Ma dooneysaa inaad ku guulaysatid noloshaada jawaabtu haday haa tahay ,hadaba waxaa jira dhaqamo ay iska ilaaliyaan dadka caqliga badan si ay noloshooda ugu khasaarin taasina waxay mudantahay kudayasho run ahaantiina waa qodobo dhowr ah oo aad uxun loona baahanyahay in laga dheeraado qodobadana waa sidan soo socota: 1-kuma xiraan noloshooda dhaqaale ma haysatid , waxay isku dayayaan waxkasta oo ay …
Read More »Nolol Wanaag
Aduunka Ka Dooro Saxiib Wanaagsan, W/Q: Samsam Ismaciil
Saaxiibka wanaagsan iyo faa’iidada uu ku yeelan karo. Alle (SWT) waxa uu Qur’aankiisa Kariimka ku leeyahay “Ruuxii uu Sheydaan u noqdo saaxiib ayaa leh saaxiibka ugu xun”. Halkaana waxa aad ka garan kartaa in nolosha ay qeyb weyn ku leeyihiin saaxiibadu. Haddii ay saaxibadaadu noqdaan kuwo wanaagsan waxay helayaan raali ahaansho Alle iyo wanaag badan. Haddiise ay noqdaan kuwo xun oo …
Read More »Wax Ka Baro Hababka Looga Hortago Guuldarada
Qof kasta inaga mid ah wuxu u baahan yahay qaab uu kaga hortago guuldarada nolasha. Laakiin nasiib daro qof kasta waxa uu ku mashquulay sidii ku guulaysan lahaa laakiin aanu ka fikirin sidii uu uga hortagi lahaa guuldarada. Xadiiqada guuldaradu waa qeyb ka mid ah nolasha, waana muhiim inaad barato qaabka looga gudbo,Ha u ogolaan cabsida guuldaradu in ay burbuuriso noloshaada …
Read More »10 Qodob Oo Kaa Caawinaya Inaad Naftaada Horumariso W/Q: Hinda Cabdi
Bismillaah Halkan waxaan ku soo qadan doonaa qodobo kaa caawinaya sida aad naftaada u horumarin lahayd. 1 Ugu Horeyn Ma Leedahay Hadaf? Waa maxay hadafka aad nolosha ka leedahay ? Suura gal ma tahay inaad u safarto magaalo aadan garaneyn magaceeda , dhanka ay ka xigto iyo waliba masaafada ay kuu jirto , adigoo ruux kale aan isku haleyneyn? Dabcan jawaabta …
Read More »Iska Jir Waxyaabahaan Dilaya Sharaftaada!!
Aqristayaasha qiimaha badan ee qurbo magazine waxaan idiin soo gudbineynaa talooyin Muhiim u ah qof walbo isla markaana wax weyn u tari doono kana caawin doono in uu dhawrto sharafkiisa waxaana ka mid ah . 1- Iska jir in aad qof isu duleyso : inaad nafsadaada qof u duleyso waa wax kugu kalifi karo in aad sharaf xumo ku noolaato …
Read More »Furayaasha Farxadda, W/Q: Hibo Ciise
Waxa ugu qiimaha badan ee uu aadamuhu gaadhi karaa waxa weeyaan inuu ku sugnaado farxad iyo raynreyn, waqtigiisana ku qaato kalgacal iyo wanaag, si ay u noqoto mid ku reebta xusuus qurux badan noloshiisa inta ka dhiman. halkaas oo uu kaga tagayo muragada iyo meehanawga uu la kulmo marmarka ay is yeelan waayaan wuxuu doonayey iyo wuxuu ka helay aduunkan. …
Read More »Ma Rabtaa Guul? W/Q: Hinda Cabdi
Bismillah Asalamu calaykum waa Raxmatullahi waa Barakatu. Salaanta Qiimaha badan kadib, IIahay ayaa mahad leh waan hubaa inan dhamanteen rabno inan guulaysano Aakhiro iyo Aduunba, Alle ha inagu hago dariiqa Guusha Idilkeenba. Guushu waa maxay? Guushu waa himilo iyo hiigsi aad leedahay oo aad gaadho, mana ahaa mid ku timaada xaglo laaban, sahal, fikir gaabni, hami yari iyo samir yaraan …
Read More »Sidee U Hagi Kartaa Noloshaada? QEYBTII 2-AAD
Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan arkay in Bulsha waynta somaliyeed, Gaar ahan dhalinyaradda ama qofkasta oo jecel in uu naftiisa dhiso , ama uu hore umariyo si uu u noqdo qof maamuus leh, …
Read More »Sidee U Hagi Kartaa Noloshaada?
Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristayaasha Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan kor ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan arkay in Bulsha waynta somaliyeed, Gaar ahan dhalinyaradda ama qofkasta oo jecel in uu naftiisa dhiso , ama uu hore …
Read More »4 Talaabo Oo Aad Ku Horumarin Karto Xirfadaada
ALLE SUBXAANAHU WATACAALAA bini aadanka uu abuuray waa ay kala duwan yihiin hadeey ahaan laheyd muuqaalka, awooda shakhsiyadeed, hibooyinka uu eebe nasiiyay intaba waa kala duwanyihiin. Waxa jira dad badan oo leh xirfad kuwaasoo u baahan inay hormariyaan xirfadooda si ay heer uga gaaraan ama ay uga mira dhaliyaan. Si aad u hormariso xirfadaada waa inaad dadaal badan sameeysaa oo …
Read More »7 Tallaabo Oo Kuu Sahli Kara In Riyadaadu Kuu Rumowdo
Waxaad aad ii soo jiitay oraah dheheeysa “wax walbo oo aad ku riyooto waad gaari kartaa”. Waxaa wanaagsan mar walbo inaad leedahay kalsooni aad ku xaqiijin karto riyadaada sida eey doonto ha u weeynaato, mararka qaarna waxaad dareemeeysa ineey waqti qaadaneeyso xaqiijinta riyada dhab ahaantina waqti weey qaadaneeysa waxaadna kaa shataa sabar. Hadaba waxaan kuu soo gudbinaynaa talooyin ku haga …
Read More »Talooyin Xikmadaysan oo ku Anfacaya
1. Marnaba ha u sharixin naftaada qofna. Sababtoo ah qofka ku raba uma baahna, qofka aan ku rabina maba rumeysanayo. 2. Waxaan ka oohinaa kuwa ina daneeya. Waxaan u ooynaa kuwa aan marnaba na daneyn. Waxaan ka cararnaa kuwa na jecel, waxaan eryanaa kuwa aan na jeclayn. Tani waa murugo balse waa xaqiiq. Laakiin Goortii aad garowsado waqti kaama tagin …
Read More »10 Tallaabo Oo Aad Ku Kasban Karto Asxaab Badan Oo Wanaagsan
Saaxiibku waa xubin wanaagsan oo ay u baahan tahay naftaadu, xubintaasoo ah mid aad u baxsanayso markasta oo aad u baahato. Noloshu kama maaranto saaxiib wanagsan oo ku garab taagnaada, haddaba waxaa loo baahan yahay inaad ilaashato asxaabtaada ama aad dhaqato abuuratana asxaab kale oo wanagsan tayo iyo tirabana leh. Waxaa hubaal ah haddii aad ku dhaqanto talaabooyinkaan tirsan inaad …
Read More »8 Tallaabo Oo Muhiim Ah Si Aad U Gaarto Guul
Isticmaal fikradahaan si aad guul u gaarto: 1. Fuli Fikradahaaga: adigoo ka bilaabaya meel macquul ah oo aad hadhoow kasoo kabsan karto sidookale markaad wax yar ku bilaawdo waxaad kala ogaaneeysaa ineey fikarada soconeeyso iyo in kale. 2. Diiwaangasho Ahdaaftaada: Ahdaafta aad tiigsaneeyso waa ineey kuu diiwaan gashanyihiin si aad u ogaato meesha aad mareeyso iyo inta kaaga dhiman inaad gaarto hadafkaada. …
Read More »10 Dariiqo Oo Aad Ku Noqon Karto Qof Mustaqbal Ifaya Leh
Hadii aad dooneeyso inaad noqoto qof dadka kale ka soocan oo mustaqbal fiican leh waxaa jiro qodobo eey tahay inaad raacdo si aad u noqoto qof dadka kale ka duwan oo mustqbalkiisana ifaayo: 1. Dhoolacadeey xili walbo hadii aad faraxsantahay iyo hadii aad murugeeysantahay . 2. Iska iloow wixi hore ee aad kasoo gudubtay sababtoo ah xasuusashada wixi hore dib u dhac …
Read More »