1. Ku bilow wax kasta Bismillaah. Ka mahad-celi wanaag kasta. Ka toobad keen xumaan & dembi kasta. Carabkaaga bar Xuska Alle xilli kasta 2. U noolow si fudud si kastoo Derajadaada Aduunka u sareyso 3. Ha isu bedelin si dadka kuu Jeclaadaan. Ahow qofka aad tahay dadka saxda ah ayaa ku jeclaanaya 4. Dhoolacadee xitaa haddii Qalbigaagu murugeysan yahay 5. …
Read More »Nolol Wanaag
Qoraal Nololeedka Qofeed
Qoraal Nololeedka Qofeed Qofkasta oo damacsan in uu is-hormariyo waxaa laga doonayaa inuu leeyahay qoraal cadeynaya waxa uu jecelyahay inuu gaaro mustaqbalka, kaas oo hagaya noloshiisa. Qoraalkaas oo uu qofku ku qorayo warqad, kuna cadeynayo waxa uu damacsan yahay mustaqbalka. Isla markaana uu dajisto hadafyada uu ku gaarayo waxa uu damacasanyahay. Hadaba, waxaan kaga hadli doonaa : Waa maxay Qoraal …
Read More »Calaamado Cadayn u ah in aad tahay Qof aan Go’aan Gaari Karin
1. Waxaad dareemaysaa in aad u baahan tahay isbedel in aad sameyso hadana ma go’aansan kartid in aad ku dhaqaaqdo oo sameyso 2. Maanta qof baad mucaaradaysaa, Beri waa taageeraysaa, hadana mar kale ayaad ku kacaysaa sababtoo ah ma jiro go’aan ah in aad hal qadiyad yeelato 3. Waxaad la sheekeesataa oo isku wadaa dad badan, mana go’aansan kartid in …
Read More »Casharro Xul Ah & Buugga Brain Rules
Waa markale iyo barnaamijkii Fikrad iyo Buug ee Ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagi jiray mid ka mid ah buugaagta qiimaha badan ee uu akhriyay, Toddobadkaan waxa uu inoo soo gudbinayaa buug la yiraahdo Brain Rules ee uu Qoray John Medina. Qoraaga buuggani waxa uu ka warramayaa 12 xeer ee ay maskaxdu ku shaqayso illaa iyo haddana ay daraasaadku xaqiijiyeen. Ka …
Read More »7 Cashar Oo Qiimo Badan & Buugga Talent is Never Enough
Waa markale iyo barnaamijkii Fikrad iyo Buug ee uu Ustaad Mubarak nagala wadaagi jiray midka ka mid ah buugta uu akhriyay, Toddobadaan waxaa diiradda saaran buug la yidhaahdo “Talent is Never Enough”, Buggani wuxuu ka hadlayaa hibadu qofka in aanay ku filnayn oo ay jiraan waxyaabo qof kasta oo hibo leh u baahan yahay, dabcan dhammaanteen hibo ayaynu wada leenahay, …
Read More »Change: Sidee qofku is-bedel u sameyn karaa?
Waxaa jiray tuug wadooyinka dadka ku dhaca, burcad ah. Aad caan u ahaa xilligaas. Habeen buu fuulay darbi guriga gabar uu aad u jeclaa, markuu rabay inuu gidaarka ka dago ayuu maqlay, qof Salaat tukanayay oo aqrinayay aayada Quraanka: Miyaysan weli waqtigu u iman (u dhowaanin) kuwa xaqa rumeeyay inay u khushuucdo quluubtoodu xusidda Eebe (Suurat Al-Xadiid) Wuu ruxmay, wuxuu …
Read More »Maxaad la Murugoonaysaa?
1. Ma waxaad u heysataa in aadan qurux badneyn? Qof baa aad u doonaya inuu sidaada u qurux badnaado, kuwa badan baa Lixaadkoodi waayay hadana qanacsan 2. Ma waxaad rabtaa lacag badan? 30% dadka Aduunka waa sabool, qaar badan waxay ku noolyihiin 1 Dollar wax ka yar maalintii 3. Ma waxaad dooneysay oo aad weyday Saaxiib? Kuwaan xitaa Waalid heysan …
Read More »Psychology: Waxyaabo Aad U Baahan Tahay Inaad Ogaatid
1. Si kasta aad u jimicsato ama gym u gasho, si kasta aad bistoolad ama bakoorad u qaadatid marnaba ma tihid qof xoogan haddii aadan Bustaha ama go’a intaad iska qaado aadan aroorti Masaajidka u aadi karin Salaada Subax 2. Habka ugu foolxun ee lamaane xiriir ka dhaxeeya u kala haraan waa iyagoo Block isa saara ama waxyaabo ku xumayn …
Read More »7 Fikradood Oo Aan Ka Faa’iiday Buugga Eat That Frog
Brian Tracy waa qoraa iyo khudbeeye ku xeel-dheer culuumta horumarinta aadanah. Wuxu qoray in ka badan toddobaatan buug oo badi ku saabsan qofka iyo sidii uu horumarin lahaa awoodihiisa iyo sidii ay noloshiisu u noqon lahayd mid midho-dhal leh. Buugtiisaa waxa ugu caansan `Cilmu Nafsiga Iibinta`, `Mucjisaadka Cunwaanka buugga ee `Eat That Frog` wuxu ka yimi odhaah uu yidhi Mark …
Read More »Xasiloonida Qalbiga!
Xasiloonida qalbiga: Aduunka maanta waxa qof kasta raadinayaa waa siduu ku heli lahaa deganaan maskaxeed iyo xasilooni Qalbiga ah. In badan wixi ay rabeen sanado ka hor way heleen hadana kuma qanacsana, weli waxaa ku furan buuq, waxay dareemayaan kadeed, waxaa ku badan hilmaanka, waxaa ku jira degdeg badan, waxaa haya nasasho la’aan, iyo qaar kaloo badan. Maxay waxaan u …
Read More »Sababaha ku diidi kara inaad Guusha Gaadho
Ma tahay Qof raba inuu Heer ka gaaro dhinacyada Badan ee Nolosha, hadaba haday jawabtaadu tahay haa waxaan ku sheegaya inaad ka dheeraato Qodobadan aan ku soo wado maxaa yeekay waxay sababi karaan inaad Guusha gaari wayday:- 1:- Cabsidda:- Ficilka Cabsida waxay lidi ku tahay Geesinimo iyo karti mar walba oo aad Cabsatana waxaa dib i dhigmaya Guusha aad rabtay …
Read More »7 Cashar oo Muhiim Ah: Buugga How to Win a Friend and Influence People
Buuggan `How to Win a Friend and Influence People` wuxu anfacayaa qof wal oo doonaya in uu xirfadihiisa cilaaqaadka kobciyo, qof kasta oo doonaya in uu kasbado saaxiibbo iyo weliba qof wal oo doonaya in uu saamayn ku yeesho dadka ku hareeraysan. Waxa la qoray 1936-kii, haddana waxaad mooddaa in maanta la qoray. Sababtuna waxa weeye, Dale Garnegie wuxu buuggan …
Read More »Sidee Wax Loo Akhriyaa Sidee Se Loo Samaystaa Caado Akhris
Sidee Wax Loo Akhriyaa Sidee loo samaystaa caado wax akhris? sidee la isku jeclaysiin karaa wax akhrinta? Waxaan jecelahay idiin soo gudbiyo 5 tallaabo oo aan isleeyahay qofkii dabaqa way caawinaysaa. Waa tallaabooyin anigana i caawiyay dad badan oo aan kula taliyayna ay ku liibaaneen. Hadaf: Tallaabada ugu horreysa haddii aad doonayso inaad yeelato caado wax akhris waa hadaf, Wax …
Read More »GORFAYN BUUG: Think and Grow Rich
Think and Grow Rich by Napoleon Hill Buuggan, wuxu ka mid yahay buugta fara ku tiriska ah ee saamaynta wayn ku yeeshay dhammaan tababbarreyaasha iyo qoraayada mucaasiriinta ah ee mawduuca horuamrinta shaqsiga iyo guusha ku can baxay. Napoleon Hill wuxu buuggan qoray 1937 kii. Sababtii keentay qoraalkiisana waxay ahayd sidatan:Andrew Carnegie oo ahaa hantiile Scottish American ah, ayaa wuxu ka …
Read More »Murti Macno leh
1. Dadka cidlada & kelinimada soo arkay ayaa ugu naxariis badan. Dadka murugo soo maray ayaa ugu dhoola cadeyn badan, Dadka Jab badan soo gaaray ayaa bixiya Jaceyl badan. Dhamaan sidaa waxay u sameynayaan Sababtoo ah ma doonayaan inay arkaan qof u dhibaatoonaya sidi ay ka soo gudbeen 2. Goortii aad meel sare joogto, Saaxiibadaa way garanayaan qofka aad tahay. …
Read More »