Think and Grow Rich by Napoleon Hill Buuggan, wuxu ka mid yahay buugta fara ku tiriska ah ee saamaynta wayn ku yeeshay dhammaan tababbarreyaasha iyo qoraayada mucaasiriinta ah ee mawduuca horuamrinta shaqsiga iyo guusha ku can baxay. Napoleon Hill wuxu buuggan qoray 1937 kii. Sababtii keentay qoraalkiisana waxay ahayd sidatan:Andrew Carnegie oo ahaa hantiile Scottish American ah, ayaa wuxu ka …
Read More »Nolol Wanaag
Murti Macno leh
1. Dadka cidlada & kelinimada soo arkay ayaa ugu naxariis badan. Dadka murugo soo maray ayaa ugu dhoola cadeyn badan, Dadka Jab badan soo gaaray ayaa bixiya Jaceyl badan. Dhamaan sidaa waxay u sameynayaan Sababtoo ah ma doonayaan inay arkaan qof u dhibaatoonaya sidi ay ka soo gudbeen 2. Goortii aad meel sare joogto, Saaxiibadaa way garanayaan qofka aad tahay. …
Read More »7 Cashar oo aan ka Bartay Buugga The 15 Invaluable Laws of Growth By John Maxwell
The 15 Invaluable Laws of Growth (15 ka Xeer ee aan la qiimayn karayn ee Korriinka) by John Maxwell: Qof wal oo innaga mida noloshiisu heer ayay joogtaa, heer kalana haanka ayuu ku hayaa oo wuu hiigsanayaa. Halka uu joogo iyo meesha uu hiigsanayna, waxa u dhexeeya farqi (gap) aad u wayn. Si uu u gaadho, wuxu u baahan yahay in …
Read More »Psychology Dabeecadaha Dadka Wax ka Ogow!
1. Muran dad xiriir ka dhexeeya waxaa ugu xun kan ay ku murmaan fariin qoraal (text message) iyagoo kala maqan 2. Goortii dadku ku yiraahdaan waa is bedeshay, waxay u badan tahay 95% inaad joojisay sameynta wixi ay rabeen inaad sameyso 3. Si kastoo aad u tahay qof adag, had iyo jeer waxaa jira qof daciif kaa dhigi kara 4. …
Read More »FIKRAD & BUUG: Talk Like TED By Carmine Gallo
Buuggan waxa qoray qoraa la yidhaahdo Carmine Gallo oo ah tababbare arrimaha la xidhiidha wada-xidhiidhka iyo wada hadalka. Horay wuxu u qoray buug yidhaahdo: `Siraha Wax-soojeedinta Steve Jobs` oo ka mid noqday buugta loogu gadashada badan yahay illaa iyo manta. Buuggan `U Hadal Sida TED` wuxu ka qoray tabaha iyo xeeladaha ay adeegsadaan dadkii loogu dhagaysiga badnaa soo-jeedinaha lagu qabto …
Read More »Sidan Samee Maalin Walba!
Sida dadka badankiisu ka siman yahay maalin kasta oo kuu bilata, waxaad rabtaa inay kuu noqoto mid ku raali galisa oo aad ku raaxaysato.Muuse, waxa uu ii sheegay in ay dhibi ka haysato shaqada oo uu diiqad, cidhiidhi iyo raaxo (Comfort) la’aan ku joogo. Shaqadiisu ma xuma balse jawiga maalinta ayaan u ahayn mid soo dhaweeya. Maaha arin uu isagu …
Read More »Dareenka Dadka
1. Mararka qaar waxaa wanaagsan in qofku iska aamuso inti uu dadka u sheegi lahaa dareenkiisa sababtoo ah way ku sii dhaawaceysaa keliya goortii aad ogaato inay ku maqli karaan laakiin aysan ku fahmi karin 2. Waxaan ka xiran karnaa indhaha waxyaabaha aynaan rabin in aan aragno laakiin kama xiran karno qalbigeena waxyaabaha aynaan rabin in aan dareeno. Aad bay …
Read More »Qiso Xanuun Badan (Caasi waalidayn Ma Guulaysto)
Qisadan waxa ay ka hadlaysaa Qofka waalid caasigga ah inuusan Marna Guulaysan, wax horumar ahna uusan gaarin. Qisaduna waxay ku bilabanaysa Sidatan:- Waxaa Hal meel kuwada Noolaa Hooyo Da,ah , hoyadaas waxay wax ubad ah ka dhashay Hal Wiil, waxay ku soo korisay nolol adag waxayna kala soo martay Dhibaato Fara badan. Hoyadan Wiilka waxay ka biili jirtay Goob ay …
Read More »Isu-naxariisashada iyo Saamaynta Wanaagsan ee ay ku Leedahay Bulshada
Dhamaanba diimihii samaawiga ahaa ee Allah swc soo dajiyay waxay ahaayeen kuwo kubaaqa oo iskuraacsan ahmiyadna siiya dabeecaddaha isunaxariishada, deeqsinimada, runta, amaanada iyo isa-saamaxa. Dhamaantoodbana waa dabeecado iyo akhlaaqiyaad ruuxda iyo nafta gayaysiiya raaxo, xasilooni iyo nabadgalyo. Waxa aan tiro yarayn baadhitaanada qiraya in ay dabeecadahani nafta ku leeyihiin raadad waxtarleh oo farxad ku abuurayaan qalbiga ruuxa sameeya iyo kalloo …
Read More »FIKRAD & BUUG: The 80/20 Principle By Richard Koch
Qaaciidada 80/20 way fududdahay, miisaan ahaan iyo macno ahaan se way culus tahay. Waxay leedahay, boqolkii 20 ka mida waxa aad waxkhtigaaga iyo dedaalkaaga geliso ayaa dhala boqolkii 80 natiijada aad doonayso. Taa macnaheedu waxa weeye, waxa aad boqolkii 80 ku bixiso wakhtigaaga iyo dedaalkaaga, wuxuun bay dhalaan boqolkii 20 ka mida waxa aad doonayso. Buugganina wuxuun buu ka hadlayaa …
Read More »U Hiili Naftaada
Markaad tahay qof uu Alle (SW) ku abuuray kawnkiisan, isla jeerkaasna ku manaystay caqli waa in aad yeelataa Hami & Hiigsi. adiga oo aan cidna u daba fadhiisan inaad rumayso ahdaaftaada ha noqdaan kuwo aduun iyo dabcan kuwo aakhiro. Waxa jira dad badan oo u noqda nolosha dhibanayaal. taasi waxaan ula jeeda in ay noloshooda ka dhigaan tu ku xidhan …
Read More »Toddobada Caado ee ay Leeyihiin Dadka Waxtarka leh (The Seven Habits of Highly Effective People)
Waa xalqadii 2aad ee barnaamijkii Fikrad & Buug. Buugga toddobaadkan waa “Toddobada Caado ee ay Leeyihiin Dadka Waxtarka leh” (The Seven Habits of Highly Effective People) ee uu qoray Stephen Covey. Caadada 1aad: Be Proactive. Noqo qof wax sababa oo isagu horseeda waxa uu doonayo. Ha noqon qof isagu suga uun waxa uu doonayo. Naftaada 100% mas’uul ka noqo, diiraddana …
Read More »Maxey dumarku la ooyaan? W/Q Siciid Xagaa
Wax sahlan maaha in jawaab deg-deg ah aan markiiba u keeno su’aasha ah maxey dumarku u ooyaan marka xaalad qabsataba? Alle SW ayaa innaga og oo abuuray, hase yeeshee waxaan idin soo soo gudbinayaa sheeko aan doorbiday in aan idinla wadaago waxeyna ku bilaabaneysaa sidan: Wiil yar ayaa weydiiyay hooyadii, “Maxaad u ooyaysaa?” Hooyadii ayaa ugu jawaabtay wiilkeeda “Maxaa yeelay, …
Read More »Muhiimadda Wax-Akhriska (FAA’IIDOOYIN CAJIIB AH)
Waxaa la yidhaahdaa 5 sano ee soo socoto mustaqbalkaaga siduu u ekaan doono Ilaahay ka sokow waxay ku xidhantahay buugta aad akhriyi doontid iyo dadka aad la kulmi doontid. Akhrisku wuxuu ka mid yahay hababka ugu wanaagsan ee uu qofku diyaar garoobi karayo mustaqbalkiisa waayo sida qaalibka ah qofka waxaa saameeya hab fikirkiisa, aduun araggiisa iyo hab dhaqankiisa waxa uu …
Read More »Awooda iyo Saameynta erayada lagu hadlo
Professor ayaa u jeedinayay Arday khudbad ku saabsan awooda & saameynta ay yeelan karaan kelmadaha aan ku hadalno & hab dhinaca wanaagsan ah in loo fakiro. Mid ka mid ah Ardaydi ayaa gacanta taagay oo yiri, “U maleyn maayo inay kelmado wax bedeli karaan. Maalin kastaa dadku way iska hadlaan waxna qoraan. tusaale hadaan maanta dhan iraahdo ‘Nasiib wanaagsan’ kuna …
Read More »