Health

13 Tallaabo Oo Hadaad Joogteyso Aad Ku Helaysid Caafimaad Buuxa

waxa loo baahan yahay iyada oo aan marnaba wixii Allaah kuu qadaray anaad ka baxsanayn oo uu ku haleelaayo, hadana in uu Qofku ku dedaalo daryeelka Caafimaadka Jidhkiisa, arimahan soo socdaana waxay kaa taageerayaan ilaalinta Caafimaadkaaga hadii ilaahay kuu qadaro arimahaan ay daryeelmagazine.com idiin hayso waxa kamid ah: 1- ka fogow Sumaha cad ee saddexda ah: Sumaha cad ee saddexda …

Read More »

Maxaa Keena Dhididka Badan Sidee Se Looga Hortagi Karaa?

Dhididka ka yimaada jidhka waa hab dabiici ah isla markaana qabooja jidhka laf ahaantiisa,waana cusbada jidhka ku jirta ee saaidka ah in uu ruuxa dibada u saaro. Dhididka dhaafsan baahida jidhka waa dhibaato dadka qaar ay qabaan marka loo eego caafimaad ahaan,waa xaalad riyo guud sameysa malaayiin ruux. Dhididka inta badan waxa uu ku lug leeyahay calaacalaha, cagaha,iyo kilkilaha. Dadka …

Read More »

Cunista Basbaaska (Qajiga) Iyo Caafimaadka

Basbaasku wuxuu ka mid yahay dhirta lagu darsado cuntada, dhirtaa waxaa ka mid ah kuwa udgoon iyo geedo yaryar sida xawaashka toonta iyo kuwa kale. qaar ka mid ah waxey leeyihiin dhadhan fiican waxaana guri walbaa laga helaa jikada . Basbaasku waa geed kulul qudaarta ayuuna ka mid yahay , wuxuuna caan ku yahay in lagu socodsiiyo cuntada. Keligii lama …

Read More »

Faaiidooyinka Sanjabiisha & Xanuunada Ay Daawayso

Sanjabiil,faaiidooyinka sanjabiisha,sinjibiil

faaiidooyinka sanjabiisha Sanjabiil waa geed caleemo yar yar leh oo la beerto. midhahiisa wuxuu ku sameystaa jirrida hoose waa sida lowska oo kale dherer ahan kama weyna sida uu u baxo bariiska ,marka aad aragto kama duwana dhirta kale ee caadiga ah, Caalamka oo dhan ma jirto wadan aan laga isicmaalin sajnabiisha heerer kal duwanna waysoo martay hadaba warbixintan kooba …

Read More »

Sababta Dadka Qaar Ay U Sheekeeyaan Marka Ay Hurdaan

Daraasad cilmi ah oo dhawaan la soo saaray ayaa sheegtay in hadalka uu qofku hadlo marka uu hurdo ay badanaaba keenaan sababo ay kamid yihiin isku buuqa (Stress) iyo cabsi uu qofku ka qabo arin maskaxdiis ka dhex guuxaysa, tani oo ka dhigta maskaxda qofku inay u adkaysan kari waydo cadaadiska uu hadalkani ku hayo kadibna uu qofku hadlo ama …

Read More »

Wadna Xanuunka (Heart Attack)

Wadnuhu sida aynu wada ogsoonahay  waa (vital organ) ama waa machiinka uu biniaadamku ku noolyahay waa qaybiyaha dhiiga ,wuxuu ku yaalaa wadnuhu badhtanka laabta feedhaha dabadooda dhinaca bidixdana u raacsan ilaa 9cm, wuxuu ka koobanyhay 4 chanber laba midiga iyo laba bidixa, wadnuhu wuxuu  jidhka siiyaa dhamaantii dhiiga oxeygen ta xanbaarsan, wuxuu ka koobanyahay wadnuhu sadex dabaqadood buu ka koobanyhay, …

Read More »

10 Cunto Oo Cayilka Rida

Qormadaan oo uu qurbo magazine ka soo xigtay wargeysyo caalami ah oo kala duwan waxa uu akhristayaashiisa ugu soo bandhigayaa qaybo ka mid ah cuntooyinka aynu cunno, gaar ahaan cuntooyinka lagu yaqaanno in ay cayilka yareeyaan oo ay khubarada ku xeel-dheer cilmiga cuntada iyo faa’idada ku jirtaa caddeeyeen in ay miisaanka dhinto. Boorashka: Boorashku waa cuntada ugu fiican ee ay …

Read More »

Digniin Caafimaad: Roosetadu Sun Ayay Ku Tahay Bishimaha

Qaar kamid ah waxyaabaha la isku qurxiyo ee agteenna laga jecelyahay waxay wataan maadooyin kiimiko ah oo waliba dhib gaysanaysa .. Waxaa kamid ah haddaba waxyaabahan la isku qurxiyo rooseetada ama guduudsiga bishimaha, hadba qofku siduu uyaqaano .. WAXYAABAHA QARSOON EE UU KA SAMAYSANYAHAY AF CASEEYUHU: • Methylparaben Waa mid kamid ah maadooyinka qaybta ka ah lagana sameeyo waxyaabaha la …

Read More »

Faaidooyinka Ukunta Ama Beedka Digaaga

Cunista beedka waxay kor u qaaddaa caafimaadka qofka. Haddii aanu qofku jeclayn inuu cuno beedka ama ukunta waxa jira cilmi-baadhiso sababaynaya in ay faa’iido u tahay qofka inuu cuno beedkaas, haddaba dhowrkaan arrimood waxay kuu faa’iidaynaya inaad joogtayso cunista beedka.  1.      Qofka beedka cunaa waxa uu ka badbaadaa faaliga iyo wadne-xannuunka:  Waxa jiray odhaahyo tilmaamaya haddii qofku caadaysto cunista beedka …

Read More »

10 Tallaabo Oo Ku Heli Karto Caafimaad Taam Ah Iyo Nolol Farxad Leh

Hadii aad doonayso in aad nolol caafimaad leh ku noolaato waa in aad ka taxa dartaa wax yaabaha saamayn ku yeelan karaa naftaada oo dhibaatooyin caafimaad daro u keeni kara. Jirka beni adamka waxa uu leeyahay waxyaabo ka difaaca dhibaatada cudur ee ku imaan karta, laakin mar kasta difaca jirkaada ma noqonaayo mid si wanaagsan u shaqaynaaya hadii aadan isku …

Read More »

Maxaa Xal U Ah Hurdo La’aanta?

Arima kala duwan ayaa suura gal ah inay saamayn ku yeeshaan Hurdadaada laga soo bilaabo Daal iyo ilaa Tiiraanyo ilaa iyo isbedella yaryar oo ku yimaada Hawlahaaga Maalin laha ah, hadaba hadii ay kula tahay ama aad dareemaysid inaad waayayso Hurdadaada Habeen degan waxa kula gudboon inaad ku kacdo talooyinka Habeenkaa ama aadba caado ka dhigto markaad ka baqdo Hurda …

Read More »

Sokoroow ma qabtaa mana soomantahay!! (XALKA HOO)

Dadka cudurka macaanka ama Sokoroowga qaba waxaa inta badan la arkaa inay culeys caafimaad la kulmaan hadii ay soomaan, sidaas awgeed ayaana loo jideeyay inay iska dhaafi karaan soonka si ay u daryeelaan caafimaadkooda. Marka qof Sokoroow qaba uu ku adkeysto inuu soomo ayaa waxaa dhici karta inay dhibaatadu kusii laba jibaaranto. Waxaana gaar ahaan bukaanada heerka koobaad ee Sokorowga …

Read More »

Faa’idooyinka Caafimaad Ee Sabiibku Uu Leeyahay

Allaha na abuuray ayaa ku mahadsan nicmooyinka uu na siiyay geed kasta Alle abuuray wuxuu leeyahay waxyaalo u gaar ah oo loogu tala galay khalqiga inay ka faa’idaystaan,  sabiibku waa canab la qallajiyay Dr. Maxamed Cilmi Oo Ku Xeel Dheer Dawaynta Dabiiciga Ah, Buurnida Iyo Dhuubnimada, Isla Markaana Ka Tirsan Jimciyadda Maraykanka Ee La Dagaallanka Buurnimada Ayaa Shaaca Ka Qaaday In …

Read More »

11 Sababood Oo Kugu Qasbaya Inaad Ka Fogaatid Sharaabka Soodhaha

Sharaabka la cabo ee soodhaha leh ayaa hadii aad loo badsado (3 xabo ama wax ka badan maalinkaste) cabitaaniisa waxa uu dhibaatooyin badan u leeyahay jidhka binu aadamka iyo waliba cirridkiisa, hadaba dhibaatooyinkan  ayaa waxa laga qaada hadii aad si xad dhaaf ah u cabtid sharaabka noocan ah. Iyada oo uu ka kooban yahay sharaabkani curiyayaasha loo yaqaano phosphorus and …

Read More »