Mooska wuxuu ka mid yahay khudaarta ugu badan ee dalkeena laga helo, isla markaana qiimo ahaan ugu jaban. Haddii aad ogaato faa’iidooyinka caafimaad ee mooska, waxaa hubaal inay isbeddeli doonto habka aad u aragto. Wuxuu dhisaa awoodda: Mooska wuxuu dhisaa awoodda qofka. Cilmi-baaris ayaa xaqiijisay in 2 xabo oo muus ah inay ku siinayaan awood u dhiganta 90 daqiiqo oo shaqo …
Read More »