Waxaan halkaan idinkula wadaagayaa waxyaabaha kaa hortaagan inaad ka dhabayso riyooyinkaaga oo u baahan in aad wax ka badasho. Ku soo dhawoow qaybta koowaad. 1. Wax ka badel dadka kugu heeraarsan. Run’aantii waxaa aad u adag in aad badasho dadka dabeecadahoodu balse waxaad awoodaa in aad adiga kala doorato dadka aad soo dhawaysanayso cida ay noqonayaan. Hadii wakhtigaaga ugu badan …
Read More »Nolol Wanaag
3 Talo oo Kaa Caawinaysa In Aad Ka Guul Gaarto Go’aan Kasta Oo Aad Qaadato
Ugu horrayn wax waliba oo aan doonayno in aan ka guul gaarno waxa ay maraan 4 marxaladood. 1. In aad aaminto misana ku kalsoonaato waxa aad doonayso in aad qabato, hadaba si’ aad u aaminto go’aamada aad qaadanayso waxaad u baahan tahay in aad siiso wakhti aad ku ogaato waxa ay yihiin iyo waxa kugu kalifaya in aad ka mira dhaliso. …
Read More »Duruusta Buugga Emotional Intelligence Ee Uu Qoray Daniel Goleman
Ku soo dhawaada barnaamijka FIKRAD IYO BUUG ee soo diyaariyo ustaad Mubarak Hadi, xalqadaan waxa uu kusoo qaadanaya buugga la Yiraahdo Emotional Intelligence ee uu qoray Danial Goleman. Muxuu yahay Emotional Intelligence? maxay ku kala duwan yihiin IQ iyo EQ? maxay tahay Muhiimadda uu qofka u leeyahay inuu emotional intelligent noqdo? Emotional Intelligence iyo guusha maxaa ka dhexeeya? muxuu ka kooban yahay Emotional …
Read More »11 Qodob Oo Kaa Dhigaya Qof Maskax Badan
Waxay aaminsayihiin dadbadani in maskaxbadnaantu (The Intelligence) ay tahay wax iska dabiici ah, lagu dhasho oo lakala dhaxlo, oo haddii uu qofku ku dhasho maskaxbadnaanta sidaasuu waligiiba ahaanayaa ayay ina leeyihiin dadka qaar, sidaasoo kale damiin-nimaduna (Dullness) waa wax lagu dhasho, waasida ay dadbadani aaminsanyihiin. Waa fikrad khaldan, waa fikrad khaldan. Marka aan sidaa leenahay maaha inaan ujeedno lagumaba dhasho …
Read More »Sirta Guusha Nolosha!!
Waa Maxey sababta in dad nolosha meel sare ay ka gaaraan, dadna ay gaari waayaan? Dad aad ka filaysid oo lagu tuhmadeynayo maskax wacan in aanay meeshii laga filyay gaadhin. Kuwii lagu tuhmeydaynayay iney maskaxdoodu liidato oo darajadooda iskuulka inay hooseyso, sidee ayay meel sare u gaadhaan? Waa maxey sirta guusha nolosha?
Read More »Ka Faa’iideyso Fursada ku soo marta!
1. Subax kasta markuu waaga baryo Fursad ayaa laguu soo bandhigaa. Adigay ku jirtaa inaad ka faa’iideysato ama lumiso. Inaad wixi shalay kaa qaldamay ku saxdo ama ku sii qaribto 2. Goortii fursad Albaabkaada soo garaacdo ha u oggolaan in Cabsi dib kuu celiso. Ka fur Albaabka oo qabso fursadaa sababtoo ah fursado isku mid ah laba jeer ma soo …
Read More »KU: Dadka Cabashada Badan
Wuxuu igu yiri noloshan waan nacay waxba kuma heysto, jaceyl ma heysto, cabsidaa igu badan, xanaaqa sanka ayuu iga saaran yahay, dhibaato weyn ayaa i heysata wuxuuna ii muujiyay in uu ka doorbidi lahaa in uuba iska dhinto. Markaa ayaan ku iri walaal aduunyadan waa wax gaaban ee isaga noolow. jaceylka waa wax yar ee soo jiido, xanaaqa waa samir …
Read More »Akhri Oo Ka Faa’iideyso Casharadan
1- Ugu yeer dadka Alle ka cabsiga isla markaana dadka wax ugu sheeg si wanaaga iyo xikmadi ku jirto. 2- U noolow nolosha marmarsiinyo la’aan. 3- U jeclow aadamaha si aan shalayto ama qoomamo lahayn. 4- Ogow goortii noloshu ku siiso Boqol sababood oo kaa oohin kara, tus nolosha inaad heysato Kun sababood oo aad la dhoolacadeyso. 5- U wajah …
Read More »Cafiska Waa Qeyb kamid ah Caafimaadka Nolosha Aadanaha
Cafisku waa shey qaali ah waa wax loo baahan yahay in laysa saamaxo oo lays cafiyo waayo cafiska waa qeyb kamid ah nolosha baniaadanka. Cafiskana wuxuu lug ku lee yahay jaceylka waayo qof aan waligii wax saamixin ama cafin wax ma jeclaado.haddaad saamaxdo dadka waxay ahaanayaan kuwo ku leh oo mar walba kugu tashada. Soomaaalida waxay tiraadaa JACEYLKU WUXUU KU …
Read More »Philosophy & Xaqiiqo Nolosha Ah
Waxaad noqoneysaa wixi aad mar kasta ka fakirto, si joogta ahna u sameyso maalin kasta. Madaxweyne iyo Boqor kasta Beri bay ahaayeen ilma yar oo oohin badan. Dhismaha Quruxda badan aad arkeyso mar buu ahaa Naqshad warqad ku sawiran. Shirkadaa Ganacsiga weyn dhawr sano ka hor waxay ahayd mid aan jirin. Laacibkaa ugu wanaagsan Aduunka xilli buu ahaa wiil yar …
Read More »10 Talaabo oo sare u qaadaysa Kalsoonida qofka
1. Tuko Salaada Subax. Marki ugu horeysa aad hurdada ka toosto Ku Shugri Allihi ku siiyay fursada labaad ee Nolosha, ka dib Tuko Salaada Subax waqtigeeda, tani waxay ku siinaysaa Kalsoonida ugu sareysa & in aan maalintaa si fiican kuugu bilaabato 2. Jimicso. Jimicsiga wuxuu sare u qaadaa qaab-dhismeedka jirka, wuxuu qofka siiyaa firfircooni. Waa hab fudud waxtarna u leh inuu …
Read More »Dheefta Iyo Dhibta Wax Akhriska Q-2aad
Wax akhrisku wuxuu qofka u saamaxaa in uu ka fikiro qorshihiisa, hamiyiisa dhaw iyo ka fog, sidoo kale wuxuu qofka u horseedaa in uu siyaabo kala duwan ugu baaraandego mushkiladaha soo foodsaara. Sababta ayaa ah maskaxdii oo balaadhatay, ka dibna dhinacyo badan ayey wax ka eegaysaa. Wuxuu sidoo kale dhisaa wax akhrisku luuqada iyo erayda qofku ku hadlayo. Angel Carter ayaa …
Read More »Walwalka Badan!!
Ha Walwalin 1. Welwelku waa waqti lumis. Waxba ma badali karo. Wuxuu wareeriyaa maskaxdaada, wuxuuna kaa xadaa farxadaada 2. Ha ka walwalin guuldaro iyo fashil ku soo gaaray, Ku farax in aad cashar baratay, waaya aragnimo heshay, ogsoonow in qof kasta oo guulaystay uu soo maray guuldarooyin badan 3. Ha ka welwelin in Alle ducadaada kuu aqbali waayay, xaqiiqdii Alle …
Read More »Maxaad u soo Taagnayd?
Maxaad u soo Taagnayd? Been badan iyo Balan furyo ayaad la kulantay, waa ka soo gudubtay Safaro halis ah ayaad gashay, waad ka soo gudubtay Dabin & shirqool ayaa laguu dhigay, waad ka soo gudubtay Aad baad u xanuunsatay, waad ka soo caafimaaday Qalbi-jab ayaa kugu dhacay, waad ka soo gudubtay Faqri iyo jeeb marnaan ayaa ku helay, waad ka …
Read More »Sidee U Noqon Kartaa Qof Haybad Leh Oo La Ixtiraamo?
Sidee dadka qaarkood ay awoodi karaan in ay haybadda ay yeeshaan oo dadkana ay ku qasbaan inay ixtiraamaan? dadka qaarkood waxay kugu abuurayaan jaceyl faro badan iyo kalgacal faro badan markaad hadalkooda maqashid iyo codkooda ama wajigooda aad aragtid. Dadka qaarkood ilaahay Haybad faro badan buu siiyaa iyagoo haddana lacag aanan lahayn mansab weyna aanan lahayn, shaqo wacana aanan ka …
Read More »