Illahay ayaa mahad leh isurto galiyey in an maqaalkan qoro . Maqaalkan ayaanu idinkusoo gudbin doonaa talooyin muhiima iyo talaabooyin kuu suurto gelinya kasbashada kalsoonida naftaada. Ugu horeyn waa maxaay kalsoonida: In aad naftaada ku kalsoonaato ma aha wax lagu micneyn karo in aad isla weyntahay ama aad isla qabweyntahay. In aad isku kalsoontahay waa muujinta iyo ku dhiiranaanta soo bandhigidda …
Read More »Nolol Wanaag
Dhibaatada Laga Qaado Aargoosiga
Haddii aad doonayso in aad guulo wax ku ool ah ka gaadho guud ahaan noloshaada iyo gaar ahaan xidhiidhkaaga dhinaca bulshada iyo sumcad wanaagga, waa in aad barataa sida loo cafiyo cidda kugu qaldanta, dhanna isaga tuurtaa jacaylka ka aarsiga dadka ku dulmiya. Daraasad cilmi ah oo aynu soo turjumay ayaa qirtay in aargoosigu qofka ku keeno camal la’aan iyo …
Read More »10 Tallaabo Oo Aad Ku Soo Jiidan Karto Qalbiyada Dadka
Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan arkay in Bulsha waynta somaliyeed, Gaar ahan dhalinyaradda ama qofkasta oo jecel in uu naftiisa dhiso , ama uu hore …
Read More »Ma Dareentaa Caajis iyo Hurdo markaad Wax Akhrinayso?
Marar badan ayeynu lulmoonaa innaga oo wax akhriyeyna, taasina waxay keentaa in aan joojino wax-akhrinta. Hadabba maxaa keena arintaan? Sabab ka mid ah sababaha keena arintan, lana odhan karo waa ta ugu weyn ayaa la xidhiidha waxa la akhrinayo. Haddii aad akhriyeyso mawduuc aan ku xiiso gelinayn, waxa kugu dhacaya caajis, waana xiiso la’aantaas sababta ugu weyn ee keenaysa in …
Read More »Noloshu waa Isbedel iyo Horumar Sameyn
Nin dhalinyaro ah ayaa aad u niyad-jabsanaa. Sanad kasta wuxuu isku dayi jiray inuu isbedel sameeyo hadana waxba iskama bedelin noloshiisa, dhibaatadi heysay waxay ahayd wuxuu go’aansadaa inuu isbedel sameeyo, wuxuu isku dayaa inuu talaabo horay u qaado hadana wuu ku guuldareystaa inuu sameeyo wax isbedel ah, ma helo natiijadi uu rabay inuu arko. Waxaa ku kordha jahwareer & kadeed. …
Read More »Tus in ay kaa Khaldanaayeen.!!
Ka fakir kolki aad yareyd waxaad aaminsaneyd in wax kasta suuragal kuu yihiin. Waxaad kori jirtay geed weyn adigoo ka cabsaneyn in aad soo dhaceyso. Fikrad baa kugu soo dhaceysay ka dibna waad ka dhabeynaysay maxaa yeelay kalsooni sare ayaad lahayd. Ma aadan garaneyn cabsi. Ma aadan rumeysnayn in ay jiraan wax ku joojin kara. Waxaad ahayd geesi aad u …
Read More »10 Tallaabo Oo Aad Naftaada Ku Horumarin Kartid
Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan arkay in Bulsha waynta somaliyeed, Gaar ahan dhalinyaradda ama qofkasta oo jecel in uu naftiisa dhiso , ama uu horumariyo …
Read More »Sidee ku Dooranaysaa Takhasuskaaga?
Ma doonaysaa in aad doorato takhasuskaaga ugu fican ama midka kugu haboon? Side u dooran karta mid ku raali galiya? Maqaalkani wax uu ka caawin doona ama ku sahlaya in aad takhasus fiican doorato adiga oo maraya hab cilmiyaysan Doorashada takhasuska jaamcadeed maaha mid sahlan mana aha mid fudud,laakin ardaydeenu way dhayyalsadaan wayna fudaydsadaan wana ta keenta faashilka ardayda ku …
Read More »Wuxuu Hilmaamay In….
Waa Cajaa’ib Wiil ayaa Hooyadii weydiisay inuu tuso siday camera-da Mobile-ka u isticmaali lahayd oo sawir ugu qaadi lahayd. Aad buu ugu qoslay isagoo layaaban inay waxaa fudud garanayn oo technology wax ka aqoon! Wuxuu hilmaamay in ay sagaal Bilood uurka ku siday oo Aduunka keentay, Wuxuu hilmaamay in ay iyadu bartay sida loo hadlo, Wuxuu hilmaamay in ay …
Read More »Fariin Dhaxalgal ah oo ku Socota Gabdhaha
Ku socota gabdhaha: Waxaa ku guursan kara ninka dadka ugu xun, sida Aasiya xaas ugu ahayd Fircoon – hadana taa kama aysan bedelin Daacadimadeeda iyo jaceylka ay Alle u qabtay. Waxaa ku qabi kara ninka ugu wanaagsan oo ragga laga dhex doortay, sida Nabi Alle, hadana taa kuma geli kartid Janno – Sida xaaski Nabi Luut Calayhi Salaam. Waxaa ahaan …
Read More »10 Tallaabo Oo Kaa Dhigaya Taajir
Waan idin Salaamay Damaantiin Akhristayaasha qiimaha badan meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan arkay in bulsha waynta somaliyeed, gaar ahan dhalinyaradda ama qofkasta oo jecel in uu noqdo Millionaire ama taajir …
Read More »Calaamadaha Lagu Kala Garto Saaxiibka Wanaagsan Iyo Midka Xun
Saaxiibtinimadu waa shay aad uu qaliya, waxay ka udgoontahay cuudka , waxayna ka cadahay caadceeda, waa waxa qaali ah qofki helana ay mudan tahay in uu Illahay uu mahad ceeliyo . saxiibtinimadu waa waxa ugu wanaagsan Waxa jira uguna fican ,waana tan ugu qiimaha badan aadan ka marmi kariin . Saaxiibkatinimadu waxay ku dhisan tahay is fahanka ,isku sheegitanka waxa wanaaaagsan …
Read More »Sirta Weydiimaha (ASK)
Su’aal weydiintu waa soo jireen, waxa ayna soo socotay inta aadanuhu jiray. Waxaanse maanta rabaa inaad ila fahamtid akhristow sirta ku jirta habka wax weydiinta. Bal ila eeg ereygan: ASK, micnihiisu waa wax weydiin, waxaan ka soo dhex saari karnaa micno aad uweyn, si fiican u dhadhami mugga uu xambaarsanyahay ereygan ka kooban seddexda xaraf. Always: Marwalba Seeking: Raadinaya (Doondoonaya) …
Read More »Talo Adiga Ayaa Ku Nool ee Iyadu Kuguma Noola
Nolosha bini’adamku waa mid ku dhisan imtixaan dhib badan. Aduunyo lagama dhamaado, laga mana dhargo ilaa qofku ka dhinto oo iilka la dhigo.laakiin dhibaatada aduunka qof ba si gaar ah ayuu u wajahaa. Halkan waxa aan ku soo qaadan doonaa qodobo ay tahay in aad mar kasta xusuusnaato. 1. HAKA TAGIN CABSIDA ALLE ( swt ) IYO CIBAADADA. ka hormari …
Read More »10 Tallaabo oo aad Ku Maareyn Karto Walwalka Badan
Walwalka badan waa mid qatar ku ah nolasha qofka aadanaha ah kaas oo sababi kara in qofka caafimaadkiisa iyo miisanka jirkiisa uu lumo isla mar ahantana farxada iyo fir fircoonida qofka uu lahaa gabi ahan ka suusho, walwalka badani waxa kale oo ka dhasha cunto xumo, hurdo la’aan , madax xanuun badan iyo cadaadiska dhiiga oo heerkiisa sare u kaca …
Read More »