Health

Sababta Ay Xeeldheerayaashu Uga Taliiyaan In Laga Fogaado Cabista Shaaha Caloosha Oo Maran

caloosha maran, shaaha,

Shaahu wuxuu ka mid yahay cabitaannada loogu jecel yahay dunida, dad badanna waxa ay maalintooda ku bilaaban koob shaah ah, balse ma ogtahay sababta ay xeeldheereyaasha caafimaadku uga digaan in shaaha la cabbo caloosha oo maran? Inkastoo shaahu uu leeyahay faa’idooyin caafimaad sida awoodda sun-saarista tan oo jirka ku caawisa siduu isaga saari lahaa wixii aan nacfi ugu jirin iyo …

Read More »

Cillada U Dulqaadasho La’aanta Laktoos (Lactose Intolerance)

lactose intolerance

U dulqaadasho la’aanta laktoos (lactose intolerance) waa cillad ku dhacda dheefshiidka taas oo timaada marka calooshu ay burburin kari weydo sonkorta “lactose” ee ku jirta caanaha.   Dadka qaba cilladan waxaa jirkooda ka maqan dheecaanka “lactase” kaas oo mila sonkorta “lactose” ee caanaha ku jirta si jirku tamar ahaan uga faa’idaysto. Markasta oo qofka uu sii weynaado, dheecaankani hoos ayuu u dhacaa, …

Read More »

Faaidooyinka Faytamiin D Iyo Ilaha Ugu Fiican Ee Laga Helo

Warbixin caafimaad oo Shabakadda Aljazeera ka soo xigatay majaladda Elle ee ka soo baxda dalka Jarmalka ayaa soo bandhigtay faa’idooyin dhowr ah oo laga helo faytamiin D-ga. Warbixintaas waxa ay hoosta ka xariiqaysaa shan faa’ido oo waaweyn oo uu Faytamiinkani u leeyahay caafimaadka waxa aanay kala yihiin: Wadne Xanuunka: Faytamiin D waxa uu ilaaliyaa jileeca xididdada iyo halbawlayaasha dhiigga qaada, …

Read More »

Xusuusta Xun Waa La Kala Dhaxlaa

Cilmibaadhiso kala duwan ayaa lagu ogaaday in ubadku ay xusuusaha xanuunka leh ka dhaxlaan waalidkood. Mid ka mid ah daraasadaha oo ay samaysay jaamacadda Emory University ee Maraykanka ayaa ay cilmibaadhayaashu tijaabo ku sameeyeen jiir. Nooc ka mid ah khudradda (Cherry) ayaa loo soo dhoweeyey jiirka, isla markii uu uriyeyna waxaa lagu qabtay koronto (Shoodh) aad u xanuunjisay. Maskaxdii jiirku …

Read More »

Qaababka Beerka Looga Sifeeyo Sunta Iyo Wasakhda

cuntooyinka beerka

Beerka waxa uu ka mid yahay xubnaha ugu muhiimsan nolosha noolaha oo dhan, waxa uu qabtaa shaqooyin dhammaantood lagama maarmaan ah. Shaqooyinkaas waxaa ka mid ah burburinta haemoglobin-ta, insulin-ta iyo  hormoonno kale, baabi’inta unugyada dhiigga cas ee duqoobay, sunsaarista dhiigga, kaydinta faytamiinnada iyo xadiidka iyo soo saarista dheecaanka bayl oo muhiim u ah cunno shiidista. Tan ugu muhiimsan waa inuu …

Read More »

Waa Maxay Kansar? Sidee Buu Se Ku Faafaa?

waa maxay kansar?

Magaca kansar waxa loo isticmaalaa in kabadan 100 cudur oo ka dhasha tarmidda unugyada jirka oo utarma si aan caadi ahayn. Unugyada caadiga ah sidee bey ushaqeeyaan? Jirka waxa uu ka kooban yahay unugyo ka badan tirilyan, unugyaduna waa kuwa kora, oo qeyb sama, waxay na ku dhintaan si habsami ah, xiliga bani aadamka uu yar yahay unugyada waxay u tarmaan …

Read More »

Talooyin Caafimaad Oo Muhiim U Ah Hooyada Uurka Leh

talooyin caafimaad, hooyada uurka leh,

In hooyadu xilliga uurka ay si fiican u daryeesho caafimaadkeedu waxa ay ku abuurtaa shucuur raaxo oo nafsiya waxa aanay horseeddaa in ilme caafimaadkiisu fiican yahay ay dhasho. Qormadan oo aynu soo turjunay waxa aynu ku eegaynaa talooyin muhiim ah oo ay dhakhaatiirta ku xeeldheer xaaladahani sheegeen in ay caawinayaan hooyada uurka leh. Jimicsiga: Jimcsiga ay hooyada uurka lihi samaysaa …

Read More »

Shahwada Oo Dhiig Yeelata: Sababaha Keena Iyo Hababka Loo Dabiibo

shahwada oo dhiig yeelata, dhiiga

Shahwada oo yeelata dhiig (hematospermia) waxay ragga galisaa cabsi iyo walwal. Balse nasiib wanaag maahan shay keeni kara khatar caafimaad oo aad u wayn. Ragga kayar 40 sano oo aan lahayn wax calaamado ah ama aan isku arag waxyaalo kale oo cabsi galiya hadii ay shahwadoodu dhiig yeelato maahan inay cabsadaan ama wal walaan, waayo xaaladani kuma ahan khatar caafimaadkooda …

Read More »

Dadka Aan Loo Ogolayn Qorfaha & Sababaha Loogu Diidayo

qorfaha

Qorofalku (Qorfuhu) waxa uu ka mid yahay xawaashyada ugu caansan dunida oo dhan, urtiisa oo aad u udgoon laguna tilmaamo in ay nafta xasiliso ayaa ka mid ah sababaha lagu jeclaaday geedkan. Laakiin urta iyo dhadhanka fiican ee uu sameeyo oo keliya ma’aha sirta ku jirtaa, balse waa dawo hodan ku ah maaddooyin badan oo caafimaadka aad u caawiya. Si …

Read More »

Xaaladaha Caafimaad Ee Ka Dhasha Dharagta Xad Dhaafka Ah

dharagta xad dhaafka ah, calool xanuun

Dharagta xad dhaafka ah waa arin khatarteeda leh, halisna gelin karta noloshaada. Dadka la nool cilladaan waxey had iyo jeer ay si qarsoon ugu dhuuntaan cunnada ayagoo si xad dhaaf ah isu dherjiya. Marka ay is dherjiyaan waxey isku dayaan iney is matajiyaan mararka qaar. Dadka qaar waxaaa suurta gal ah iney joogta ka dhigtaan iney is hunqaaciyaan ama ay …

Read More »

Calaamadaha Cillada Argagax Qabadka (Panic Attack) Iyo Dadka Khatarta Ugu Jira

argagax qabadka

Argagax Qabadka: Xaalada argagaxa waa dhacdooyin daran oo qofka uu aamino iney ku soo wajahan tahay arin khatar ah ayadoo aysan jirin wax khatar ah, xaalada argagaxa waxay sababi karta inuu qofku aamino inuu dareemayo qabad. Hadii aan la daweeyn xaaladaan waxay ku kalifeysaa qofka qaba inuu ka fogaado hawlaha dibadda, ayadoo ay sababtuna tahay inuu ka cabsanaayo inuu dareemo …

Read More »

Biyaha Oo La Badsado Waxaa Laga Helaa Faaidooyinkan

biyaha jirka, oonka haraadka,

Ilaahay wuxuu biyaha ka dhigay nolosha noolaha oo idil, waxaa intaa sii dheer in jirka biniaadanka boqolkiiba 60% uu biyo ka samaysan yahay, muhiimna u yahay shaqo kasta oo jirka ka dhaco. Haddii biyaha jirka ku yaraadaan waxaa ka dhasho xanuuno badan oo la soo tira koobi karin, hadduu fuuqbax dhacane waa halis qofka u dhiman karo. Inkastoo aan faa’idada …

Read More »

Faaidooyinka Waaweyn Ee Liin Dhanaanta Iyo Xanuunada Ay Ka Hortagto

faaidooyinka liin dhanaanta

Sida ay aaminsan yihiin taariikhyahannada Carabtu magaca liin dhanaanta loogu yaqaanno Afka carbeed ee Laymuun waxa uu asal ahaan ka soo jeedaa luuqadda Persians ka waxa aanu macnihiisu yahay jidhka oo laga nadiifiyo suntan iyo ka hortagga cudurrada. Dr. Majdi Badraan oo ah dhakhtar ku xeel dheer caafimaadka carruurta xubinna ka ah jimciyadda dhakhaatiirta xasaasiyadda iyo hab-dhiska difaaca  ee dalka …

Read More »

Kansar, Khatar Ma Dhalaysnimo, Xanuunnada Wadnaha Iyo Beerka Iyo Cillado Kale…. Fadlan Iskajir Biyaha Caagadaha

biyaha, caagada,

Iska jir cabbitaanka Biyaha warshadaysan ee Caagadaha, gaar ahaan xilli kulaylaha. Waxaa ka digtay cilmibaadhis cusub oo lagu ogaaday in cimilada kulul, gaar ahaan qorraxdu ay raad taban ku yeelato maaddooyinka kiimikaad ee biyo sixaha (Looma jeedo magac shirkadeed), taasina ay abuurto khataro caafimaad. Cilmibaadhiso hore ayaa lagu ogaaday, in biyaha caagadda ee warshadaysan ay la socdaan maaddooyin kiimikaad oo …

Read More »