Nolol Wanaag

Nus Saac Ayaa Ku Filan!!

Carabta iyo muslimiinta badankood ma doonaan wax akhriska, aad ayeyna u yaryihiin dadka bishiiba akhriya buug, sababuhuna way badan yihiin. Laakiin sababta ugu weyn, sidaan qabo, maahan in ay la’ yihiin waxyaalaha akhrisku ubaahan yahay, sida; lacag, wakhti iyo garawshiyaha wanaagga akhriska, balse taa baddelkeeda sababtu waa aqoon la’aanta dadka ee ku aaddan dhammaadyada anfaca leh ee akhrisku uu u …

Read More »

12 Ka Nooc Ee Shakhsiyadda Aadamaha, Adigu Midkee Tahay, (3)

Waa qaybtii saddexaad ee maqaalkii aynu ku soo bandhigaynay qaybihii uu Carl Jung u qaybiyey shakhsiyadda aadamaha: 7. GADOOD – WAXA UU CADHO KULA JIRAA DHAQANNADA BULSHO Waa shakhsi isbeddel raadis ah oo neceb caadooyinka iyo dhaqannada hore in uu u hoggaansamo. Waa shakhsi cadho iyo gadood kula jira dhaqaannada bulsho ee guunka ah. In kasta oo uu u muuqdo …

Read More »

Noocyada Shakhsiyadda Aadamaha, ADIGU MIDKEE TAHAY? (Qeybtii 2-aad)

Waa qaybtii labaad ee qaybihii uu Carl Jung u qaybiyey maskaxda, habdhaqanka iyo xaaladaha nafsiga ah ee aadamaha: 3. HALGAMAA (WAXBA KAMA HOR ISTAAGI KARAAN IN UU GAADHO YOOLKIISA): Waa qof leh shakhsiyad hal-adayg oo geesinimo badani ku jirto. Waa qof aanay caqabad kasta oo ka hor timaaddaa ka joojin karin in uu yoolkiisa gaadho. Waa qof xitaa arrimaha fudud …

Read More »

Sidee U Noqon Kartaa Qof Dabeecad Wanaagsan?

Qof dabeecad wanaagsan, dabeecada wanaagsan,

In badan oo nolosha ka mid  ah waan ka caajisnaa in aan xiriirino wanaga  dhanka dadka kale, in aad yeelaatid dabeecad soo jiidasho leh waxay u baahanatahay marka hore in aad ka fiirsatid waxa aad ku halayso loomana baahna in aad isaga hadaaqtid wixi markaas afkaaga soo qabto waayo waxay kuu keeneysaa hadalada noocaas ah in ay sumcadaada hoos u …

Read More »

Xikmado Dhaxalgal Ah

Sida uu sheegay nabi muxamed (N.N.K.H) xikmaddu waa baadi ka maqan qofka muslimka ah. Haddaba halkaan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa qaar ka mid ah xikmadihii laga dhaxlay waaya araggii dunida soo maray. Konfooshiyoos waa faylasuufki ugu horreeyay dalka china,  sidoo kale waxa uu ahaa nin aad u xikmad  badan. Haddaba halkaan kaga bogo xikmadaha dhaxal galka ah ee laga …

Read More »

10 Caado Oo Kaa Dhigaya Qof La Qadariyo Oo Dadku Si Weyn U Ixtiraamaan!

Qof ixtiraam badan, qof la jecel yahay,

Dadku badankii aan idhaahdo idilkii, waxey ka helaan, u riyaaqaan, jecel yihiin isla jeerkaasna doonaan iney kasbadaan weynayn, qadarrin iyo ixtiraam. Taasoo jirta haddana badanaa oo badanaa inta taa kasoo horjeedkeeda ku tilmaanaata. Waxa is weydiin leh waxaa la doonayo maxaa loo wada heli waayey?. Weydiintaa warcelinteedu waxey ila tahey ugu horeynba Alle (SW) ayaa umaddiisa haybad, burji iyo buruud …

Read More »

Muuqa mise hadafka!!

Nin baa hadda ka hor wuxu ku fikiray siduu lacag badan u heli lahaa, wuxuu furtay goob lagu xanaaneeyo xawaaynka duurjoogta ah sida libaaxa, shabeelka, waraabaha, maroodiga iwm. Wuu sameeyay goobtii kadib albaab weyn oo laga soo galo ayuu u sameeyay lacagta lagu gelayana wuxuu ka dhigay $300. Qof soo gala waa la waayay kadib $150 ayuu ka dhigay. Haddana …

Read More »

10 Calaamadood oo kuu Tilmaamaya Inaad Ka Xaalad Wanaagsan Tahay Sida Aad Mooddo

Waad nooshahayWaxaad awood u leedahay inaad dibadda u baxdo oo aad soo daawato bilicda iyo abuurta Eebbe.Waxaad maqli kartaa codadka shimbiraha dhawaaqa san.Xalay gaajo kumaadan seexan.Guri saqaf leh baad kasoo toostay.Waxaad xidhatay dhar aan lagugu qasbin oo aad adigu doorashadaada ku xidhatay.Waxaad ka fekeraysaa mustaqbalkaaga, kan reerkaaga iyo tallaabooyinkii aad ku wanaajin lahayd, taasina macnaheedu waxa weeye inaad leedahay han, …

Read More »

Sidee Buug Loo Qoraa?

Sidee buug u qori kartaa? Muuqaal hoose ka daawo Cashar qiimo badan oo Prof. Mubaarak Aar uu kaga hadlayo sida buug loo qoro. Ka faaidaysi wacan

Read More »

6 Calaamadood Oo Muujinaya Inaad Tahay Qof Shakhsiyad Xooggan Naftiisana Aaminsan

Nebi Muxammad Csw waxa uu sheegay in awooddu aanay ahayn xoogga uu qofku wax ku lagdi karo laakiin ay tahay awoodda uu leeyahay xilliga uu caroodo inuu naftiisa hanan karo. Halyeygii gobonnimo doonka ee Mahatma Gandhi ayaa lahaa halku-dheg uu macnihiisu yahay, in awoodda qofku aanay ahayn muruqyada jidhkiisa iyo xooggiisa ee ay tahay hal-adayga uu leeyahay ee aan laga …

Read More »

Shanta Qoomamo ee ugu Badan ee Dadka Sakaraadaya!!

Kalkaaliso Ustaraaliyaan ah oo lagu magacaabo Bronnie Ware ayaa waxay buug ka qortay waayo’aragnimada ay ka kasbatay 12 toddobaad oo ay la qaadatay dad ay daryeel caafimaad u samaynaysay oo la ildarnaa xanuun aan la filaynin in ay ka bogsadaan. Bronnie waxay buuggeeda ku diiwaangelisay shantii wax ee ugu badnaa oo ay dadku ka shallaayeen, jeclaan lahaayeen na in ay …

Read More »

Raacdaynta Oogga Waaberi (Chasing Daylight)

Raacdaynta oogga waaberi (chacsing daylight): “Bal tolow maxaad fali lahayd kahor inta cadceeddaadu aysan ciirin”. Waxa uu madax ka ahaa mid ka mid ah shirkadaha lacagaha ee ugu tunka-wayn dunida, nin haysta hanti farobadan, qoys xasilloon, iyo mustaqbal ifaya, ayaa loo arkayey. Waxaa lagu tirin jiray kuwa abaabulan ee u go’ay shaqadooda, kuwa jecel u bareeridda caqabadaha iyo ka gudbiddoooda. …

Read More »

Si Aad U Guulaysato Qaladaadkaan Iska Ilaali

Qaladaadka oo la qirtaa waa habka keliya ee la iskaga ilaalin karo in qaladku uu marar badan soo noqdo. Qaar badan oo innaga mid ah ayaa ay dhibaato ku tahay in ay qaladaadkooda qirtaan, waxa aanay taasi caqabad ku noqotaa duruustii ay ka baran lahaayeen iyo ka feejignaanta in qaladkaasi soo noqdo Travis Bradley ayaa maqaal uu ku qoray shabakadda …

Read More »

Casharrada Buugga Snakes In Suits (Masas Labisan)

Masas labisan, buug psychopath

Dhurwaa ma carbismo! Sawirka sare waa Buug la yiraahdo ‘Snakes in Suits’ ( Masas labisan). Waxaan soo iibsaday buuggaan dhowr bilood ka hor. Buuggu wuxuu qaadaa dhigayaa hab dhaqan la yiraahdo PSHYCOPATHY. Af Soomaaliga markii la eego erayga ugu dhow Psychopathy waxaa weeye “Dareen la’aan” (siday ila tahay). Psychopathy haddii la qeexo waxay noqonaysaa damqasho iyo dareen la’aan uusan qofku …

Read More »