Ku soo dhawaada barnaamijkii fikrad iyo buug ee uu soo diyaariyo ustaad Mubarak Hadi, qeybtaan ayuu noogu soo gudbinayaa buug la yiraahdo 21 Lessons for the 21st Century ee uu qorayYuval Noah Harari oo ah bare wax ka dhiga jaamacadda Hebrew University. Ka faaidaysi wacan:
Read More »Nolol Wanaag
Fikradaha Dhaxal-galka Ah Ee Buugga The Laws of Human Nature
Kusoo dhowaada fikrad iyo buug ee uu inoo soo gudbiyo ustaad Mubarak Hadi, Xalqadaan oo ah middii 32-aad ayuu ustaadku nagula wadaagayaa buug qiimo badan oo lagu magu magacaabo The Laws of Human Nature ee uu qoray qoraa u dhashay dalka mareykanka kaasoo la yiraahdo Robert Greene, qoraaga ayaa wuxuu illaa 6 buug oo ka mid ah kuwa buugaagta loogu …
Read More »10 Qaab oo Kaa Caawinaya inaad Naftaada Barato
Sidee baan isku baran karaa? Muuqaalkan oo ka mid ah barnaamijka Waydiin iyo Warcelin ayuu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa toban hab oo qofku isku baran karo.
Read More »Qiimaha Waqtigaagu Waa Qiimaha Noloshaada
Waqtigu waa waxa ugu qaalisan ee uu qofka ibnu aadamka ahi haysto inta uu nool yahay, waana raasamaalka ugu faa’iidada badan haddii si wacan looga faa’iidaysto oo loo qorsheeyo sida ay xikmaddani leedahay (waqtigu waa waxa nolosha laga sameeyo). Nolosha qiimaheedu waxa ay ku xidhan tahay qiimaha waqtiga iyo ka faa’iidaysigiisa. Haddaba adigu akhriste ma is weyddiisay qiimaha waqtigaaga? Waa …
Read More »Sii wad in aad Wanaag sameyso si kasta uu Xaalku yahay…
1. Haddii aad Dadka u qabato wax badan, waxay mar kasta ka hadlayaan wixi aadan u qaban, sii wad waxqabadka si kasta oo Xaalku yahay 2. Haddii aad tahay qof daacad ah oo Naxariis badan, waxaad arkeysaa dad badan oo ku qiyaamaya, sii ahow Daacad naxariis badan si kasta oo Xaalku yahay 3. Haddii aad Guuleysato waxaad yeelanaysaa Saaxiibo been …
Read More »Waad Guuleysan kartaa…
Waxaad heysataa Hadiyada ugu sareysa Dunida taasoo ah in aad nooshahay, sidaa darteed ma jirto wax aadan qaban karin Qofna kaama joojin karo in aad riyooto ama hadaf yeelato, adiga keliya ayaa iska joojin kara in aad ka rumeyso. Guulahaaga waxaa xadidaya kartida iyo awooda aad leedahay. Aamin Alle. Aamin qofka aad tahay. Aamin waxa aad qaban karto. Guushu ma …
Read More »Sidee U dooran Kartaa Takhasuska Ama Cilmiga Kugu Haboon Ee Aad Baranayso?
Kusoo dhowaada XUSUUS QOR DHAKHTAR idiin qorto idiin diyaariso Drs Hibaaq Buubaal ee ay kasoo diyaariso magaalada Hargeisa. Suaalaha ugu faro badan ee marka dhalinyaradu i weydiiso waxa weeyaan, sideen u dooran karaa takhasuska igu habboon, iyo cilmiga iyo xirfadda aan doonayo noolashayda inta ka hartay inaan ku shaqaysto maalinta aan ka qalin jabiyo dugsiga sare? Runtii waxaanu shaki ku …
Read More »Guushu waa maxay ? W/Q Siciid Xagaa.
Waa suuragal in qofka dhinac ka eego fisiraadda Guusha. hase yeeshee aniga waxaan ku soo koobayaa dhowr qodob oo macquul ila noqday. 1-Kalsooni: waa qodobka ugu xoogga badan ee aan ku tilmaami karo guusha in uu yahay isku kalsoonaan adiga naftaadaaad isku qabto, oo aad rumeysataa in aad tahay qof u qalma hoowshan, weliba aad aaminto in wax kasta aad …
Read More »Sidee Kor Ugu Qaadi Karaa Xusuusta Wixii Aan Akhriyay?
Waa xalqadii 9-aad ee barnaamijkii Waydiin & Warcelin, maanta waxa uu Mubarak Hadi nala wadaagayaa talooyin ku aadan weydiin lasoo weydiiyay oo ah sidee kor ugu qaadaa xusuusta wixii aan akhriyay? Ka faaidaysi wacan jawaabta:
Read More »Caajiskaa Wax-Akhriska
Ku soo dhowaada barrnaamijkii “dhibtaada ila wadaag” ee ay soo diyaariso Dr. Hibaaq Bubaal, qeybtaan ay Dr Hibaq nagula wadaaagaayaa taalooyin ku saabsan caajiska wax-akhriska. Wixi fikrad ah noogu soo dir Email:hibaaqbubal4777@gmail.com Daawasho wacaan:
Read More »5 Arrimood Oo Kaa Dhigaya Qofku Aad Iskugu Kalsoon
Waa xalqadii 8-aad ee barnaamijkii Waydiin iyo Warcelin, qeybtaan ayuu Ustaad mubarak Hadi nagula wadaagayaa habab uu qofku kalsoonida nafttiisa kor ugu qaadi karo. Ma dareemaysaa in kalsoonidu kugu yartahay ma doonaysaa inaad kalsoonida naftaada aad kor u qaado? Ka faaidaysi wacan:
Read More »Ka Hayaan Saboolnimada!
Bal aan iskudayo inan qeexid usameeyo macnaha faqriga balse sida aan ka aaminsanahy faqrigu inuusan ahayn oo kalya qof aan wax maal ama hanti haysan, balse qofka aadanaha ah waxa uu faqiir ka noqon karaa dhinacyo badan oo nolosha ah sida Iimaanka,maalka,ubadka,aqoonta iyo kuwo kale oo badan. Sikastaba waxaan aaminsanahay in alle ruux walba uu wax ugu qaybiyey xikmadiisa iyo …
Read More »4-ta Cadow Ee Guusha!
Muuqaalkan uu soo gudbinayo ustaad Mubarak Hadi ayuu kaga hadlaya cadowyada guusha. Wax walba waxay leeyihiin cadow, Horta qofka guusha iyo horumarka nolosha maxaa cadow ah oo ka hor istaaagga? Waxaa jira afar arrimood oo qofka guusha ka hor istaagga, oo qofka horumarka u diida oo cadowyo ah, marka waxaan dhihi karaynaa waa cadowyada guusha. Ka faaidaysi wacan:
Read More »Fikradaha Laga Faa’iidi karo Buugga Mini Habits By Stephen Guise
Assalaamu caleykum dhammaantiin, kulanti wacan kusoo dhowaada barnaamijkii Fikrad Iyo Buug ee uu soo diyaariyo islamarka uu soo jeediyo ustaad Mubarak Hadi. Xalqadaan oo ah middii 31-aad ayuu ustaadku nagula wadaagayaa buug la yiraahdo Mini Habits ee uu qoray qoraa lagu magacaabo Stephen Guise. Ka faa’idayso wacan:
Read More »Ahmiyadda ay leedahay inaad naftaada barato
Muuqaalkan kooban waxa uu ustaad Mubaarak Hadi nagula wadaagayaa muhiimadda ay leedahay inuu qofku naftiisa barto ama uu ogaal u yeesho. Waxaa la yiraahdaa qof waliba wuu dhashaa laakiin qof waliba ma noola, qofku labo jeer buu dhashaa, mar waa marka hore ee uu uurka hooyadi kasoo baxo, marna marka uu isweydiiyo sababta uu u dhashay, waa marka uu isweydiiyo …
Read More »