Nolol Wanaag

Xaqiiqooyin Ku Saabsan Dadka Afka Gaaban (Introverts) Oo Ay Tahay Inaad Ogaato

dadka afka gaaban, afgaab, af-gaabnida, introvert,

Dabciga af-gaabnidu (introversion) waa mid ka ah dabciyada Alle ku abuuray banii-aadamka balse dadka badoonkoodu ma yaqaaniin sida loo fahmo loolana dhaqmo dadka shakhsiyadaan leh. Marka loo barbardhigo dadka furfuran ee bulshaawiga ah (extroverts), dadka afka gaaban waxay ka helaan kelinnimada. Ma ahan inay neceb yihiin ama ay ka baqayaan dadka kale ama ay yihiin dad khajilaad badan balse marka …

Read More »

Xarakaad & Ishaarooyin kuu Sahlaya Inaad Qofka Samaynaya Shucuurtiisa Fahamto

Mar kasta oo aad qof kugu cusub la kulanto waxa aad jeceshay in aad fahamto shakhsiyaddiisa iyo weliba godka ay aragtidiisu ka cabto iyo waxa uu aaminsan yahay, sidoo kale marar badan waxaa dhacda in qofka aad la kulanto, shaqo iyo si shakhsi ah midda ay doontaba ha ahaato ee, aad jeceshay in aad fahamto waxa maskaxdiisa ka dhex guuxaya. …

Read More »

Dhibta Loo Mari Karo Socodsiinta Fikiradaha Cusub, Dhakhtarkii Faraxalka Awgii Loo Ciqaabay!

Ignaz Philipp (1818 – 1865) oo u dhashay dalka Austria waxa uu ahaa dhakhtarkii taariikhda reer galbeedka ugu horreeyey ee xaqiijiya in nadaafadda gacmuhu ay qayb weyn ka qaadato caafimaadka qofka. Fikirkaas oo uu isku dayey in uu ku fuliyo dhakhaatiirtii ka hawlgelaysay Cisbitaal Dhalmada ahaa oo uu ka shaqaynayey. Sida oo kale waxa uu curiyey isku dhiska kiimikaad ee …

Read More »

Sidee U Falcelisaa Markaad Xanaadqo? Ogaal U Yeelo 4 Sirood Oo Muhiim Ah

xanaaq, cadho, qaylada badan

Sida aad u falceliso kolka aad xanaaqdo ayey cilmibaareyaashu sheegeen in ay caddeyneyso habdhaqankaaga iyo dabeecadaha gaarka kuu ah. Xanaaqu waa shucuur aan muujinno maalinba maalinta ka dambeysa. Xaaladaha qaar waxa la sheegaa in xanaaqa la maareyn karo haddiiba ay qofka ka go’an tahay. Raadadka saameynta leh ee xanaaqu nooga tago ayaa ah: dareen qanacsanaan la’aan ah, isfaham la’aan, gef, …

Read More »

Habits you can Learn from Highly Productive People

Highly Productive People

We all know a person who seems to get work done in a more productive manner and quick-paced way than us. It always leaves most of us wondering how they manage to be so highly productive. If you also find yourself asking the same question, you have landed at the right place. Here, we have discussed some of the work …

Read More »

Tips To Manage Study Stress

study stress

Dealing with study stress is crucial for maintaining overall well-being and academic success. Here are some effective ways to manage study-related stress: Create a Study Schedule: Organize your study sessions by creating a realistic and manageable study schedule. Break your study time into smaller, focused intervals with short breaks in between. This approach can help you stay on track and …

Read More »

3 Sababood Oo Gabdhuhu Uga Hadal Badanyihiin Ragga

Taariikhda ummadaha kala duwan ee dunida jooga ama soo maray waxaa ku dhereran sheeko xariireed, hal-ku-dhegyo iyo hadallo-dhaqameed si toos ah ama dadban u duraya dabeecaddaha dumarka iyo hab-dhaqankooda bulsho. Waxyaabaha si loogu duro waxaa ka mid ah hadal badnaan, iyo in dumarku aanay hadalka jarin. Taas oo inta badan dadka baadhista ku sameeyey ay ka eegeen uun in ay …

Read More »

Calaamadaha Lagu Ogaado Qofka Ku Neceb Iyo Sida Cashar Adag Loogu Dhigo

calaamadaha qofka ku neceb, dadka ku neceb

Qof kasta oo caadi ahi waxa uu leeyahay dad neceb dadka wax neceb waxaa loo qeybiyaa labo qeybood,  kuwo khatartoodu aad u yartahay oo cabbira naceybkooda si toos ah iyo kuwo khatartoodu aad u badan oo u cabbira naceybkooda si hoose oo xeeladaysan. Sababta ay kuwa qarsada naceybkoodu uga khatarsan yahiin kuwa kalena waxay tahay in mararka qaar ay iskaga …

Read More »

3 Things You Must Stop Waiting For!

1. Stop waiting for YOUR life to change You’re responsible for YOUR life.No matter how long you wait, nobody is going to walk-up to you and hand you a great life. Nobody is going to face your fears and conquer your doubts so that you can start experiencing the power of the potential you were born with. You’ve got to …

Read More »

10 Things You Don’t Need in Your Life!

The truth is we are all doing things in our lives that we need to let go of if we truly want to be happy and progress in life. It is always important to focus on the person you truly want to be. Sammie U. Aysan, Executive Assistant, Duke Energy Corporation and a LinkedIn Influencer, believes that dropping these 10 …

Read More »

Hab-Fekerka Ballaaran Waa Jidkaaga Guusha!.

Hab-fekerka Dadku waxay u qaybsamaan labo jaad, mid kastii wuxuu leeyahay hab-fikirkiisa gaarka ah. Sidaas darteed ayaan arkaynaa in qaybta hore ay u fekerayaan hab ab-looga-har ah [taqliidi], halka qaybta kale ay u fekerayaan hab-fekerka ballaaran. Fekerka kaliya meelna kuma gaarsiinkaro, dadka badankiis waxay u malaynayaan kaliya in ay fekeraan in ay ku noqonayaan qofka ugu hodansan adduunka ama in …

Read More »

How to Address Strangers in Somali!!

If you have ever traveled overseas and happened to bump into a Somali fellow in an international airport, you must have noticed his redundant friendliness. Somalis are very friendly to one another, especially when they meet abroad and people around outnumber them. Like any other language, Somali language has specific expressions and words when it comes to addressing strangers. It …

Read More »

4 Calaamadood Oo Ku Ogaan Karto Inaad Maskax Ahaan Korayso Iyo Inkale

Sidee qofku ku ogaan karaa inuu garaad ahaan koray?Waxaa jira siyaabo badan oo aan ku ogaan karayno inaan jir ahaan korayno, ruux ahaan aan korayno laakiin garaad ahaan inaad korayso maxaad ku ogaan karaysaa Kolka aad is tidhaahdo ka bax goobadii (circle) aad horay ugu jirtay, oo aad xagga isbaddelka hal tallaabo horay u qaaddo, waxa judhiiba kugu soo kulmaya …

Read More »

Waxa Aad Sawirkan Ku Aragto Ayaa Sheegi Kara Nooca Hooggaamiye Ee Aad Noqon Lahayd?

Sawirradu waxa ay ka mid yihiin waxyaabaha ugu badan ee siri kara indhaha, waxaa marar badan dhacda in shay aad garanaysaa uu sameeyo sawirka ama humaagga wax kale oo aad uga duwan.Haddaba waxaa jira dad iyagu ka shaqeeya humaaggaas ay maskaxdu sawiranayso iyo xaaladda nafsadeed ama dabeecadda qofka. Tusaale ahaan humaagga koowaad ee indhahaagu ka qaataan waxa ay arkayaan, ayaa …

Read More »