Wax akhrisku qofkii caado ka dhigtaa waxuu noqdaa qof ka aragti dheer dadka aan waxba akhrisan, waayo waxa maskaxdiisa ku jira macluumaad fara badan oo nololo kala duwan soo maray. Mar kasta oo arrin loola yimaado in uu ka talo bixiyo, wuxuu taladiisa u soo bandhigayaa qaab ku habboon wixii loola yimid. Sababta ayaa ah, wuxuu ku samaynayaa rog-rogis fara …
Read More »Nolol Wanaag
Qiso Cashar Iyo Xikmad Leh
Imaam Maxamed Binu Siiriin wuxuu ka mid ahaa Culimadii iyo Hantiileyaashii Taabiciyiinta wuxuuna ku caanbaxay ka ganacsiga Malabka. Mid ka mid ah Fuustooyin malabku ku keydsanaa oo guud ahaan gaarayay 600 oo Fuusto ayuu mar Doolli ama Jiir uga dhacay; deetana waa laga saaray waxaasa dib ka adkaatay in Fuustadaas laga garto kuwa kale. Hadduu Doolli ku dhaco shey dareere …
Read More »Arrimo Muhiim Ah Si Aad U Gaadho Hadafka Aad Leedahay
Waxa aad moodaa in dadku aad ugu liito xaga diyaarinta iyo meelaynta hadafkooda, waana fursad runtii aad loo dayacay. Waxana dadku intooda badan u haystaan in dajinta hadafka ay leeyihiin iyo riyadu isku mid yihiin, waxaanad arki qof ku leh “waxaan doonayaa in aan miisaanka iska rido” “waxaan doonayaa in aan lacag badan helo” “waxaan doonayaa in aan quraanka xafido”, …
Read More »Dadka Dunida Maanta jooga!!
Goortii aad saaxiibtimo muujiso Waxay u qaadanayaan inaad Shukaansi doon tahay, Goortii aad Daacad tahay waxay u qaadanayaan inaad Xaasid tahay, Goortii aad rabto inaad Keli ahaato waxay u qaadanayaan in Murugo ku heyso Goortii aad Aamusto waxay u qaadanayaan in Islaweyni kugu jirto Goortii aad runta ka hadasho waxay u qaadanayaan in aad Reer u dan leedahay Goortii aad …
Read More »Waa Maxay Nolol?
1. Ujeedada Noloshu waa in Alle oo keliya la caabudo 2. Tacaburka Noloshu waa in wax la barto 3. Dabeecada Noloshu waa in is bedel la sameeyo 4. Imtixaanka Noloshu waa in lagu Saburaa 5. Nuxurka Noloshu waa Daryeel 6. Fursada Noloshu waa in aad dantaada garataa 7. Qanaacada Noloshu waa in aad Iimaan xoogan leedahay 8. Hanitda Noloshu waa …
Read More »Waxaa Xaqiiq Ah In….
Waxaa xaqiiq ah: – Kali noolashiyuhu ( in aad kaligaa noolaato ) waa Dhibaato amaba Ciqaab. – Dad xun in aad la noolataase ka imtixaan iyo dhib badan. – In aad saaxib xun yeelatana waxaa ka wanaagsan in aad kali noolaato. Hadaba hadii aan ognahay in ay adag tahay in bani’aadamku uu kali noolaado inuu saaxiib xun yeeshana ay ka …
Read More »Talo Muhiim Ah
Hadii qof si aadan jeclaysan u hadlo, fikradiisa u cabiro ama ku aflagaadeeyo, ha ugu jawaabin si xun, aflagaado ama si caro leh. In qof ama qolo loo gefo marnaba ma aha hab wax lagu saxo, keliya xaalada ayay ka sii dareysaa. Qofka muslimka dhabta ahi waa kan ay umadu afkiisa iyo adinkiisa ka nabad gasho. Kan markuu ceebaha dadka …
Read More »Madoonaysaa dadku in ay ku Qadariyaan kuna Jeclaadaan?
Dabcan qof weliba waxa uu jecel yahay dadku in ay qadariyaan oo ay jeclaadaan .hadaba si ay taasi u dhacdo waxaa wanaagsan in aan la imaano sifooyinkaan ( arimahan ) soo socda . 1- Ka run sheeg diintaada: – Waxaa wanaagsan in ay islahaadanaa ( iskumid noqdaan ) qofka waxa uu rumaysan yahay iyo wax uu qabanayo tusaale ahaan. – …
Read More »Qiso Muhiim ah oo Dhexmartay Macalin iyo Ardaydiisa
Macalin iyo ardaydiisa ayaa waxa ay ku sugnaayeen makhaayad ( maqaaxi ) Shaaha laga cabo kadibna Macalinkii waxa uu jeclaystay inuu ardaydiisa baro Waayo aragnimada Noolasha in aan lagu soo koobi karin wax barasho laga qalin jabiyay balse qofkastaa looga baahan yahay inuu cashar ka qaato dhacdooyinka noolasha , Sidaa awgeed macalinki waxuu doonayay inuu ardaydiisa baro in aysan noqon …
Read More »Talo Kooban Oo Ku Anfici Doonta
– Ficilkaagu Waxa uu Muujinayaa Caqligaaga Barkii. Sidaa darteed waxa habboon waxa aad qabanayso in ay noqdaan wax wanaagsan. – Hadalkaaguna Waxa uu Muujinayaa Aqoontaada Barkeed. Sidaa darteed waxaa habboon qofka inuu iska daayo hadalka kiisa foosha xun . – Muuqaalkaaguna Waxa uu Muujinayaa Noolashaada Barkeed. Sidaa darteed waxaa habboon Aragtidaada iyo labbiskaagaba in aad wanaajiso. Waxaadna ogaataa marmarka qaar …
Read More »Isku day in aad u Hadasho si Xikmadaysan !!
Ugu horrayn waa maxay xikmad ( xikmah) ?? Sheikh Ahmed Deedat ( Alle s.w.t naxariistii janno haka waraabiyee ) waxa uu yiri : ” Xikmadu macnaheedu waa in aad iska ilaalisaa waxa aad qabanayso iyo waxa aad ku hadlaysaba in aysan abuurin ficil-celin ( ka gilgilasho ), waayo ficil-celintu sideedaba waxa ay ka hor imaanaysaa dhammaan warbixinada loo gudbinayo Bani …
Read More »Noqo Qof Leh Han Sare
Hadii aad aragto ruux wax un adiga ku dheer marnaba ha u maseerin ( ha u hinaasin) in aad sidiisa oo kale noqoto balse Allah ( SW) waydiiso inuu ku gaarsiiyo daraja ka sareeysa halka uu joogo , waayo taasi ayaa ah Hanka sare ee looga baahan yahay qofka muslimka ah ” Teeda kale naftaada haka dhaadhicin in ay qof …
Read More »kelmad Dhiiragelin ah
Waxaa la yiri hadii ukun ( beed) xagga sare laga dillaaciyo noolasheeda halkaa ayay ku egtahay, Hadiise ay si’ iskeed ah kaga soo dillaacdo xagga gudaha noolal cusub ayaaa u bilaabata. Taa macnaheedu waxa uu yahay wax waliba oo wanaagsan gudaha ayaa laga soo dhisaa sidaa awgeed waa in aad isku daydaa in aad noolashaada gudaha ka soo dhisto maxaayeelay …
Read More »Ha Quusan Ha is dhiibin weli Alle Talo saaro!
Goortii wax kasta kaa qaldamaan Goortii wadada aad ku socoto kula noqoto buur aad koreyso Goortii deyn badan aad ku jirto si aad u bixisana aadan garaneyn Goortii qorshe walba aad sameysay kuu shaqeyn waayo Goortii aad ku fashilanto isku day kasta Goortii aad dareento in qofna uusan ku fahmeen Goortii aad dareento inaadan sii socon karin intaa ka badan …
Read More »Ma doonaysaa in aad hesho Farxad?
1. Raadi Raali ahaanshaha Alle. Samee wixi Alle ku faray. Kana fogow wixi Alle kaa reebay 2. Noqo mid Mahadnaqa. Ku shugri Nimcooyinka Alle ku siiyay. Tani waa ficil ka mid ah Cibaadada in aad noqoto Adoon Shugri badan 3. Dhoolacadee mar kasta xitaa hadii aad ku sugan tahay xaalad adag 4. Ka fogow is bar-bardhig Aduun. Yaa taajirsan? Yaa …
Read More »