Nolol Wanaag

Muhiimadda Ay Leedahay Raali Galinta

Raali galin,

Umadda Soomaliyeed sida ay u badan yihiin raali galinta ma siiyaan xaqeeda oo way ku xad gudbaan, in ka mid ahi maba taqaan haba yaraatee raali–galinta iyo qiimaheeda taasina waa ta keentay in qoysas badani  ku burburaan waxaanay sakaaro ka biiqsan, beelona iskugu rogmadaan oo colaado dhex dhigta. Waa tiir ka mida tiirarka nolosha oo ay tahey in si fiican …

Read More »

7 Xaqiiqo oo Qaraar oo Markii aad Ogaato Nolosha Kuu Iftiimin Doona

Haddii aad baadigoob ugu jirtay talooyin dabacsan oo nolosha ku saabsan, kuwani saas ma aha. Talooyinkaan 7-da ah ee qaraar waxaa laga yaabaa in maqalkooda ay dhegtu u bogi wayso, balse waxaa la hubaa in ay kugu caawin doonaan habeynta noloshaada.     1) Qof ay shaqadiisu tahay in uu adiga ku toosiyo ma jirto, naftaada adigu toosi Ma waxaa …

Read More »

Caqabadaha kaa Hortaagan inaad Horumar Sameyso?

Dabcan dad badan waxay isbedel u sameyn waayeen, waxaa jira waxyaabo dib u celinaya, kana hortaagan inay gaaraan horumar la taaban karo. Halkan hoose waxaa ku xusan 11 waxyaabood oo u baahan inaad naftaada ka joojiso: 1. Jooji in aad dayacdo Salaada iyo guud ahaan cibaadada Alle: Maalin kasta shan waqti waxaan maqalnaa “U kaalaya Guusha” haddii aadan ka jawaabin isla …

Read More »

Dadka Qaar Mabaadii’dooda Iyo Mowqifkoodu Waxa Ay Isla Beddelaan Dantooda Shakhsiga Ah!

Nin doonayey in uu tijaabiyo cadaaladda garsoorka deegaankiisa ayaa Ey dhintay ku dhex aasay xabaalihii dadka. Dadkii oo aad uga xun arrintan ayaa dacwad u gudbiyey garsoorihii maxkamadda oo isna u yeedhay ninkii. Garsooraha qudhiisa oo ka cadhaysan ayaa ninkii weydiiyey in uu qabo eeddan, isna kama uu qarin ee waa uu qirtay. Markii sababta la weydiiyeyna waxa uu sheegay …

Read More »

8 Arrin Oo Qofka Shaqaalaha Ah Waqtiga Ka Lumiya

Shaki kuma jiro in waqtigu uu yahay waxa uu yahay hantida ugu qaalisan ee ruuxu haysto, haddii uu yahay qof shaqeeyana waxa aynu ku tilmaami karnaa in uu nolosha qofka yahay, laakiin waxaa jira oo weliba aad u badan sababo iyo cudur-daarro aynu ku sheegi karno tuugta waqtiga xadda, iyaga oo weliba si sibiq ah ilbidhiqsi-ilbidhiqsi iyo daqiiqad-daqiiqad u luminaya, …

Read More »

KA FAA’IIDAYSO: Casharrada Nolosha

Marar badan waxaa dhacda in aadan ku qanacsaneyn noloshaada, halka dad badan oo Dunida ku nool ku riyoonayaan noloshaada oo kale inay helaan. Wiilka Beerta jooga wuxuu arkaa diyaarad dushiisa maraysa, wuxuuna ku riyoodaa inuu duulo. Laakiin, Pilot-ka Diyaarada wada wuxuu arkaa beerta quruxda badan wuxuuna ku riyoodaa inuu guriga ku soo noqdo si nabad ah, Haddii Taajirnimadu tahay sirta …

Read More »

Maxay Cilmi Baaristu Muhiim U Tahay? (10 Sababadood)

Iyadoo aan loo eegeyn xirfaddaada aqooneed ama heerka aad ka joogto, had iyo jeer waxaa jira wx badan oo aad kororsan karto. Waa geddaas oo kale noloshaada shakhqsi ahaan. Iyadoo aan loo eegeyn waayo-aragnimada aad leedahay ama kala duwanaanshahaaga bulshada bulshada kugu xeeran hadana waxaa jira waxyaalo aadan aqoon Cilmi-baaristu waxa ay furtaa waxa aan la aqoon, waxayna kuu oggolaaneysaa …

Read More »

Sababta Marka Ay Wax Dhacaan Ay Dadku Canaanta Ugu Badan U Saaraan Dhibbanaha!!

Maxaa marka horeba adiga meeshan ku keenay?! Maxaad la qaylinaysay? Maxaa adiga qosolkaas dheer kugu kallifay?! Dharkan indhaha dadka kugu soo jeediyey maxaa kuu xidhay?! Muxuu isu difaaci waayey?! iyo su’aalo badan oo la mid ahi waxa ay ka mid yihiin hadallada sida joogtada ah dadka looga maqlo mar kasta oo ay isugu yimaaddaan ama ka sheekeeyaan dhacdo sababtay in …

Read More »

Waa maxay sababta asalka u ah Rajo-dhigida?

Alla maxaan aduunyo qanac la’aan ka jirto ku noolnahay! Qofna kuma qanacsana waxa uu heysto dunidan. qof kasta waxaa ku jira jamasho wuxuusan heysan. Maxay sidaa u tahay? Sababtoo ah waxaan jecelnahay is bar-bar dhigid & ku dayasho. Dadka qaar baa cadeynaya jirkooda si madabkoodu u noqdo Cadaan. Dad badan oo cadaana waxay rabaan inay helaan midab madow bunni ah. Kuwaa …

Read More »

Warqad ka timi Hooyo iyo Aabe oo Ku socota Ilmahoodi!!

warqad hooyo iyo aabo

Warqad ka timi Hooyo iyo Aabe Ku socota Ilmahoodi Ilmahaygi, Goortii aan gaboobo, waxaan rajeynayaa inaad i fahantaan dulqaadna ii yeelataan lacala hadaan saxamada jabiyo ama miiska maraq ku daadiyo sababtoo ah arageygi baa sii yaraanaya. Waxaan rajeynayaa inaadan igu qeylin dadka waaweyn waa xasaasi mar kasta waa ka naxaa kolki aad qeyliso. Goortii maqalkeyga daciifo oo aan maqli kari …

Read More »

Go’aan Qaadashada Habboon

Go'aan qaadashada, goaanka,

GO’AAN QAADASHADA HABBOON: Waxaa jiray laba kooxood oo carruur ah, oo ku kala ciyaaraya laba waddo uu leeyahay Tareenku. Labadaa waddo middood ayaa ahayd mid hallaysan, halka tan kale ay shaqaynaysay. Waxaa jiray kolkaa hal wiil oo ku ciyaaraayey waddada hallaysan. Kooxda carruurta ah inta hartayna waxay ku ciyaarayaan waddada shaqaynaysa ee la rabo Tareenku in uu maro. Ka soo …

Read More »

Duruusta Nolosha, Qiso Yar Oo Cajiib Ah!

Duruusta Nolosha Gabar yar oo labada gacan ku heysatay laba xabo oo Tufaax ah ayaa soo gashay qol ay fadhiyeen labadeedi waalid. Hooyadeed ayaa cod debecsan ku tiri, “Qaali, labadaada tufaax mid ka mid ah ma i siin kartaa?” Gabadhi ayaa eegtay hooyadeed, ka dibna intay ilkaha ku qabatay hal tufaax dhinac ka goosatay hadana si dhaqso ah ayay kii …

Read More »

Waa Maxay Is-Hormarin Qofeed? Maxayse Tahay Muhiimadda Ay Leedahay?

Qormada maanta aan rabo in aan usoo gudbiyo akhristayaasha waxay tahay: Waa maxay is-hormarin qofeed? Maxayse tahay muhiimadda ay leedahay? Waa maxayse tiirarka ay ku qotonto ama ku taagantahay? Muddo dheer oo aan u kuur galay hormarinta qofka (Personal development) iyo hormarinta maamulka (Administration development), waxaa iiga soo baxday in macnaha rasmiga ah ee hormarinta qofeed aysan laheyn qeexid laysku waafaqsan …

Read More »

Xidhiidhka iyo Is-Moogaysiinta W/Q: Mubarak Hadi

Waxyaabaha ugu wanaagsan ee xidhiidhka labada qof cimriya waxa ka mida is-moogaysiinta. Dad fara badan oo xidhiidh waanagsan lahaa oo lammaane leh, oo saaxiibbo leh, oo shaqo wadaag leh baa xidhiidhkoodii ku burburay kaliya in midkood uu midka kale u fiirsaday iimaha yaryar ee uu leeyahay iyo khaladaadka ka dhaca. Haddii aad uun u fiirsato wax wal oo uu samaynayo …

Read More »