Waa markale iyo koorsadii laga magac baxday SIDEE BAAN U NOQDAA AQOONYAHAN OO AAN U DHISAA AQOONTEYDA? Xalqadaan oo ah midii 9-aad ayuu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa xirfadaha qofka aqoonyahanka ah uu u baahan yahay inuu barto. Ka faaidaysi wacan:
Read More »Nolol Wanaag
Xaqiiqo Nolosha ah
1. Si kastoo aad u xoog badan tahay, Naftaada uma xambaari doontid Qabriga!! 2. Si kastoo aad u qurux badan tahay, xayawaanka kuwooda u foolxun sida gorillas iyo baboon xitaa Dalxiislayaal bay soo jiitaan 3. Si kastoo aad u dheertahay, Marnaba ma arki kartid Beri 4. Si kastoo aad Taajir u tahay, Gawaari badana u leedahay, Had & jeer waad …
Read More »7 Sababood Oo Aadan Waligaa Taajir U Noqon Karin!!
Maxaa kaa hortaagan inaad taajir noqoto? Horta calafka waa xagiisa balse ma isweydiisay sababta dadka qaar ay waxaas oo lacag u haystaan adiguna aad ku sari la’dahay? Aduunka waxkasta waxay u baahanyihiin dadaal dheeri ah iyo waqti, halkaan waxaan ku hayaa 7 arimood oo naga hortaagan taajirnimada. 1. Shaqaale ayaa tahay: Inkastoo aysan hubaal ahayn in aad ganacsiga ka taajirayso …
Read More »Sidee U Noqon Kartaa Qof La Jecel Yahay Oo La Ixtiraamo?
Sidee baad u noqon kartaa qof la jecel yahay? Haddii aynu nahay bini Aadam Haddii aynu nahay bini Aadam waxaa aan had iyo jeer jecelnahay in aan helno wax kasta oo aynu jecelnahay. Sidoo kale kama maaranno in aan mar walba aragno dad ina jecel oo ina danaynaaya. Haddaba waxa is waydiintu tahay maxaa qofna loo jecel yahay oo dhankiisa loogu …
Read More »Sidee Wax Loo Akhriyaa? NOQO AQOONYAHAN!
Ku soo dhowaadaa xalqadii 9-aad ee korsadii la magac baxday SIDEE BAAN KU NOQDAA QOF AQOONYAHAN AH, OO AAN AQOONTEYDA U DHISAA? Qeybtaan ayuu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa mowduuc aad muhiim u ah oo uu cinwaankiisu yahay SIDEE WAX LOO AKHRIYAA, Hababka wax loo alhriyo ama siyaabaha wax loo akhriyo. Waxaa dhab ah qofku marka uu la noolaado raadinta …
Read More »Sidee Nebigu (CSW) Awood u Siiyey Haweenka?
Guusha cajiibka ah ee Nebigu scw ku gaaray himiladiisa waa mid had iyo gooraale taariikhyahannada xiise gelisa. Muslimiin ahaan, ka sokow taageerada awood-weynaha sare, misana waxaan rumaysannahay in arrintani aysan ugu weyneyn wax yar oo ka mid ah astaamahiisa wanaagsan ee hoggaamiyenimo. Xirfaddiisii hoggaamineed ee aan caadiga ahayn darteed, Nebigu scs dadka wuxuu ku dhiirrigeliyey in ay soo raacaan dhambaalka …
Read More »Sidee Loo Noqdaa Aqoonyahan? Halkee se Laga Bilaabaa?
ku soo dhowaada koorsadii la magac baxday sidee baan ku noqdaa qof aqoonyahan oo aan aqoonteyda u dhisaa? waxyaabaha aadka muhiimka u ah ee ui ustaad Mubarak Hadi uu xalqadaan kaga sheekaynayo in qofkuu hadduu doonayo inuu aqoontiisa dhiso lagama maarmaanka ah waddana uu ku jeexan karo waxa weeye inuu leeyahay majaal uu ka duulo. Majaal uu sodonka sano ama …
Read More »Ninku Muxuu Dareemaa Marka Ay Gabadhi Madax Ugu Tahay Ugu Tagay Shaqada??
Xeeldheereyaasha cilmiga bulshadu waxa ay sheegeen in raggu aanay inta badan ku niyadsamaadaan in haween ay ka shaqeeyaan xilalka sare, arrintaasna sababteeda koowaad ay tahay cabsi uu ka qabo loollanka badan oo dabeecad u ah gabadha. Valentin Denisov-Melnikov oo ah caalim ku xeeldheer cilminafsiga oo u dhashay dalka Ruushka ayaa sheegay in maskaxda ninka ayaa u diyaarsan in ay si …
Read More »Sirta Lagu Soo Jiito Qofka Aad Doonayso!
Sirta lagu soo jiito qofka aad dooneyso: Saynisyahannada cilmunafsigu waxa ay derseen waxyaabaha lagu soo jiito qofka aad dooneyso in aad u dhawaato. Sahan badan ka dib, khubaradu waxa ay sheegeen qodobbo la tijaabiyey, oo qofka aad dooneyso lagu soo jiito. Qodobbadan oo saddex ah ayaa la isku raacay in ay yihiin kuwa ugu saameynta badan ee qof la doonayo …
Read More »Ilaha Aqoonta
Ku soo dhowaada qeybtii 4-aad ee koorsadii Sidee baan ku noqdaa aqoonyahan? Xalqadaan ayuu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa ilaha laga helo aqoonta. Ka faai’daysi wacan:
Read More »Ka Hor Inta Aanad Shaqo Xaraysan Maxaad U Baahan Tahay?
CV Talooyin kooban. Ka hor inta aanad shaqo xaraysan maxad u bahan tahay? Shaqaddu ma tahay mid aan ka so bixi karo haddan ku guulaysto. Haddii aanad fahansanayn heerka shaqadda la rabo la kaasho qof kale si uu ku fahansiiyo.CV’s kala duwan soo qaado, asxaabtada waydiiso kuwa shaqo galay.Copy and paste ha ku samayn. Isku day inad curiso mid ka …
Read More »Saddexda Bilood Ee Shaqadda Ugu Horeeya (Mudadda Tijaabada Ah)
Dhawr arrimood oo ka caawin kara sidaad ugu guulaysan lahayd 3-da billood ee tijaabada ah. Aragtida ugu horaysa (First Impressions Count) Ku bilaw xamaasad togan iyo waji furanaan ay dhoola cadayntu hor gale u tahay. U labiso si qurux badan. Somalidu waxay tidha “Hugaagu wuu kula shir tagaa”. Intani waxay tusinayaan siday kaga go’an tahay shaqadani. Team-ka aad ku biirtay …
Read More »Calaamadaha Lagu Garto Qofka Aqoonyahanka Ah
Ku soo dhowaada xalqadii saddeexaad ee koorsadii Sidee baan u noqdaa qof aqoonyahan ah? Xalqadaan waxa uu ustaad Mubarak Hadi nagula waadagayaa calaamadaha lagu garto qofka aqoonyahanka ah. Ka faaidaysi wacan:
Read More »Maxaan Asbuucii Toddobo Maalmood u Haysannaa?!
Usbuucu muxuu toddobo maalmood uga kooban yahay? Weydiintan waxa soo tuuray Henry, oo siddeed jira kuna nool magaalada Somerville, USA. Waxaana ka jawaabaya Kristin Heinemam oo baresare oo taariikheed ka ah jaamacadda Colorado State University. Badankeen waxa ina ku adkaata sugitaanka nasiimada la helo dhammaadka toddobaadka, mar walba waa in aan lix ayaamood sugnaa si ay sabtidu u timaaddo. Waxaan …
Read More »Xidhiidhada Dadka!!
Caana-qubtu Isuma soo dhowaato, maadaama oo qodxaha sida maxaadhka ah ee dusha sare ka taagani is gaadhayaan kaddibna midiba ta kale ku dhaawacayso. Sidaas awgeed xilliga barafka iyo qaboobaha darani jiraan aad ayaa ay isugu soo dhowaato si ay isu dugsato, laakiin waxa ay ku qasbanaataa in ay u adkaysato dhaawaca iyo xanuunka qodxaha midiba jidhka midda kale ku mudayso. …
Read More »