GO’AAN QAADASHADA HABBOON: Waxaa jiray laba kooxood oo carruur ah, oo ku kala ciyaaraya laba waddo uu leeyahay Tareenku. Labadaa waddo middood ayaa ahayd mid hallaysan, halka tan kale ay shaqaynaysay. Waxaa jiray kolkaa hal wiil oo ku ciyaaraayey waddada hallaysan. Kooxda carruurta ah inta hartayna waxay ku ciyaarayaan waddada shaqaynaysa ee la rabo Tareenku in uu maro. Ka soo …
Read More »Nolol Wanaag
Duruusta Nolosha, Qiso Yar Oo Cajiib Ah!
Duruusta Nolosha Gabar yar oo labada gacan ku heysatay laba xabo oo Tufaax ah ayaa soo gashay qol ay fadhiyeen labadeedi waalid. Hooyadeed ayaa cod debecsan ku tiri, “Qaali, labadaada tufaax mid ka mid ah ma i siin kartaa?” Gabadhi ayaa eegtay hooyadeed, ka dibna intay ilkaha ku qabatay hal tufaax dhinac ka goosatay hadana si dhaqso ah ayay kii …
Read More »Waa Maxay Is-Hormarin Qofeed? Maxayse Tahay Muhiimadda Ay Leedahay?
Qormada maanta aan rabo in aan usoo gudbiyo akhristayaasha waxay tahay: Waa maxay is-hormarin qofeed? Maxayse tahay muhiimadda ay leedahay? Waa maxayse tiirarka ay ku qotonto ama ku taagantahay? Muddo dheer oo aan u kuur galay hormarinta qofka (Personal development) iyo hormarinta maamulka (Administration development), waxaa iiga soo baxday in macnaha rasmiga ah ee hormarinta qofeed aysan laheyn qeexid laysku waafaqsan …
Read More »Xidhiidhka iyo Is-Moogaysiinta W/Q: Mubarak Hadi
Waxyaabaha ugu wanaagsan ee xidhiidhka labada qof cimriya waxa ka mida is-moogaysiinta. Dad fara badan oo xidhiidh waanagsan lahaa oo lammaane leh, oo saaxiibbo leh, oo shaqo wadaag leh baa xidhiidhkoodii ku burburay kaliya in midkood uu midka kale u fiirsaday iimaha yaryar ee uu leeyahay iyo khaladaadka ka dhaca. Haddii aad uun u fiirsato wax wal oo uu samaynayo …
Read More »Baro Nafsaddaada, W/Q: Siciid Xagaa
Waxaa run ah in aad tahay qof gaar ah oo ka soocan aadanaha kale ee alle abuuray, waxaana dhab ah in aad leedahay shaqsiyad cid kula wadaagta aysan jirin inta bilyan ee adduunka ku nool .waxyaabaha ay ku kala soocan yihiin waa hab dhaqanka deegaanka iyo dabeecadda. Qormadan gaar ah waxaan kaga warami doonaa si kooban in aad tahay qof …
Read More »10 Sababood Oo keena In Hadafkaagu kuu Hirgeli Waayo
(1.) Hadafkaagu kuuma xaddidna. Marar badan waxaad arkaysaa qof ku leh inaan wax bartaan rabaa, haddana waan u dhaqaaqi la’ahay. Inaan wax bartaan rabaa. Inaan hanti yeeshaan rabaa. Inaan dadkayga wax taraan rabaa. Intaasoo dhamiba hadafyo xaddidan ma aha, ee waa riyooyin guud. Riyada iyo hadafkana farqi baa u dhexeeya. Cid waliba way riyootaa oo wax bay doonaysaa inay maalin …
Read More »Arrimo Kaa Dhigaya Qof Shakhsiyad Wanaagsan Leh
1. Marnaba habalan qaadin waxa aadan oofin karayn: Waa muhiim mararka qaaar in aad naftaada bartaa sida loo yiraahdo “Maya, ma’ awoodo” waayo waxa aad dareemayso in aadan oofin karayn waxaa habboon in aadan dhihin waan isku dayayaa (waan eegayaa) balse taa baddelkeed waa in aad qofka ku dhahdaa “maya ma awoodo” waayo taasi waxay kaa badbaadin kartaa in aysan …
Read More »Hababka Ugu Fudud Ee Aad Ku Ogaan Ogaan Karto Hibooyinka Alle Kugu Mannaystay Ee Kaa Qarsoon!
Marka aad ogaato hibooyinka Alle ku siiyey ee kugu qarsoon, waxaa kuu suurtogelisay in aad si sida hore ka firfircoon oo ka karti badan uga qayb qaadato nolosha, waxa aanay u dhowdahayba in aad fahamto in noloshu ay ku qurux badan tahay in shaqada aad shaqo ka dhigato waxa aad hibada u leedahay si ay kuugu wada suurtogalaan risiq helid …
Read More »Casharrada Nolosha
Casharrada Nolosha: Waxaan nahay Bini’aadan. Ma nihin kuwa ceeb ka saliim ah. Waan dambownaa. Waa Noolnahay. Waxaan isku daynaa inaan wax sameyno. Waxaan naga dhaca qaladaad. Waan kufnaa. Waan niyad jabnaa. Dhaawac baa na gaara. Hadana kor baan isu qaadnaa. Dib baan u sara kacnaa. Mar kale ayaan isku daynaa. Waxaan sii wadnaa inaan wax barano. Koriimo ayaan ku jirnaa. …
Read More »8 Tallaabo Oo Aad Kaga Guulaysan Karto Carqalad Kasta
” Sida aad ula dhaqanto caqabadahaagu waxa ay qeexaan noloshaada” Billy Cox Qof kasta oo inaga mid ahi waxa uu la tacaalayaa carqalad noloshiisa haysata oo ka hortaagan waxyaabo badan oo uu qabsan lahaa, taas oo ay dad aamisan yihiin in ay tahay wax aan xal loo heli karin ee ay iska samraan; taas oo ka lumisa awoodii fikir iyo …
Read More »10 Qodob Oo Kaa Dhigaya Qof Bisil, Noloshiisa Hanan Kara Fikirkiisana Dadka Ku Qancin Kara
Shaki kuma jiro in marxaladda carruurnimo ay ka mid tahay marxaladaha ugu wanaagsan ee uu aadamuhu soo maro, ma’ laha xakame iyo xisaab ama masuuliyada cusub oo farxadda u diidaa, keliya waa cun oo ciyaar. Laakiin suurtogal ma’aha in marxaladdaasi ay waarto, qof kastaana isaga oo aanay cidi kala tashan, doonistiisa iyo diidmadiisa midna iyada oo aan loo eegin ayaa …
Read More »10 Calaamadood Oo Ku Tusaya Inaad Ku Taagan Tahay Jidka Guusha
Waxaa run ah in qof kasta oo dunidan ku nooli uu jecel yahay in uu guul ka gaadho noloshiisa, habeen iyo dharaarna uu ku riyoodo sida ugu fiican ee uu guushaas u soo hoyn karo. In kasta oo sida guusha loo yaqaanno ama nooca guusha ay dadku ku kala aragti iyo faham duwan yihiin. Si kasta oo uu qofku ugu …
Read More »Farqiga Maskaxda Wiilasha Iyo Gabdhaha
Qormadan maanta waxaynu akhristayaasha kula wadaagaynaa arrimo door ah oo ay khubarada cilmiga bulshadu sheegeen in ay ku kala duwan yihiin innamada iyo habluhu. Qodobbadan oo ka soo baxay daraasado ay xeeldheerayaashu si gaar ah ugu sameeyeen kala duwanaanshiyaha dhinaca shaqada maskada ee wiilasha iyo gabdhaha waxa aynu ka soo xiganay wargeyska Ad-Dastuur, waxa aanay yihiin sidan: 1. Maskaxda qaybteeda …
Read More »Xadiis Laga Soo Wariyay Nebi Muxammed CSW Oo Ay Muuqato Inuu Ka Waramayo Xaalad Hada Taagan
Qormadeennan maanta waxaynu ku soo qaadanaynaa macnaha xadiis laga soo wariyey nebi Muxammed (SCW) oo uu ku sheegayo mustaqbalka in ummaddiisa oo xilliga uu joogay ahayd dad dhinaca aakhiro u jeeda badankoodu, diintana ku hanuunsanaa ay is beddeli doonaan. Nebigu (SCW) waxa uu xadiiskaas ku sheegayaa shan arrimood oo ay ahayd in ay addoomaha Alle jeclaadaan laakiin umaddiisa Muslimka ahi …
Read More »Hungo Iyo Niyad Jab Dheh Marka Aad…..
-Marka aad la kulanto dhibaato oo aad garabkaaga ka waydo saaxiib kula wadaaga murugada, kaalana dabaasha masiibada, niyad jab dheh -Marka eraykasta iyo ficil kasta oo kaa yimaada loo fasirto xumaan, niyad jab dheh -Marka la dafiro deeqsinimadaada iyo waxtarkaaga, niyad jab dheh -Marka cimrigaagu tago adiga oo aan inyarna ka gaadhin riyadaadii, niyad jab dheh -Marka aad si fudud …
Read More »