Nolol Wanaag

Erayo Qalbiga Taabanaya Oo Aabe Wanaagsan Uu Wiilkiisa Kula Dardaarmay

Aabe wanaagsan, waalidka, dardaaran waalid, dardaaran aabo,

Aabe wanaagsan oo dardaaran siinaya wiilkiisa: Inagga oo mar kasta diyaar u ah in uu gudanno waajibaadka naga saaran saaran akhristayaasheenna ee ah in uu wixii faa’ido u leh nolosha iyo maskaxda aynula wadaagno waxa aynu dardaarankan qiirada badan ka soo turjunay shabakad Carabi ah, si faa’idadiisa ay bulshadu u wada wadaagto. Aabahan Carbeed markii uu arkay in da’i hayso …

Read More »

Sawirka Aad Muuqaalkan Moodo Ayaa Sheegaya Qofka Aad Tahay!!

Qof kasta oo laxaadka aragga qabaa waxa uu arkaa muuqaallo humaag ku jiro oo marka u horreysa ee uu eego maskaxdu sawirro kala duwan ka qaadato. Waaba sida kurtinkii, bahalka ula ekaaday Cigaal Shidaad, ama xiddigaha qolfoofka neefka Geela ah inoola ekaaday ee aynu u bixinnay awrka cirka. Laakiin hadda arrinta cusubi waxa ay tahay xeeldheereyaasha oo sheegay in hadba …

Read More »

Introvertion: Signs, Benefits And Misconceptions

introversion, signs introvert,

Introversion is a personality trait characterized by a preference for solitude and a tendency to draw energy from within oneself rather than from external social interactions. It is important to note that introversion is a normal and natural variation in personality, and it should not be confused with shyness, social anxiety, or other psychological conditions. Signs of Introversion: Preference for …

Read More »

Haddii Aad Isku Aragto Daal & Burbur Joogto Ah, Arrimahan Ayaa Sabab U ah!

daal iyo burbur, daalka badan,

Hurdo yaraantu ma’aha sababta keliya ee jidhka tamarta ka qaadda, daal iyo burbur joogto ahna maalintii ku reebta, balse waxaa jira ficillo si fudud isaga yimaadda iyo kuwo muhiim ah oo aynu dayacno oo sabab u noqda daal jidh ahaan iyo maskax ahaanba dhibaato innagu keeno,  qormadan  waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah dabeecadaas. Jimicsi la’aanta Iska jir: …

Read More »

4 Arrimood Oo Guusha Kugu Hagaya!

guul, guusha

Guushu kuma timaaddo mucjiso iyo sixir midna, balse waa midhaha dabiiciga ah ee ka dhasha dhaqangelinta iyo dadaalka joogtada ah ee arrimo aasaasiya. Jim Rohn ayaa qormo ay baahisay shabakadda majaladda ‘Success’ waxa uu ku yidhi, ‘Hore ayaa aan u idhi guushu waa daraasaynta waxa muuqda – laakiin mararka qaarkood waxa aynu u baahannay cid ina xasuusisa, isla markaana ina …

Read More »

10 Xeeladood Oo Aad Dareenka Qofka Ku Kasban Kartid Kulanka Koobaad

dareenka qofka, kulanka koobaad, dadka

In la fahmo tilmaamaha jidheed, caqli, dareen-celineed iyo bulsho ee qofku waa arrin u baahan daraasayn iyo in la joogteeyo la dhaqankiisa, waana waxa ay khubarada cilminafsigu ugu yeedhaan shakhsiyadda ama qofnimada qofka. Waana waxa marka xidhiidhka bulshada ay timaaddo lagu kala sooci karo laba shakhsi, laguna kala fadili karo. Aragtida koowaad waxa ay ka mid tahay furayaasha fahamka shakhsiyadda …

Read More »

Asbaabaha Dadka Caqliga Badani Ay U Jecel Yihiin Gooni U Joogga

dadks caqliga badani

Kelinimada (loneliness) waxaa lagu macneeyaa qofka oo bulshada ka fuquuqma. Dadku waxay ku nolaan nolol ay keligood yihiin iyaga oo aan dareemin cidlo ama iyagoo ku nool nolol ay bulsho badani ku hareeraysan tahay ayay haddane dareemi karaan kelinimo. Daraasad lagu daabacay Joornaalka cilmu-nafsiga ee Biritan ayaa lagu sheegay in dadka fariidada ah aysan farxad badan ka helin marka ay …

Read More »

Wax Ka Baro Caadooyinka Qoraayo Magaca Ku Helay Qoraalka, Qeybtii 2-Aad

Henry Miller (1891 – 1980): waa qoraa iyo farshaxan qoray in ka badan 80 buug oo u badan sheeko-faneed iyo waayo u joog. Miller waxa uu caan ku ahaa habqoraal uu isagu curiyey, laakiin dabadii qoraayo badani isticmaaleen. Waxa uu ka baydhay hannaankii qoraal ee soo jireenka ahaa, waxa aanu curiyey hab isku badhaxa sheekada, taariikh-nololeedka, naqdiga bulsho, hab-fikirka falsafadeed …

Read More »

Aabe Waaya Arag Ah Oo Talooyin Dhaxalgal Ah Siinaya Wiilkiisa

talo waalid, dardaaran waalid

Qormadan oo aynu Afsoomaali usoo rognay waxa ay ka warramaysaa aabo waayo arag ah oo dardaaran dhaxalgal ah u guntaya wiilkiisa oo noqday gaashaan qaad markaas dunidu u furantay oo diyaar u ah in uu bulshada dhex galo masuuliyadda noloshiisana dusha u rito – “Wiilkaygiiyoow, marka keliya ee ay tahay in aad feedh iyo gacan adeegsataa, ha noqdo mar aad …

Read More »

Caadooyin Xirfad Darro Oo Ay Dadku Kugu Nici Karaan, Keeni Karana In Shaqada Lagaa Eryo

xirfad darro, caado, shaqo, shaqada, xafiis

Maadaama oo xidhiidhka bulshadu uu muhiim u yahay gudashada dhammaan waajibaadka shaqo ee qofka saaran, waxaa qasab noqonaysa in aynu wax iska weydiinno caadooyinka iyo habdhaqannada laga yaabo in dadka aynu la macaamilaynaa dhibsadaan ama sababa in ay qalad ka fahmaan shakhsiyaddeenna. Qormadan waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah caadooyin ay qortay shabakadda caanka ah ee Business Insider …

Read More »

Wax Ka Baro Caadooyinka Qoraayo Magaca Ku Helay Dhigaalka, Qeybtii 1-Aad

Haddii aad raadinaysay talo kugu hagta in aad noqoto qoraa waxsoosaar badan leh, wax badan ayaad ka baran kartaa cadooyinka maalinlaha ah ee dadkii magaca ku helay dunida qoraalka. 1. Stephen King (1947 –– Nool) Waa qoraa Maraykan ah oo soosaaray in ka badan 50 buug. Buugtiisa waxaa laga iibsaday in ka badan 350 milyan oo nuqul, badankoodana waxaa laga …

Read More »

Caadooyin Lagu Noqdo Qof Haybad Leh Oo Si Weyn Loo Ixtiraamo

haybad, xushmad,

Haybaddu ma’aha wax qofku uu gacantiisa ku haysto ama ku soo dhasho balse waa wax uu kasbado oo weliba dadaal iyo karti badan kadib uun ay tahay marka uu dadka ku abuuri karo shucuurta ah in uu muhiim yahay ama in uu haybad iyo xushmayn ka mudan yahay. Waxaa jira qof marka uu gole soo fadhiisto ama madal uu soo …

Read More »

Cillado Haddii Aan Gaadhiga Laga Hagaajin Khatar Wayn Ku Keeni Kara

Baabuurtu waxa ay ka mid yihiin gaadiidka aadamuhu u samaystay in uu u sahlo isu socodka, kana furto dhibta badan ee waayadii hore ka jiri jirtay adeegsiga gaadiidkii dabiiciga ahaa ee fardaha iyo awrtu ka mid ahayd. Inta badan gaadiidkaas hore ee dabiiciga ahaa waxa ay heli jireen daryeel badan, dadka adeegsadaana waxa ay ku qanacsanaayeen in uu yahay nafley …

Read More »