrimaha yar-yar. Go’aankeena iskuma fara …

Read More »

Tobanka Waxyaabood Ee Ay Dadku Ugu Qoomamada Badan Yihiin

1. Maan ku guulaysan inaan ka midho-dhaliyo riyadaydii iyo hankaygii. Dad badan baa ku calaacala in ay ku dhici waayeen inay rumeeyaan riyooyinkoodii, taas beddelkeedana noolaa iyagoo dadka kale raallo galinaya. Iyagu go’aan kamay gaadhi jirin noloshooda, kolba xaaladda ay ku jiraan ayaa go’aamin jirtay marxaladdooda nololeed. 2. In badan baan ku mashquulay shaqo, oo wakhti lama aan qaadan qoyskayga. …

Read More »

Waa Maxay Xaasidnimo, Maxaase Lagu Gartaa Qofka Xaasidka Ah?

XAASIDNIMADA , WAA MAXAY XAASIDNIMADA, MAXAASE LAGU GARTAA QOFKA XAASIDKA AH? Xaasidnimada waxaan oran karnaa waa laba qaybood mid uu qofka ku dhasho iyo mid qofka uu gadaal ka noqdo iyada oo ay ku kaliftay inuu xaasid noqdo wadciga adag uu kusoo koray ama marxalada kala duwan ee nolosha kasoo martay, Xaasidnimada waa wax qofka qalbigiisa ku jirta oo ku …

Read More »