Nolol Wanaag

4-ta Cadow Ee Guusha!

Muuqaalkan uu soo gudbinayo ustaad Mubarak Hadi ayuu kaga hadlaya cadowyada guusha. Wax walba waxay leeyihiin cadow, Horta qofka guusha iyo horumarka nolosha maxaa cadow ah oo ka hor istaaagga? Waxaa jira afar arrimood oo qofka guusha ka hor istaagga, oo qofka horumarka u diida oo cadowyo ah, marka waxaan dhihi karaynaa waa cadowyada guusha. Ka faaidaysi wacan:

Read More »

Fikradaha Laga Faa’iidi karo Buugga Mini Habits By Stephen Guise

Assalaamu caleykum dhammaantiin, kulanti wacan kusoo dhowaada barnaamijkii Fikrad Iyo Buug ee uu soo diyaariyo islamarka uu soo jeediyo ustaad Mubarak Hadi. Xalqadaan oo ah middii 31-aad ayuu ustaadku nagula wadaagayaa buug la yiraahdo Mini Habits ee uu qoray qoraa lagu magacaabo Stephen Guise. Ka faa’idayso wacan:  

Read More »

Ahmiyadda ay leedahay inaad naftaada barato

Muuqaalkan kooban waxa uu ustaad Mubaarak Hadi nagula wadaagayaa muhiimadda ay leedahay inuu qofku naftiisa barto ama uu ogaal u yeesho. Waxaa la yiraahdaa qof waliba wuu dhashaa laakiin qof waliba ma noola, qofku labo jeer buu dhashaa, mar waa marka hore ee uu uurka hooyadi kasoo baxo, marna marka uu isweydiiyo sababta uu u dhashay, waa marka uu isweydiiyo …

Read More »

Waa kuwee Dadka kuwa ugu Quruxda badan?

Dadka kuwa ugu qurxoon ma aha kuwa Quruxda u yaqaan dhar qaali ah oo la xirto, xaragada iyo Labiska oo la badiyo! Dadka kuwa ugu qurxoon waa kuwa Qalbigooda saliimka yahay, waa kuwa Iimaanka leh, waa kuwa dadka aan caayin oo ceebtooda raadin. Waa kuwa aan Ciil iyo Caro ku seexan ee Cafiya cid kasta, wax kasta oo lagu sameeyana …

Read More »

Xikmadaha Ku Jira Buugga Who Moved My Cheese By Dr Spencer Johnson

Kusoo dhowaada barnaamijkii fikrad iyo buug ee uu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagi jiray mid ka mid ah buug qiimaha badan ee uu akhriyay. Xalqadaan oo ah mid 30-aad ayuu nagula wadaagaya buug la yiraahdo Who Moved My Cheese ee uu qoray Dr Spencer Johnson Casharrada ku jira buugga Who Moved My Cheese: Isbaddelku wuu kugu dhacayaa oo waa lama huraan …

Read More »

Sidee U Noqon Kartaa Horseedka Samaha

Ha noqonin hormuudka xumaanta ha u horseedin xumaan iyo shar, ha noqonin qofkii ugu horreeyay ee xumaan ku beerayay ama ku bilaabayay adduunka, xumaan aanan waligaa ka harayn oo dhaxal kuu noqonaysa ee dambigeeda iyo dambiga qof kasta oo kugu dayday ama waddaada raacay ama tallaabadaada raacay dambigiisu adiga saaranyahay illaa maalinta qiyaamaha. Marmar qaarkood waxaan isweydiiyaa dadka qaarkood siduu …

Read More »

Dadka Waayadan Dunida jooga…

1. Marki qof dhibtiisa uga sheekeeyo waxay u qaataan in uu yahay qof daciif ah 2. Wixi private-ka u ahaa ayay dadka ula wadaagaan si public ah 3. Waxay wax u jeclaadaan in qofka ay ka helaan wixi ay ka rabeen hadii ay ka waayaan naceyb baa bilaabanaya 4. Waxay xasdaan qofka xushmeeya, waxayna qadariyaan qofka iska dhiciya 5. Waxay …

Read More »

Awoodda Qofka (Xoogga Dhabta Ah)

Yaa ku guulaysta nolosha? yaa dagaallada laga adkaadaa, yaa doodaha badiya,, yaa xoog weyn fikir ahaan, dhaqaale ahaan, ciidan ahaan, yay bini-aadamku xusuustaan oo taariikhda magacooda uu galaa, ilaahayna uu xasuustaa? Waa ayo qofka ayna soo ridan damqashadu iyo xanuunadu, iyo baqtidintu iyo duruufuha adag ee markasta sida buurta usoo taaganaada?  

Read More »

Ha Dhawaaacin Qalbiyada Dadka

Ma isa su’aashay weligaa sidee baad qof dili kartaa adigoon hub haysan? sidee baad qof u gowrici kartaa adigoon mindi haysan?, sidee baad qof jar aad uga ridi kartaa uu dhulka ugu dhacaya adigoon aa riixin oo aan taaban? Sidee baad sun u soo deynaysaa dadka dilaysa adigoon aan mas ahayn? sidee baad nabarrada u furi kartaa oo aad u …

Read More »

Casharro Muhiim Ah Buugga Compound Effect By Darren Hardy

Kulanti wacan, kusoo markale barnaamijkii Fikrad iyo Buug ee uu soo jeediyo ustaad Mubarak Hadi ee had jeer nagula wadaago mid ka mid ah qiimaha badan ee uu akhriyay. Buugga maanta ayaa la yiraahdaa Compound Effect waxaana qoray Qoraa Lagu Magaacaabo Darren Hardy. Daawasho Wacan:  

Read More »

Fikradaha Ku Jira Buugga NO EXCUSE

Kulanti wacan, markale ku soo dhowaada barnamijka fikrad iyo buug ee uu ustaad Mubaarak Hadba nagula wadaago mid ka mid ah buugta uu akhriyay. Buugga maanta  ayaa layiraahdaa No Excuse waxaana qoray qoraa u dhashay dadlka Kanada oo lagu magacaabo Brian Tracy. Ka bogosho wacan:  

Read More »

Ma kugu Adag Tahay Inaad Wax Joogteyso?

Joogteynta makugu adaga tahay? oo mar walba oo aad wax bilowdo dhexda ma uga tagtaa? Hadaba Muuqaalkaan ayuu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa 5 tallaabo oo muhiim ah in wax la joogteeyo si qofku uu hadafka doonayo inuu gaadho. Ka faaidaysi wacan:  

Read More »

Muhiimadda Iyo Xikmadda Cafiska

Halkaan hoose ka daawo barnaamijka XUSUUS QOR DHAKHTAR ILKOOD ee ay soo diyaariso islamarkaana inoo soo gudbiso Drs Hibaaq Buubaal. Qeybtaan Drs Hibaaq nagula ahmiyadda cafiska faaiidada ay leedahay in dadka la iska saamaxo. Daawasho wacan:  

Read More »