Waxaa la yidhaahdaa 5 sano ee soo socoto mustaqbalkaaga siduu u ekaan doono Ilaahay ka sokow waxay ku xidhantahay buugta aad akhriyi doontid iyo dadka aad la kulmi doontid. Akhrisku wuxuu ka mid yahay hababka ugu wanaagsan ee uu qofku diyaar garoobi karayo mustaqbalkiisa waayo sida qaalibka ah qofka waxaa saameeya hab fikirkiisa, aduun araggiisa iyo hab dhaqankiisa waxa uu …
Read More »Nolol Wanaag
Awooda iyo Saameynta erayada lagu hadlo
Professor ayaa u jeedinayay Arday khudbad ku saabsan awooda & saameynta ay yeelan karaan kelmadaha aan ku hadalno & hab dhinaca wanaagsan ah in loo fakiro. Mid ka mid ah Ardaydi ayaa gacanta taagay oo yiri, “U maleyn maayo inay kelmado wax bedeli karaan. Maalin kastaa dadku way iska hadlaan waxna qoraan. tusaale hadaan maanta dhan iraahdo ‘Nasiib wanaagsan’ kuna …
Read More »7 Cashar oo aan ka Faaiday Buugga AWOODDA CAADADA (The Power of Habit)
“ Wuxuun baan nahay, waxii aan samaynteeda joogteenno.” ? Aristotle “Isbaddelku, waxa laga yaabaa in aanu soo degdegin, fudaydna ku iman mar kasta. Laakiin, haddii wakhtiga iyo dedaalka la kaashado, caado kasta waa la baddeli karaa. ” ? Charles Duhigg Waxaan halkan hoose idinkula wadaagayaa 7 fikradood iyo mid suubis ah, oo aan ka faa’iiday akhrinta buugga ‘Awoodda Caadada” Haddu …
Read More »Waxyaabo ku badbaadin kara Insha Allah
1. Gaari ayaad wadataa, cadceeda qoraxda aad bay u kulushahay, waxaad aragtay qof lugaynaya oo aad u dhididaya, Ha dhibsan, u fur albaabka oo sii dhowee – Waxay kuu noqon kartaa mid ku badbaadisa In Shaa Allaah 2. Waxaad bariis dhigtay meel ay shimbiruhu ka cuni karaan – Waxay kuu noqon kartaa mid ku badbaadisa In Shaa Allaah 3. Guriga …
Read More »Sida Loo Dhiso Hadafka
Ugu’horrayntii su’aasha muhiimka ah waxa ay tahay. – Sideen ku xaqiijin karnaa go’aamada aan qaadano in ay noqdaan kuwa shaqeeya oo aan laga quusan muddo gaaban gudahood ? Hadaba waxaan isku dayayaa in aan ka jawaabo su’aashaan inkasta oo aan doonayo in su’aashu ay noqoto mid furan oo cidkasta ay ku soo kordhin karto aragtideeda ku aadan mowduucan si’ dadka …
Read More »Qiso Cajaai’b leh!!!
Lamaane dhalinyaro ah ayaa u guuray xaafad cusub. Subixi u horeeyay, iyagoo quraacanaya ayaa haweenaydi waxay daaqada ka aragtay haweenay deriska oo dhar ay dhaqday xariga ku saareysa, waxay bilawday inay wax ka sheegto iyadoo leh “Dharku nadiif maaha, ma taqaan sida saxda ah ee wax loo dhaqo. Waxay u baahan tahay Qasaalada dharka lagu dhaqo ama saabuun fiican” Ninki …
Read More »Casharro Dahabi Ah
Halkaan akhriso casharro iyo talooyin qiimo badan: 1- Mar kasta ku dadaal in aad naftaada ka dhigtid mid Eebe ku xiran, daacad ah oo dabacsan. 2- Isku day in aad ku Qanacdid waxa yar ee aad nolosha ku haysatid, ee uu Eebe “Subxaana watacaalaa Ku siiyey” Si laguugu Kordhiyo uguna gaartid Galadda wayn, Badsana samirka si noloshaadu u sinaato. 3- …
Read More »Ha Hagran Hooyadaa
Ilmaha marka uu dhasho dhawrka bilood u horeeya noloshiisa habka keliya ee waxa uu u baahan yahay ama ka cabanayo ku gudbin karo waa oohin. Hooyadu waa qofta keliya ee fahanta kana jawaabta nooca oohintiisa iyadoo marki uu ooyo kala garanaysa oo leh; Markan gaajo ayaa haysa wuxuu u baahan yahay caano, markan wuu is qooyay wuxuu rabaa in dharka …
Read More »Ardayda Qalin Jabisay Ee Shaqo Doonka AH (QISO)
Qof kasta ha aqriyo Qisadan, gaar ahaan Ardayda Qalin jabisay ee Shaqo doonka ah Wiil dhalinyaro ah ayaa shaqo Maamule shirkad weyn ka codsaday. Wuxuu interview u soo hor fariistay Agaasimihi Guud oo CV-gisa ka ogaaday in natiijada waxbarashadiisi sareysay. Wuxuu weydiiyay in Aabihii Schoolka ka bixin jiray? Wuxuu ku jawaabay, Maya Hooyadey baa iga bixin jirtay. Agaasimihi ayaa weydiiyay, …
Read More »Ka Faa’idaysiga Nimcooyinka Alle
Inkasta oo aynaan af, iyo qoraal toona ku koobi Karin waxyaabaha ALLE inagu manaystey hadana waxaynu odhan karnaa, nimcadu waa deeqda Alle s.w.c uu u fidiyo adoomihiisa waana wax kasta oo naftu ku raaxaysato ama u baahantahay sida, iimaanka iyo islaamnimada, xubnaha jidhka, aqoonta, hantida, ubadka, IWM Dhamaan nimcooyinkaasi waxay u baahanyihiin in looga faa’idaysto si ku haboon lana ogaado …
Read More »Horta Adigu Yaad Tahey? W/Q: Hibo Ciise
Intaad caqliyeysatey waxaad arkeysaa uun habeenka iyo maalinta oo is badbedalaya laga yaaba inaaney wax badan kuusoo kordhin, waxaad in badan u socdaashaa meelo badan ha noqdaan kuwa dheef ku leh iyo kuwo kaleba, waxaad la kulantaa boqolaal waji kuwo aad hore u taqiiney iyo midhadh kugu cusuba qolaba sibay noloshu u waajahdaa iyaguna si kala duwan ayey uga fal …
Read More »Qiso Qurux badan
Qiso Qurux badan Madaxweynihi hore ee India Dr. Abdul Kalam Allaha u naxariistee ayaa wuxuu yiri: “Waagi aan yaraa, Hooyadey ayaa cuntada noo karin jirtay. Habeen gaar ah ayay casho ay sameysay miiska u soo saartay Aabe. Waxay ahayd saxan subzi iyo Rooti aad u gubtay. Waxaan sugayay in uu ogaado oo wax ka yiraahdo. Laakiin Aabe wuu cunay rootigi …
Read More »Allaa weyn, Ninkii Aaminaa Awood leh
Allaa weyn, Ninkii Aaminaa Awood leh Webiga ma qarqin Nabi Muuse CS isagoo ah saqiir kuna sugan xaalad uu aad u tabar daran yahay. Hadana Webiga wuxuu qarqiyay Fircoon isagoo ku sugan xilligi uu ugu awooda badnaa! Kibir dartiisna uu sheegtay in uu Bini’aadan oo dhan ka sareeyo!! Haddaba, qof kasta oo Alle ku xiran, daciifnimadiisu ma ahaaneyso mid dhibaato …
Read More »Sidee Ku Aaminaa Nafteyda?
Aaminida naftaada waa sheyga ugu muhiimsan gaarista horumarka aad kuriyootay. Hadii lawaayo aaminid aad kuqabto naftaada waxey soo fududeyneysaa in si fudud lagaaga hor istaago waxyaabaha qalbigaaga kujiray inaad sameyso. Aaminid aad aaminto naftaada waa wax aad u adag mararka qaar. Imisa sheey aadan wali qabsan ama aadan isku dayin maxaa yeelay waxaad laeyd aaminka naftaada. Todobadaan qodob ee soo …
Read More »Himillada Ayaa Gundhig U Ah Awoodda Guusha
Ina Nebi-aadan Inta uu Nool yahay iyo meel kasta oo uu ku nool yahay waxa uu leeyahay Han iyo Himilo uu ku hammiyayo inuu gaadho, waxa uu leeyahay Min-qiyaas uu doonayo inuu hadhsado oo uu u arko in horumar uu ka gaadhi karo isla markaana naftiisa/teeda, dadkiisa/keeda & dalkiisa/keedaba Anfacaysa. Haa, Fikirkaasi wuu ku wada jiraa dadka, waana waxa ay …
Read More »